Friday, April 12, 2013

Somaliland Health Care: About Wisdom Teeth

Xummadda ama xunuunka Gaws caaqilka (wisdom teeth) : had iyo jeer maka da,da qofku gaadho 17 ilaa 25 , waxaa dhacda in ay soo baxaan ilkaha ugu dambeeya oo ku yaala dalqada halka ugu dambaysa ilkaha oo aan ilig kale ka dambayn . Runtii, dadka intooda badani waxay dareemaan xanuun , inkasta lagu kala duwan yahay .
Hadaba waa hadii uu sii adkaysto xanuun ku waxuu sababi karaa caafimaad darro ,sida:
  • Iliga oo xanibma ( impacted tooth): waxaa dhacda in uu soo bixi kari wayo isla markaana keeno xanuun.taasina waxay sababi kartaa caabuq iyo in uu wax yeelo ilkaha kale ama daankaba .
  • Surgeons da ama dentist ta yaashu (Dhakhaatiirta ilkaha )waxay ku taliyaan in la saaro hadii aad aragto xanuun joogta ah iyo iliga oo qaloocsamay ama ciridka soo dhaafi karin.
 
Ha dheyelsan hadaad isku aragto calaamadahaas gows caaqilka la xidhiidha ee u tag dhakhtar ilkoodka .

No comments: