Kampala-(HWN)- Guddoomiyaha bangiga dhexe ee dalka Jamhuuriyadda Jibouti MudaneJaamac Maxamuud Xayd,oo xaalad caafimaad awgeed loogu qaaday caasimadda dalka
Kenya Ee Nairobi, oo haatan lagu dawaynayo.
Ugu horayn, Maamulka sare iyo dhamaan Wariyayaasha, iyo hawl wadeenadda ka hawlgala Wakaaladda wararka ee Caalamiga ee Hadhwanaagnews, waxay Ilaahay uga
baryayaan in uu Guddoomiyaha bangiga dhexe ee dalka Jamhuuriyadda Jibouti MudaneJaamac Maxamuud Xayd iyo dadka Islaamka ah ee kale ee iyana xanuunsanaya in Ilaahay caafimaad sareecan ah siiyo.
Dhinaca kale, Maamulka sare iyo dhamaan Wariyayaasha, iyo hawl wadeenadda Shabakadda Caalamiga ee wararka ee Hadhwanaagnews, waxay si naxariis leh ugacodsanayaan dhamaan akhristayaasha iyo dhegaystayaashaba iyo Ummadda Muslimiintaahba ,meel kasta oo ay joogaan inay u soo duceeyaan Mudane Jaamac Maxamuud Xayd,
iyo dadka kale ee xanuunsanaya in Ilaahay Subxaana Watacaallaa uu ka dul qaadoxanuunka oo siiyo caafimaad taam ah oo sareecan ah INSHA ALLAAH?.AAMIIN ALLAH HA AQBALO.
No comments:
Post a Comment