Monday, September 9, 2013

Mudaharaad Balaadhan oo Looga Soo Horjeedo Madaxwaynaha Somalia oo ka Dhici Doono Brusseles, Belgium - Save Somalia From Clannish Somali Federal President Hassan Sheikh Mohamoud

Save Somalia From Clannish Somali Federal President Hassan Sheikh Mohamoud. Demonstate Against The Hate
Mudaaharaad Culus oo looga soo horjeedo Madaxwaynaha Federaalka Soomaaliya oo lagu qabanayo caasimada dalka Biljam (Fadlan ka soo qeyb-gala Soomaalida Yurub iyo Biljam degan Mudaaharaadka) 

Mudaharaadka Ujeedada ku qoran waxaa ka soo qaybgelayaan Ummada Somaliyeed ee ka soo hor jeeda xadgudbyada Madaxda Dawlada Fedaraalku ku hayaan habsami u socodka dib u heshiisiinta Ummada Somaliyeed oo ay ugu weyntahay Dastuurkii Umadda Somaliyeed oo is bedel aan sharci ahayn lagu sameeyey, waxaa iyaguna mudaharaadka ka qayb qaadanaya Ummada walaalaha ah ee reer Jabuti oo iyaguna ka cabanaya Xadgudubka Madaxda Jabuuti ku hayaan arimaha Somaliya iyo dhibka ay isla wadankooda ku hayaanba oo gaaray heer aan la qiyaasikarin.

WUXUUNA U DHACAYAA SIDAN HOOSE

  • Wuxuu dhacayaa ................................... 16/09/2013
  • Saacada isu imaatinka............................ 11am
  • Sacada socodku bilaabanayo ................ 11.30am
  • Saacada Mudaharaadku joogsanayo...... 13.3pm
Wuxuu ka dhacayaa .........................................PLACE POELAERT 1000 BRUSSELS

UMMADA HALKAAN KU CASUUMAN WAXAAN KA CODSANAYNAA IN AY WAQTIGA ILAALIYAAN ARINTU U NOQOTO MID MIRIHII LAGA RABEY DHASHA.

SHBAKADAHA WARARKA WAXAAN KA CODSANAYNAA IN AY BAAHIYAAN MUDAHARAADKAN.

Qofkii Su'aal qaba hala soo xiriiro Xafiiska Gudiga qabanqaabada

TEL.0032488282351 iyo 32484593825
Shacabkamedia-Beyra-Puntland
Runta Kama-Xıshoono
Email:Shacabkamedia@live.com



Source: somaliaonline.com

No comments: