Wednesday, May 21, 2014

DAAWO QAYB KALE OO SAWIRADII XUSASKII 18 MAY AH



SAMO KU WAAR - NATIONAL ANTHEM OF SOMALILAND
Samo ku waar, samo ku waar, saamo ku waar
Sarreeye calanka sudhan bilay dhulkiisaa,
Samo ku waariyoo iyo bogaadin sugan
Hanbalyo suuban kugu salaannee saamo ku waar
Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay Qarannimada Somaliland
Xuskooda dhowrsan kugu salaannee samo ku waar
Guulside xanbaarsan soo noqoshadiisa
Kalsooniduu mutaystayee dastuurkaa ku salaannee
Midnimo walaalnimo goobanimoo,
Islaanimo kugu salaanee samow samidiyo
Samo ku waar samo ku waar saamo ku waar




























No comments: