This is where you can follow the important socio-economic, geopolitical and security developments, going inside the Republic of Somaliland and Horn of Africa region
Search This Blog
Thursday, February 20, 2014
Madaxweynaha Somaliland oo Boqol kun oo Dollar ugu deeqay Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Somaliland.
Hargeysa - Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Maanta ku dhawaaqay in si rasmi ah uu u hirgalay Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Somaliland waxanu Madaxweynuhu Sanduuqasi ku shubay Boqol Kun oo Dollar,
Sandkan waxay Xukumadu ay ugu dartay Horumarinta dhalinyarada Hal Milayn oo dollar. Madaxweynuhu wuxu shacabka iyo Ganacsata iyo hay’adaha kala duwan ugu baaqay in ay ka qaybqaatan Sanduuqaasi loogu tallo galay Horumarinta Dhalinayrada Somaliland.
No comments:
Post a Comment