Ugaaska Beesha Sade ahna Afhayeenka Beelaha Daarood Ugaas Mohamed Wali Sheikh Ahmed Nur |
Ugaaska Beesha Sade ahna Afhayeenka Salaadiinta Beelaha Daarood Ugaas Maxamed Wali Sheekh Axmed Nuur oo kamid ahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee Shabaab ka tirsan ayaa mar hore .ka goostay shabaabka.
Ugaas Maxamed Wali oo carar hadda ku jooga meel ka mid ah gobollada Dhexe ayaa waxa uu ka hadlay bur burka ku yimid shabaab sheegayna diin ku gambadka inay u wacan tahay.
Maxamed Wali waxa uu sheegay dhinaca kale Beesha Habar gidir inay khiyaantay Shiikh Xasan Daahir una gacan gelisay gacan cadow ayna ku baaqayaan in mar kale Habar gidir ay soo furtaan Shiikh Xasan sida uu yiri.
Maxamed Wali ayaa wuxuu ka hadlay Shabaabka iyo xaalada ay ku sugan yuhuun sheegyna in wax diin ah asyan wadi ummana ay iska qato, wuxuu kaloo sheegay in in dowladda lala dagaalao madaama dibna loo soo bilaabo wadatashi hor leh iyo dowladd cususb.
Ugaaska Beesha Sade ahna Afhayeenka Salaadiinta Beelaha Daarood Ugaas Maxamed Wali Sheekh Axmed Nuur oo kamid ahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee Shabaab ka tirsan ayaa wuxuu ka goostay shabaabka
No comments:
Post a Comment