Sow lama oran karo Alshabaab xagga sirdoonka way kaga horeysaa maamulada Somaaliya iyo Maamulgobaleedka Puntland ka jira
FADEEXAD: Daawo Al-shabaab oo soo bandhigtay Cajalad ay ku sheegeen in Sirdoonka Puntland ka duubay Nin ay ku eedaynayaan dil Puntland ka dhacay,
Sow lama oran karo Alshabaab xagga sirdoonka way kaga horeysaa maamulada Somaaliya iyo Maamulgobaleedka Puntland ka jira, mar hadday helayso decummentiyadii sirdoonkoodu isticmaalayay.
Halkan waxa kaaga cad iyo masuuliyiinta qaarkood iyo shaqaaluhuba la shaqeeyaan Alshabaab, falalka ay geysanayaanna ay ka caawiyaan.
Cajalkan waxa bogooda Afurqaan kusoo bandhigtay Alshabaab inaga oo og in aanu maamulna sii dayn karin ama baahin karin sirtiisa, balse muuqaalkan ay gudbiyeen qaar ka mid ah sirdoonka ama masuulyiinta puntland
No comments:
Post a Comment