Friday, June 21, 2013

Ogaysiis Muhiim ah: Bandhigga Buug Cusub Oo La Yidhaa "Taariikh Ururada Islaamiyiinta S/land" ka soo qaybgal !!!

Buuggan oo uu qoray Qoraaga Caanka ah Cali Cabdi Coomay ayaa waxaa laguugu soo dhawaynayaa gacmo furan ee kasoo qayb-gal wacan.

Munaasibada Buugan lagu Daahfurayo waxa lagu qabanayaa  Habeen Dambe Imperial Hotel


No comments: