Position Paper: XUKUUMADDA MARAYKANKU WAA IN AY JOOJISAA DAGAALKA DHINACA
WARBAAHINTA EE TALISKA CIIDAMADA MARAYKANKA EE AFRICOM KU HAYA SHACABKA IYO
DALKA SOMALILAND
Ku: Mudane
James P. McAnulty, Safiirka Maraykanka Somalia
Commander of U.S.
Africa Command headquartered in Stuttgart, Germany
Deputy to the
Commander for Civil-Military Engagements (DCME)
Og: Mudane
Mohamed Behi Younis Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland
Taar:
Sun, Sep 1, 2013
Mudanayaal Safiir Mudanayaal,
Anagoo ah dhaqdhaqaaqyada dimuquraadiyad
doonka ah ee Somaliland kana kooban jilayaasha aan duwaliga ahayn, ururada
bulshada rayidka ah iyo difaacayaasha xuquuqda aadamiga waxanu si wadajir ah
ugu midownay diidmada adag ee aanu kaga soo horjeedno weerarada dhinaca
warbaahinta ee ay sida joogtada ah ugu gaysto mareegta Sabahionline
oo ay leedahay xukuumada Maraykanku iyada oo maalgalinta toos uga hesha Taliska
Ciidamada Maraykanka ee Qaarada Afrika (AFRICOM).
Sida ku qoran barta
internetka ay ku leedahay mareegtani http://Sabahionline/en_GB/pages/about
Muhimadeeda
waxay ku sheegeen “mareegta sabahioline waxa maalgaliya Taliska Ciidamada
Maraykanka ee Qaarada Afrika Africom, oo ah Talis Ciidan oo masuul ka ah
taageerida iyo xoojinta dadaalada dalka Maraykanku wado ee joogtaynaya degenaanshaha,
iskaashiga iyo horumarinta Qaarada Afrika.” Iyagoo hadafkoodana ku sheegay “Hadafka
Sabahionline
waa in uu bixiyo wararka Geeska Afrika si sax ah, dheellitiran, horumarna ku
aaddan. Waxaa loo naqshadeeyey in uu aqristayaasha gobolka siiyo kob ay uga
baxsadaan war ballaaran oo ku saabsan deganaanta mustaqbalka ee gobolka, iyo in
uu sahlo wadahadal ku saabsan mawduucyada kala duwan ee saamaynta ku leh
gobolka.”
Nasiibdaro, waxa noo cadaatay in mareegta Sabahionline, adeega warbaahineed ee ay bixiso ay lid
ku yihiin ujeedada iyo hadafka ay u abuuran yihiin gaar ahaan marka loo eego dagaalka
dhinaca warbaahinta ah oo ay si joogto ah kula jirto rabitaanka madaxbanaanida
iyo xaqa aayo ka tashiga eee afarta milyan ah ee muwaadiniinta Somaliland iyo
dalkooda dimuquraadiga ah. Dadaalkooda
Mudane
Safiir, dhaqdhaqaaqyada dimuquraadiyad doonka ah ee
Somaliland kana kooban jilayaasha aan duwaliga ahayn, ururada bulshada rayidka
ah iyo difaacayaasha xuquuqda aadamiga Somaliland waxay xogogaal u noqdeen mareegta
warbaahinta bulsho ee Sabahionline
hamuunta ay u qabaan burburinta iyo sumcad dilida Jamhuuriyada Somaliland,
waxay ku tumatay dhamaan anshaxa iyo milgaha warbaahinta ee ku xusan axdiyada
caalamiga ee warbaahinta.
Anagoo si qoto dheer u og in dalkayaga Somaliland iyo dalka Maraykana wada
leeyihiin xidhiidh iyo iskaashi buuxa oo ay dhinac uga soo wada jeedaan la
dagaalanka argagixisada, taasi oo sababtay in xoghayihii hore ee Arimaha Dibada
Maraykanka u qaabilsanaa Qaarada Afrika Ms. Jandiy Frazer in ay booqasho rasmi
ah ku timaado caasimada Somaliland iyadoo kulan rasmi ah kula qaadatay
caasimada Somaliland madaxwaynihii hore ee Somaliland Mud. Daahir Rayaale
Kaahin.
