Sheikh Tamim bin Xaamid Al Thani ayaa xilka ka wareejiyey
Raysalwasaarihii hore ee dalka Qatar Xamad bin Jassim bin Jaber bin
Muhammad Al Thani oo isku hayey xilkaasi iyo waliba Wasiirka Wasaarada
Arrimaha Dibada.
Amiirka Qatar ayaa labadaasi xil u kala magacaabay labo nin oo da’a
yar, kuwaasi oo kala ah Shiikh Abdullahi bin Cabdinasir bin Khalifa Al
Thani oo Raysalwasaare iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha loo magacaabay,
ninkaasi ayaa horey usoo ahaan jiray Wasiirul-dawlaha Arrimaha Gudaha.
Wasiirka Arrimaha Dibada loo magacaabay Dr Khalid bin Mohamed
al-Attiyah oo horey usoo ahaan jiray Wasiirul-Dowlaha Arrimaha Dibada.
Khudbadii ugu horeysay oo Amiirka cusub ee Qatar soo jeediyo ayuu
sidoo kale uga hadlay taageerada Qatar u heyso shacuubta reer Carab,
wuxuuna si gaar ah carabka ugu dhuftay arrimaha Falastiin, Masar,
Liibiya iyo Siiriya. Hase yeeshee khudbadiisa inta badan wuxuu uga
hadlay arrimaha gudaha dalka Qatar.
This is where you can follow the important socio-economic, geopolitical and security developments, going inside the Republic of Somaliland and Horn of Africa region
Search This Blog
Thursday, June 27, 2013
Bahrain activist Zainab al-Khawaja 'given new jail term'
![]() |
| Ms Khawaja is one the Gulf kingdom's most prominent campaigners |
A court in Bahrain has
sentenced pro-democracy activist Zainab al-Khawaja to two months in jail
for insulting police, opposition sources say.
Her father Abdulhadi al-Khawaja is also in jail.
Ms Khawaja has been a leading activist in the Gulf kingdom, which has been in political turmoil since pro-democracy protests erupted in February 2011.
In March Ms Khawaja was sentenced to three months in prison for "insulting and humiliating a public employee".
Since then she has been sentenced to several additional short terms on other charges which she is serving concurrently.
Her father is among eight activists and opposition figures sentenced to life imprisonment for allegedly plotting to overthrow the state.
The evidence that Mr Khawaja was convicted on is widely accepted as having been secured under torture.
Bahrain is ruled by a Sunni Muslim royal family but the majority population is Shia who have long complained of discrimination.
On 14 February 2011, peaceful protesters - many of them Shia - calling for reform and democracy took over Pearl Roundabout.
Three days later security forces cleared the site using tear gas, batons and birdshot.
As violence escalated 35 people, including five police officers, were killed, hundreds more were hurt and thousands jailed in February and March 2011.
Since then, opposition and human rights activists say more than 50 people have died, a figure which the government disputes.
Geerida Ibraahim Afghan” Oo Lasoo Cadeeyay ” Yaase Dilay”
Warar aynu si dhab ah kaga helnay magaalada Baraawe ee gobolka
Sh/Hoose ayaa sheegaya in la xaqiijiyay geerida sargaal kale oo Shabaab
ah.
Ilo lagu kalsoon yahay oo laga xaqiijiyay dad ku dhow Shabaab ayaa sheegaya inuu geeriyooday Ibrahim
Afghan oo kamid ahaa Hogaamiyaasha Shabaab.
Xidhiidho dhowr ah oo aan samaynay ayaan ku xaqiijinay geerida Ibraahim Xaji Jaamac Miicaad (Afgaani) oo ah Hogaamiye Shabaab ah.
Sargaalkan caanka ku ah Afqaan ayaa wararku waxay shegayaan in lasoo taagay Maxkamada Shabaab ee magaaladaas Baraawe kadibne lagu xukumay dil.
Shabaab ayaa lasoo sheegayaa in Sargaalkaas ay meel cidlo ah gaysteen ayna qoorta ka jareen, waxaana sargaalkaas uu kamid ahaa xubno Shabaab ah oo kasoo horjeeday Axmed Cabdi CGodane
Waxan horay loo xaqiijiyay geerida Macalim C/xamiid(Burhaam) oo waalidkiis lagu wargeliyay inuu geeriyooday kadib dagaalkii Shabaab dhexmaray
Gudoomiyaha Shabaab ee Sh.Hoose Abuu Cabdalla ayaa sheegay in ay ciidamada amniyaadka Shabaab dileen Hogaamiye Macalin Burhaan maadaama uu kamid ahaa ragii kasoo horjeeday amiirka Shabaab.
