MAAD KU CIBRO
QAADAN WALAALKAYGA MUSLINKA AHOW, ODAY WAAYEEL AH OO INDHO BEELAY KA DIBNA
SAMAYSTAY XADHIG UU MASAAJIDKA KU TAGO MAALIN KASTANA 5-SALAADOOD SIDAA JAMACA
KULA TUKADA
"رجل مسن واعمى يستدل على المسجد بحبل"
Muuqaalkani waa nin waayeel ah oo u dhashay dalalka
Khaliijka, waxa uu gartay ninkani in shanta salaadood yihiin, sahaydiisa
dhabbta ah ee Aakhiro, anficina doonaan maalin aan wiil iyo maal midna wax
tarin, waxa uu waayay labadiisi indhood, laakiin muu waayin indhihii caqliga,
waxaanu samaystay xadhig uu gurigiisa ilaa masaajidka ku xidhiidhsado maalin
kasta, kaas oo marka dhulka yaala marna haga isaga, oo gacanta bidix uu ku
qabsado, gacanta midigna uu ushiisa ku halabsado, laakiin waa cibro u baahan in
dadka indhahooda qabaa wax ku qaataan.
No comments:
Post a Comment