Mudanayaal, waxanu hoosta ka
xariiqaynaa in Dambiyada dhinaca warbaahinta ee mareegtani ku hayso shacabka
Somaliland iyo dalkooda qaar la mid ah laga soo helaynin guud ahaan warbaahinta
madaxabanaan iyo tan xukuumadaha ee ka soo baxda dunida guudkeeda. Tusaalayaal
kooban hadaanu idinka siinona waxa ka mid ah:
- Waxay ugu yeedhaa dalka Somaliland ‘gobol’ halka guud ahaan warbaahinta dunidu ugu yeedhaan Jamhuuriyada is magacawday ee Somaliland, ama dalka aan la aqoonsan ee Somaliland, sidoo kale mareegta Sabahionline waxay ugu yeedhaa xukuumada sida dimuquraadiga ah shacabka Somaliland u doortay ‘maamul gobol’
- Waxa kale oo layaab nagu noqotay in marka mareegta Sabahionline ay ka soo xiganayso war ama maqaal warbaahin kale oo iyadu aan ugu yeedhin omaliland gobol Sabahionline ma hilmaanto warka ama maqaalka ay soo xiganayso in ay galiso kelmada ‘gobol’
- Kormeerayaasha Xuquuqda Aadamiga Somaliland oo si joogto ah u diiwaangaliya dhacdooyinka la xiriira warbaahintu waxay diiwaangaliyeen xadgudubyo mareegta Sabahionline ay warar been ah oo lid ku ah shacabka iyo xukuumadooda dimuquraadiga ah ee Somaliland. Waxana ka mid ah:
Mareegta Sabahionline ayaa baahisay warar been ah oo aan halkan lagu soo koobi Karin waxana ka mid ah
July 08, 2013 Turkey hosts Somalia, Somaliland region unity talks
April 14, 2013 Soomaaliya iyo gobolka Somaliland oo sii waday wadahadalka
Dhaqdhaqaaqyada
dimuquraadiyad doonka Somaliland waxay mudane Safiir adiga iyo madaxda
wasaaradaha arimaha dibada iyo difaaca maraykanka ka rabaan in ay uga jawaabaan
su’aalahan:
- Weerarada joogtada ah ee dhinaca warbaahinta ee mareegta Taliska Ciidamda Maraykanka Afrika ee Sabahionline ay ku hayso shacabka Somaliland iyo dalkoodu, ma waxay ka mid tahay siyaasada Maraykanka ee ku aadan dalka Somaliland
- Mise waa cadaawad hawlwadeenada mareegta Sabahionline u gaar ah oo ay u hayaan shacabka iyo dalka Somaliland,
GABAGABO:
Dhaqdhaqaaqyada Dimuquraadiyad doonka ah ee Somaliland waxay
aaminsan yihiin in dagaalka dhinaca saxaafada ah ee mareegta Sabahionline ku hayso
shacabka Somaliland iyo dalkooda dimuquraadiga ah haddii aanay madaxda
xukuumada Maraykanka gaar ahaan Wasaaradaha Difaaca iyo Arimaha Dibadu aanay
wax ka qaban waxay horseedi doontaa nacayb ay shacbiga Somaliland u qaadaan Maraykanka
iyo danihiisa gobolka.
Sidoo kale waxanu ugu baaqayna xukuumada Madaxwane Siilaanyo in arintan
fiiro gaar ah siiyaan.
Suleiman Ismail
Bolaleh, Chairman of Horn of Africa Human Rights Watch Committee
(HornWatch)
Coordinator of this Position Paper (email: xuquuq@gmail.com, hornwatch@yahoo.com)
(The signatories list)
SOMALILAND IMPARTIAL HUMAN RIGHTS GROUPS
|
||
1.
|
Horn of Africa Human Rights Watch Committee
(HORNWATCH)
|
|
2.
|
Activist Network for Disabled Persons (ANDP)
|
|
3.
|
Ubah Social Welfare Organization (USWO)
|
|
4.
|
Disable Children Association (DCA)
|
|
5.
|
Somaliland Youth Voluntary Organization (SOYVO
|
|
6.
|
Barako Women Organization (BARAKO)
|
|
7.
|
UnitedTogdheer Women Umbrella (UNITA)
|
|
8.
|
Togdheer Youth Voluntary Organization (TOGOYOVO)
|
|
9.
|
Naaso-Hablood Handicap Association (NAHA)
|
|
10.
|
Daami Youth Development Organization (DAYDO)
|
|
11.
|
Welfare Tumaal Organization (WAAB)
|
|
12.
|
Tumaal Development Foundation (TDF)
|
|
13.
|
Women Minority Organization (ISIR)
|
|
14.
|
Somaliland Culture and Sport Association (SOCSA)
|
|
15.
|
Somaliland Journalist Association (SOLJA)
|
|
16.
|
Community concern Somalis (CCS)
|
|
17.
|
Saaxil Handicap Organisation (SHO)
|
|
18.
|
Voluntary Youth Organization (VAYS)
|
|
SOMALILAND UNIVERSITIES
|
||
19.
|
University of Hargeisa
|
|
20.
|
Amoud University
|
|
21.
|
Berbera Marine University
|
|
22.
|
University of Burao
|
|
23.
|
University of Erigavo
|
|
24.
|
Golis University
|
|
25.
|
Admas University
|
|
MEMBER ORGANISATIONS OF NAGAAD WOMEN
UMBRELLA
|
||
26.
|
Agriculture Development Organization (ADO)
|
|
27.
|
Alkownin Women Voluntary Organization
(ALKOWNIN)
|
|
28.
|
Agriculture Rehabilitation and Women in
Development (ARWO)
|
|
29.
|
Association for the Somaliland Women's
Advancement (ASWA)
|
|
30.
|
Aw Barkhadle Women Development
Organization (AWDO)
|
|
31.
|
Ayaan Women's Development
Association (AYAAN)
|
|
32.
|
BarwaaqoLakulan Women
Association (BAKWA)
|
|
33.
|
Barwaqo Voluntary Organization
(BVO)
|
|
34.
|
Candlelight for Health and
Education (CLHE)
|
|
35.
|
Committee for Concerned Somalis
(CCS)
|
|
36.
|
Dareen Rural Relief &
Development (DAREEN)
|
|
37.
|
Dulmar for Women's Development
Advocacy and Peace (DULMAR)
|
|
38.
|
Female-Headed Households
Association (FEDHA)
|
|
39.
|
Hanad Women's Welfare
Association (HWWA)
|
|
40.
|
Hargeisa Voluntary Youth
Committee (HAVAYOCO)
|
|
41.
|
Hargeisa Women's Group
(HAWO-GROUP)
|
|
42.
|
Hargeisa Women on Focus
Organization (HAWFO)
|
|
43.
|
Mother Land Rescue Group (MRG)
|
|
44.
|
Lama-Huraan Women's Association
(LMWA)
|
|
45.
|
Somaliland Women's organization
(SOLWO)
|
|
46.
|
Somaliland War Widow
Organization (SWWO)
|
|
47.
|
Somaliland Women's Development
Association (SOWDA)
|
|
48.
|
Somaliland Women's Research and
Action Group (SOWRAG)
|
|
49.
|
Somaliland for Progress,
Advocacy and Peace (SOWPO)
|
|
50.
|
Somaliland Young Women's
Association (SOYWA)
|
|
51.
|
Tawakal Women & Children's
Organization (TAWAKAL)
|
|
52.
|
Voluntary National Youth
Organization (VONYO)
|
|
53.
|
Women's Action for Advocacy and
Development Association (WADA)
|
|
54.
|
Women's Rehabilitation and
Development Association (WORDA)
|
|
55.
|
Women Inter-Action Group (WIAG)
|
|
56.