Waxaa jira warar sheegaya in Hooyada Macalin Burhaan oo lagu magacaabo Xaawo Siidow ay gaadhay Baraawe loona cadeeyay geerida Sargaalkaas.
Shabaab ayaa dagaallo xoogan dhawaan ku dhexmaray gobolka Sh/Hoose gaar ahaan magaalada Baraawe oo ah halka xiligan ay ugu xoogan yihiin.
Source: Isha Ku Hay Baligubadlemedia

Wednesday, June 26, 2013
Somaliland: Mohamed Aden Sheikh Children Teaching Hospital
How wonderful! We succeeded!
From January our hospital in Hargeisa is working: the children are many, many.
At the beginning there were common diseases, then the news spread and the sick ones, the very sick one are coming in. Poor skeletons, poor small ones with mucous cough. Large tears, shaking coughs, bright eyes and mothers with desperation in their eyes.
But then, a few uncertain smile, a few satisfied yawns, some mischievous eyes … and even moms faces change as they begin to chat with each other.
The smiles of the nurses, the calmness of physicians. What a change!
Many children, hundreds and hundreds and an atmosphere that reconciles you with life.
The children heal!
But then, in Italy it happens too … but we’re lucky, we take it for granted. Here it’s different, it’s a miracle.
Long live our children’s hospital, long live the Mohamed Aden Sheikh Children Teaching Hospital!
MAS CTH Onlus > Mohamed Aden Sheikh Children Teaching Hospital

Somalia oo yeelanaysa lacag cusub oo aan ahayn Midda hadda la isticmaalo si ay uga baxdo Ciriiriga dhaqaale ee haysta
Muqdisho — Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay yeelato lacag ka duwan midda hadda la isticmaalo si ay uga baxdo ciriiriga dhaqaale haysta, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan ha’yadda lacagta adduunka ee IMF oo ka mid ahaa saraakiil Nairobi kula kulmay mas’uuliyiin Soomaali ah.
Sarkaalkan IMF-ta u hadlay ayaa sheegay in lagu wado in Soomaaliya ay yeelato lacag ka duwan midda hadda si loo xoojiyo dhaqaalaha dalka oo gaabis ku jira. Isagoo xusay in saraakiisha Soomaalida iyo kuwa IMF-ta ay arrintaas kaga hadleen kulan ay ku yeesheen magaalada Nairobi Isniintii lasoo dhaafay oo bisha Juun ay ahayd 24-ka.
Qorshahan ayuu sheegay sarkaalku inay aqbaleen mas’uuliyiintii Somalida ahaa ee ay Nairobi kula kulmeen, isagoo xusay tani ay suuro-gelin karto in Soomaaliya ay ka baxdo dhaqaale yarida haysata, maadaama uu dalku ka baxayo 22-sano oo colaado sokeeye ah.
“Mas’uuliyiinta dowladdu way soo dhaweeyeen qorshahan, isagoo xusay inay muujiyeen in tani ay qayb weyn ka qaadanayso in dalka uu ka baxo ciriiriga dhaqaale uu ku jiro, sidoo kalena la sugo ammaanka guud ee dalka,” ayuu yiri sarkaalka u hadlay IMF-ta.
Sidoo kale, sarkaalku wuxuu sheegay in dhaqaalaha Soomaaliya uu yahay mid ku tiirsan kalluumeysiga, beeraha iyo xoolaha nool, balse qorshuhu yahay in la sameeyo ilo kale oo dhaqaalaha dalka kobcin kara.
Xubnihii IMF-ta ayaa sheegay inay guddi soo qiimeeya habka iyo qaabka loo sameyn karo lacag cusub oo uu dalku yeesho ay u diri doonto Soomaaliya, maadaama dalka oo ka baxaya colaado ay lagama maarmaan tahay inuu ka baxo dhibaatooyinka dhaqaale.
Dhanka kale, warsaxaafadeed ay soo saartay IMF ayaa lagu sheegay inay ka caawin doonaan Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda maaliyadda iyo sidoo kale bankiga dhexe habka loo dajiyo miisaaniyadaha iyo kormeerayaal hoos ula socda sida dhaqaalaha loo isticmaalayo. Sidoo kalena ay IMF-tu ay ka caawin doono dowladda Soomaaliya sameynta hab lagu ogaanayo halka ay ku baxeen dhaqaalaha dadka loogu adeegayo.
Soomaaliya ayaa xubin buuxda ka ahayd hay’adda lacagta adduunka ee IMF tan iyo sannadkii 1962-kii, inkastoo 22-kii sano ee ay colaaduhu jireen ay ka maqnayd booskeeda, iyadoo tan iyo xilligaas aan bixin daymihii lagu lahaa oo gaaraya 353-milyan oo doollar.
Balse 12-kii Abriil ee sannadkan ayaa hay’adda IMF-tu waxay ogolaatay inay Soomaaliya dib ugu laabato xubinnimadii hay’addan, maadaama Soomaaliya ay ka dhalatay dowlad joogto ah bishii September ee sannadkii hore markaa oo la doortay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo Degmada Cadaado kulan Albaabadu u xiran yihiin kula Mas'uuliyiinta Maamulka Ximan iyo Xeeb
Cadaado, Somalia — Sheekh Xasan Daahir Aweys oo maalmo ka hor ka goostay Al-shabaab ayaa kulammo kula leh degmada Cadaado ee gobolka Galguduud mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Ximan iyo Xeeb oo ay degmadaas xarun u tahay.
Kulankan ayaa la sheegay inay ka qaybgalayaan madaxweynaha cusub ee maamulka Ximan iyo Xeeb iyo mas’uuliyiin kale oo maamulkaas ka tirsan iyo xubno la socda Sheekh Xasan Daahir Aweys.
Saxaafadda ayaa loo diiday in kulankaas ay ka qaybgasho, si dhab ahna looma oga waxyaabaha ay kawada hadlayaan, waxaana kulankan uu kusoo beegmayaa iyadoo saakay ay degmadaas tageen Sheekh Xasan Daahir iyo xubno Al-shabaab ka tirsanaa oo la socda.
Mas’uuliyiinta maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa warfidiyeenka u sheegay inay shir jaraa’id wada qaban doonaan kulanka kaddib madaxweynaha maamulka Ximan iyo Xeeb iyo Sheekh Xasan Daahir Aweys, kaasoo ay ku faahfaahin doonaan waxyaabihii ay kulankooda uga hadleen.
Afhayeenka maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa saakay VOA-da u sheegay inay gacanta ku dhigeen Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo xubno la socday oo ka soo goostay dhawaan degmada Baraawe oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose.
Lama oga mowqifka dhabka ah ee Sheekh Xasan Daahir Aweys uu kaga soo goostay Al-shabaab iyo waxyaabaha uu damacsan yahay, waxaase tegistiisa degmada Cadaado ka hadlay maamullada Ahlusunna iyo Galmudug oo ka taliya qaybo ka tirsan gobollada dhexe ee Soomaaliya.
Madaxweynaha Galmudug, Jen. Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa arrintan ku tilmaamay mid lala yaabo, isagoo xusay inay arki doonaan waxyabaaha uu la yimaado Sheekh Xasan Daahir.
Dhanka kale, mas’uul u hadlay maamulka Ahlusunna ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin Sheekh Xasan Daahir lagu soo dhaweeyo deegaanno ka tisran gobollada dhexe, iyagoo sheegay inuu weli ka tirsan yahay Al-shabaab oo uu doonayo inuu fidno ka abuuro gobollada dhexe ee Soomaaliya, isagoo Ximan iyo Xeeb ku eedeeyay inay gabbaad siinayaan hoggaamiye kooxeed doonaya dhibaato ku haya ummadda Soomaaliyeed.
Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaan saxaafadda la hadlin tan iyo markii uu ka soo goostay degmada Baraawe oo ay ka taliso Al-shabaab, iyadoo sidoo kale Al-shabaab ay sheegeen inuu ka goostay Sheekhaas oo ka tirsanaa madaxda ururkaas iyo xubno taageerayaashiisa ah.
Car bomb kills army intelligence officer in Libya's Benghazi
![]() |
| Reuters/Reuters - Wounded Libyan intelligence officer Giuma Misrati is evacuated from the scene of a car bomb explosion in Benghazi June 26, 2013. REUTERS/Esam Al-Fetori |
The blast hit Lieutenant Colonel Giuma Misrati just after he left his home and was standing next to the vehicle, the authorities added.
Libya remains anarchic and awash with weapons nearly two years after a Western-backed uprising toppled dictator Muammar Gaddafi.
Government forces are still struggling to assert their authority on the major oil producer, but have been regularly challenged by regional militias who want to keep hold of the influence they gained during the revolution.
Benghazi, the cradle of the 2011 revolt, has became a particular focus of violence, mainly against security forces. Residents say some of the assaults may be revenge attacks by former prisoners.
