Guud ahaan xubnaha iyo hawlwadeenada HORNWATCH waxay ILAAHAY ka baryayaan in uu Caafimaad Buuxa Siiyo Jama Mohamoud Haid oo ah Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Jamhuuriyada Jabuuti.
Gudoomiyaha oo haatan lagu dawaynayo Dhakhtar ku yaal Magaalo madaxda dalka Kenya ee Nariobi.
EEBOW Jama Mohamoud Haid nin fiican oo umadda Soomaaliyeed jecel oo intii awoodiisa ah wax tara weeyi EEBOW adigaa awoodee Caafimaad Buuxa ayaanu kuu waydiinaynaa.
No comments:
Post a Comment