|
Women's Action Advocacy and
Progress Organization (WAAPO)
|
|
SOMALILAND NATIONAL DISABILITY FORUM
|
||
57.
|
Somaliland Handicap Association (SHA)
|
|
58.
|
Nasa-Hablod Handicap Association(NAHA)
|
|
59.
|
Hargeisa Youth Development Association (HADYA)
|
|
60.
|
Hargeisa Deaf School(HDS)
|
|
61.
|
Activist Network for Disabled Persons (ANDP)
|
|
62.
|
Orthohope Rehabilitation Center (ORC)
|
|
63.
|
Disability Action Network (DAN)
|
|
64.
|
Hargeisa School For Special Needs (HSSN)
|
|
65.
|
Disabled Children Association (DCA)
|
|
66.
|
Hargeisa Handicap Association (HHA)
|
|
67.
|
Tawakal Women’s Association (TAWAKAL)
|
|
68.
|
Albustan Handicap Association (AHA)
|
|
69.
|
Hargeisa Handicap Women (HHW)
|
|
70.
|
Somaliland Blind Society(HABS)
|
|
71.
|
Youth Development Disability Organization (YODDO)
|
|
72.
|
Somaliland Red Crescent Society (SRCS)
|
|
73.
|
Borama Deaf and Blind School (BD&BS)
|
|
74.
|
Sahil Handicap Organization (SHO)
|
|
75.
|
Tawakal Lifeline Organization(TLO)
|
|
76.
|
Erigavo Handicap Organization (EHO)
|
|
77.
|
Las-anod Handicap Association (LHA)
|
|
NON MUSLIM RELIGIOUS GROUPS IN SOMALILAND
|
||
78.
|
Somaliland Catholic Church
|
|
NAFIS NETWORK MEMBER ORGANIZATION
|
||
79.
|
Candlelight
|
|
80.
|
HAVAYOCO
|
|
81.
|
Alkownin
|
|
82.
|
WAIG
|
|
83.
|
WORDA
|
|
84.
|
BVO
|
|
85.
|
SOWRAG
|
|
86.
|
SONYO
|
|
87.
|
USWO
|
|
88.
|
SOHEADA
|
|
89.
|
HAN
|
|
90.
|
AYAN
|
|
91.
|
WAHEDO
|
|
92.
|
VOSOMWO
|
|
93.
|
WARSAN
|
|
94.
|
SOYONDA
|
|
SOMALILAND NON STATE ACTORS MEMBER ORGANISATION
|
||
CIVIL SOCIETY
|
||
95.
|
Nofen
|
|
96.
|
MuruqiyoMaskax
|
|
97.
|
Sungo
|
|
98.
|
Maan
|
|
99.
|
Somran
|
|
100.
|
Kulmis
|
|
101.
|
SNDF
|
|
102.
|
Sahan
|
|
103.
|
Nafis Network
|
|
104.
|
Vonyo
|
|
105.
|
Unita umbrella
|
|
106.
|
Sonyo
|
|
107.
|
CPN
|
|
108.
|
Nagaad
|
|
109.
|
Awdal CPN
|
|
ELDERS
|
||
110.
|
Horn Peace
|
|
PRIVATE SECTOR
|
||
111.
|
Jubba Airways
|
|
112.
|
Light Industry
|
|
113.
|
WIN
|
|
114.
|
Daallo Airline
|
|
115.
|
Nawbo
|
|
116.
|
BDS
|
|
117.
|
Hospitality Industry
|
|
118.
|
WIT
|
|
119.
|
NRD-EWB
|
|
120.
|
Dahabshiil
|
|
121.
|
Telesom
|
|
PROFESSIONAL ASSOCIATIONS
|
||
122.
|
Arecsmed
|
|
123.
|
University of Buroa
|
|
124.
|
Sanaag University
|
|
125.
|
SLNMA
|
|
126.
|
SMA
|
|
127.
|
JamhuuriyaMedia Group
|
|
128.
|
UOH
|
|
129.
|
WIJA
|
|
130.
|
Fopag
|
|
131.
|
Solla
|
|
132.
|
Berbera University
|
|
133.
|
ULPA
|
|
134.
|
Nugaal University
|
|
ISLAM RELIGIOUS ORGANIZATION
|
||
135.
|
WanaagFarista
|
|
MEMBER
ORGANISATIONS OF SOMALILAND NATIONAL YOUTH ORGANIZATION (SONYO-UMBRELLA)
|
||
136.
|
Aids Control and Awareness Raising Organization -
(ACARO)
|
|
137.
|
Amoud University Student Union -
|
|
138.
|
All-Somaliland Society Awareness League - (Assal)
|
|
139.
|
Community
Rehabilitation Association (CRA)
|
|
140.
|
Dallo Youth Development Organization - DAYDO
|
|
141.
|
Disability Children Association - DCA
|
|
142.
|
Youth Development Association - HYDA
|
|
143.
|
Horseed Youth Association - Horseed
|
|
144.
|
Laas-anod Youth Voluntary Organization - LAYVO
|
|
145.
|
Moonlight girls Association - Moonlight
|
|
146.
|
SAYS Youth Association – SAYS
|
|
147.
|
Somaliland Association for Youth Salvation - SCYVO
|
|
148.
|
Somaliland Culture and Sport Association - SOCSA
|
|
149.
|
Somaliland Progress Youth Association - SOPYA
|
|
150.
|
Somaliland Youth Salvation and Training Organization -
SYSTO
|
|
151.
|
Somaliland Youth Society - SYS
|
|
152.
|
Somaliland Youth Voluntary Association - SOYVO
|
|
153.
|
Teacher Training College Student - TTCSC
|
|
154.
|
Somaliland Universities
Student Union- SUSU
|
|
155.
|
VitinaryAgre-culture Development Committee- VADCO
|
|
156.
|
Voluntary of National Youth Organization - VONYO
|
|
157.
|
Youth Coalition Development - YCD
|
|
158.
|
Youth Volunteers of Development and Environmental Care
|
|
159.
|
Organization – YOVENCO
|
|
160.
|
Somaliland Education
Development Organziation - SEDO
|
|
161.
|
Youth EdcuationSaftey Development Organizaiton - YESDO
|
|
162.
|
UBAH Social Development Youth Organization - USWO
|
|
163.
|
Somaliland Environment Youth Organization – SEYO
|
|
SOMALILAND
NATIONAL DISABILITY FORUM MEMBER ORGANIZATIONS
|
||
164.
|
Somaliland Handicap Association (SHA)
|
|
165.
|
Nasa-Hablod Handicap Association(NAHA)
|
|
166.
|
Youth Development Association (HADYA)
|
|
167.
|
Hargeisa Deaf School (HDS)
|
|
168.
|
Activist Network for Disabled Persons (ANDP)
|
|
169.
|
Orthohope Rehabilitation Center (ORC)
|
|
170.
|
Disability Action Network (DAN)
|
|
171.
|
School For Special Needs (HSSN)
|
|
172.
|
Horn Afrique Youth Voluntary Committee (HAVOYOCO)
|
|
173.
|
Disabled Children Association (DCA)
|
|
174.
|
Handicap Association (HHA)
|
|
175.
|
Tawakal Women’s Association (TWO)
|
|
176.
|
Albustan Handicap Association(AHA)
|
|
177.
|
Handicap Women (HHW)
|
|
178.
|
Somaliland Blind Society(HABS)
|
|
179.
|
Youth Development Disability Organization (YODDO)
|
|
180.
|
Somaliland Red Crescent Society (SRCS)
|
|
181.
|
Borama Deaf and Blind School (BD&BS)
|
|
182.
|
Sahil Handicap Organization (SHO)
|
|
183.
|
Tawakal Lifeline Organization (TLO)
|
|
184.
|
Erigavo Handicap Organization (EHO)
|
|
185.
|
Las-anod Handicap Association (LHA)
|
|
No comments:
Post a Comment