Islamists, largely suppressed under Gaddafi, have also come to the fore.
"There are some people who are trying to use this city as an arena for settling scores," said the deputy head of Benghazi's local council, Saad al-Saity.
"This is impeding our plans for reconstruction and getting foreign companies to return," he added.
On Tuesday six soldiers were killed in an attack by unidentified gunmen on an army checkpoint south of the coastal city of Sirte.
Last week, bombs flattened a police station in Benghazi but there were no casualties as the building had been emptied for repairs following previous attacks.
The city remains a no-go area for foreigners, after a series of attacks on Western diplomats including last September's assault on the U.S. mission which killed the ambassador and three other Americans.
(Reporting by Feras Bosalum; Writing by Ghaith Shennib and Marie-Louise Gumuchian; Editing by Andrew Heavens)
Al-Shabab Leader ‘Captured’ in Somalia
Gabe Joselow
The spokesman added the administration is now discussing a handover with the Somali federal government.
Aweys, who is in his 70s, is the former leader of the extremist group Hisbul Islam, which fought against Somali authorities and merged with al-Shabab in 2010.
But in the last year, Aweys has been critical of other al-Shabab leaders, evidence of growing tension in the group.
A United Nations monitoring group report on Somalia released last year says the Aweys faction is “considered to be more pragmatic” than the other wing of al-Shabab, headed by Ahmed Abdi Godane.
Independent Horn of Africa researcher Abdiwahab Sheikh Abdi Samed says Aweys only aligned himself with al-Shabab because he had no other options.
“He was there by default, not by design,” said Abdisamed. “He was under intensive pressure from al-Shabab, in fact, he was virtually (under) house arrest so he can’t do anything.”
Abdisamed says it is possible that Aweys surrendered himself to the authorities, believing his life to be in danger.
The Aweys wing of al-Shabab has always been more interested in Somali affairs, rather than taking part in a global jihad, which is the aim of the Godane faction.
While Godane claims to be working with al-Qaida, Abdisamed says it is unlikely that Aweys has the same ties with the terrorist group.
“Because al-Qaida would never trust Hassan Dahir Aweys, because Hassan Dahir Aweys believes in establishing an Islamic state within Somali borders, so beyond the Somali borders, he doesn’t care,” he said.
Analysts say it is unclear what impact Aweys’ apprehension will have on al-Shabab since the aging leader’s authority has been weakened since joining the group.
Al-Shabab has lost territory and influence in the last two years, and has been pushed out of its major strongholds in the capital and the port city of Kismayo due to concerted military operations led by the African Union peacekeeping force AMISOM.
But the group remains the most serious security threat to the country, and has claimed responsibility for attacks on government and foreign targets, including an assault last week on a UN compound in the capital that killed at least 21 people.
Source: VOA News
![]() |
| Hassan Dahir Aweys |
NAIROBI — Somali officials say they have captured a leading al-Shabab commander designated a terrorist by the United States. The new development underscores a growing rift within the group.
Local officials in central Somalia say Sheikh Hassan Dahir Aweys was captured in a coastal area around three in the morning.
A spokesman for the Himin and Heeb administration, which controls the region, said the militant commander was apprehended without a fight.
“After long negotiation with him and his fighters we were successful to convince him to hand himself to the authorities,” said spokesman Mohamed Omar Hagafey
The spokesman added the administration is now discussing a handover with the Somali federal government.
Aweys, who is in his 70s, is the former leader of the extremist group Hisbul Islam, which fought against Somali authorities and merged with al-Shabab in 2010.
But in the last year, Aweys has been critical of other al-Shabab leaders, evidence of growing tension in the group.
A United Nations monitoring group report on Somalia released last year says the Aweys faction is “considered to be more pragmatic” than the other wing of al-Shabab, headed by Ahmed Abdi Godane.
Independent Horn of Africa researcher Abdiwahab Sheikh Abdi Samed says Aweys only aligned himself with al-Shabab because he had no other options.
“He was there by default, not by design,” said Abdisamed. “He was under intensive pressure from al-Shabab, in fact, he was virtually (under) house arrest so he can’t do anything.”
Abdisamed says it is possible that Aweys surrendered himself to the authorities, believing his life to be in danger.
The Aweys wing of al-Shabab has always been more interested in Somali affairs, rather than taking part in a global jihad, which is the aim of the Godane faction.
While Godane claims to be working with al-Qaida, Abdisamed says it is unlikely that Aweys has the same ties with the terrorist group.
“Because al-Qaida would never trust Hassan Dahir Aweys, because Hassan Dahir Aweys believes in establishing an Islamic state within Somali borders, so beyond the Somali borders, he doesn’t care,” he said.
Analysts say it is unclear what impact Aweys’ apprehension will have on al-Shabab since the aging leader’s authority has been weakened since joining the group.
Al-Shabab has lost territory and influence in the last two years, and has been pushed out of its major strongholds in the capital and the port city of Kismayo due to concerted military operations led by the African Union peacekeeping force AMISOM.
But the group remains the most serious security threat to the country, and has claimed responsibility for attacks on government and foreign targets, including an assault last week on a UN compound in the capital that killed at least 21 people.
Source: VOA News
Somalia: Top Federal Govt Leaders Address the Somaliland Talks
Mogadishu- — the president of the federal republic of Somalia, prime minister and the speaker all addressed the Somali and Somaliland talks during the celebration marking the 53rd anniversary that ended the British rule in northern Somalia.
The president of the federal republic of Somalia admitted that atrocities occurred during the military rule in Somalia not only to the people of Somaliland but majority of Somalis in the whole country.
"We are ready for a dialogue and the dialogue will continue in a peaceful way "said Mr. Hassan.
Thousands were killed during and after the military rule that never discriminated the Somali communities living in the entire country.
This led to the long inter clan civil war that completely devastated the country.
The president ensured all Somalis that he will do everything to maintain the unity of Somalis in Somalia
The prime minister of Somalia Abdi Farah Shirdon said that he welcomed the talks and urged the Somaliland administration to forget and forgive the past mistakes of the military regime.
The speaker of the national assembly said that the talks should adhere to the Somali constitution and should bring together the Somali communities to prevent what happened in the past.
The federal government of Somalia previously welcomed the talks and urged the Somaliland administration to forward its allegations to the federal government leaders.
Source: Shabelle Media Network (Mogadishu)

Madaxweynaha Somaliland oo Jawaab Kulul u diray Madaxweynaha Somaliya Xuska 26-ka June Awgeed
![]() |
| President of Somaliland: H. E. Ahmed Mohamed Mohamoud 'Siilaanyo' |
Madaxweyne Siilaanyo oo ugu horayn ka hadalay Munaasibada ayaa shacabka Reer Somaliland Hambalyo u diray "Dadweynaha Somaliland waxaan idinku salaamayaa debaal dega munaasibada 53 aad ee xorriyadii Somaliland, waxay ahay mid aynu ku taamaynay Somali oo dhan in aynu gaadhsiino oo waxaynu la tagnay somaliya Afar cisho kadib"
Madaxweyne Siilaanyo isagoo ka hadlaya dhibaatadii dhacday waxa uu raaciyay "Waxa loo galay halgan dheer oo dib loogula soo noqday, kadib markii dadweynaha reer Somaliland laga qadiyay manaasiibtii ugu muhiimsanayd ee Dawladdii la wada dhistay." Ayuu yidhi
Isagaoo u jawaabaya hadalo ka soo yeedhay Madaxweynaha Somaliya waxa uu yidhi "Madaxweynaha Somaliya waxa uu yidhi goosashada Somaliland in ay tahay caadifad, waxaan u sheegayaa in aanay caadifad ahayne in halgan dheer loo soo galay, waxaan leeyahay Caadifad maahee waa qadiyad dhab ah oo ay reer Koonfureedku keeneen, Somaliland-na waa Dal jira oo beesha Caalamku la xidhiidho wakhti kasta oo ay qaadatana waa mid jiraysa."
Ugu danbayna waxa uu Hambalyo markale u diray Shacabka Reer Somaliland "Ummada Reer Somaliland ee Gudo iyo Dibed ba joogta waxaan u hambalyaynayaa munaasibada aan caawa u dabaal degayno oo ah Xooriyadii ugu horaysay ee Somaliland Ingiriiska ka heshay Somaliya oo gumaysi ku jirta, waxaan idin leeyahay sanadka sanadkiisa illaahay Nabad ha inagu gaadhsiiyo" ayuu kaga baxay.
Qasriga Madaxtooyadda Somaliland oo Habeenkan oo kale sanad kasta lagu xuso munaasibadan ayaa wax aka socda Dabaal deg balaadhan, iyadoo kooxda Fanka Somaliland ku madadaalin doonaan Marti sharafta xaflada joogta Murti iyo Maaweelo ku saabsan Sooyaalkii Xorriyadda Somaliland.
Subscribe to:
Comments (Atom)