Wednesday, April 24, 2013

Maxaad Ka Taqaanaa Wasiirka Arimo Dibadeedka Cusub ee Kenya Mucjisooyinka ku Lamaan Magacaabisteed + CV-geeda



Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Shir Jaraaid shalay galab ku qabtay xarunta madaxtooyada Kenya ee magaalada Nairobi, ayaa ku dhawaaqay Golahaan Wasiirrada, waxaanu sheegay in Kenya ay u baahan tahay gole Xukuumadeed oo ka kooban 18 Wasiir oo si fiican uga shaqeeya baahiyaha ay dadka reer Kenya qabaan.
Aamina Maxamed Jibriil Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Kenya
Golaha Wasiirradda ee shalay uu magacaabay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, waxaa ka mid ah Aamina Maxamed Jibriil oo loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Kenya, Aamina Maxamed Jibriil ayaa ah halka qof ee Dumarka ah ee kuj ira golahaan hor-dhaca ah ee uu magacaabay Madaxweyne Kenyatta.

Aamina Maxamed Jibriil, waxay hore u soo noqotay Danjiraha Qaramada Midoobay u jooga Kenya, sidaas oo kale waxay dhowrkii sano ee lasoo dhaafay ahayd Danjiraha Dowladda Kenya u jooga magaalada Jeneva. Waxa kale oo  muddo dheer kasoo shaqeeysay Wasaaradda arrimaha dibedda ee Kenya, Sannadihii sideetaamaadkiina waxay ka qalin-jabisay Jaamacadda Oxford ee waddanka Ingiriiska. Waa Hooyo laba Carruur ah dhashay. Waxay la soo shaqaysay Wasaaradaha arrimaha dibedda, gudaha, Caddaaladda iyo Xafiisyo kale oo dhawr ah.
Aamina Maxamed oo Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta shalay u magacaabay Wasiirra arrimaha dibedda ee dalkaas, ayaa waxay hor Xoghaye joogta ah uga noqotay Wasaaradda Caddalaadda Kenya, xilligii Madaxweyne Kibaki, laakiin waxa ay dhawaan ahayd Ku-xigeenka Agaasimaha guud ee Hayadda Qaramada Midoobay u qaabbilsan dhinaca deegaanka UNEP. Aamina waxa ay dhawaan u tartantay inay noqoto Agaasimaha guud ee Hey'adda Ganacsiga Adduunka ee WTO.


Waxayaalaha la Yaabka leh ee ku Lamaan Magacaabisteeda Wasiirnimo

Ambassador Amina waxay ku dhalatay Kenya laakiin waalidkeed ayaa ka soo jeeda dalkii hore loo odhan jiray British Somaliland Protectorate ee ingirriska Maxmiyad u ahayd.

Waxayaalaha la yaabka leh waxaa weeye labo gabdhood oo asal ahaan Somaliland ka soo jeeda oo noqday Wasiiradaha arrimaha Dibadda ee dalalka Kenya iyo Soomaaliya.

Amina Mohamed waa Xaas leh labo caruur jagooyin bandanna soo qabatay sida safiirnimo, xoghaya joogto iyo UN-ka oo jago sare ka gaadhay

AMBASSADOR AMINA C. MOHAMED,

BIO-DATA

NAME: Amb. Amina Chawahir Mohammed

NATIONALITY: Kenyan

DATE OF BIRTH: 5th October 1961

PLACE OF BIRTH: Kenya GENDER: Female MARITAL STATUS: Married

CONTACT ADDRESS: United Nation Office-Nairobi (UNON) TELEPHONE: +254 702 116 192

Email: jjibrilla@yahoo.com

SUMMARY OF CAREER HISTORY: AMB. AMINA MOHAMMED

2011 to date: United Nation’s Assistant Secretary General and Deputy Executive Director, UNEP.

2008-2011: Kenya’s Permanent Secretary in the Ministry of Justice, National Cohesion and Constitutional Affairs

2010-2011: President of the United Nations Conference on Transnational Crime, Vienna

2006-2007: Director for Europe and Commonwealth Affairs as well as Director for Diaspora Affairs

Chairman of the Task Force Sub-Committee on Strengthening andÜ restructuring of the Department of Foreign Trade and Economic Affairs.

2000-2006: Ambassador/Permanent Representative of Kenya to the United Nations and other International Organizations based in Geneva.

Chairman, Coordinator and Spokesperson for the African Group in the WTO, Human Right Commission.

President of the Conference on Disarmament in 2002Ü

Chairperson for the International Organization for Migration in 2002Ü

Chairperson for the Trade Policy Review body in 2003Ü

Chairperson for the Dispute Settlement Body in 2004Ü

Chairperson for the General Council of the WTO in 2005.Ü

2001–2005: Member of the Executive Boards and Committees of the WHO, UNHCR, WIPO, ILO, UNCTAD and UNAIDS

1990-2000: Kenya’s Legal Advisor in various Missions abroad, including the 6th Committee of the United Nations.

1986-1990: Legal Advisor in the Ministry of Foreign Affairs- Nairobi

Honours & Awards

National Award of Chief of Burning Spear (CBS).Ü
Cavaliere dell’Ordine Della Stella Della Solidarieta ItalianaÜ
Life Member, the Kenya Red Cross SocietyÜ
Member – The Life and Peace Institute International Advisory Council, SwedenÜ
Member – The World Economic Forum’s Global Agenda Council on the ArcticÜ
Member- The Strathmore Law School Advisory Board, Kenya Education

LLM University of Kiev and Kenya School of LawÜ

Post Graduate Diploma in International Relations, Oxford UniversityÜ

UNITAR Fellow

For more information and detailed profile of Ambasador Amina Mohamed please click here:

http://en.wikipedia.org/wiki/Amina_Mohamed

 

No comments: