Sunday, February 3, 2013

Saraakiisha Ciidamada Somaliland ee ku guulaystay darajooyinka ugu sareeya



Ismaaciil Shaqalle Taliyaha ciidanka Qaranka ,Derejada Madaxweyne Siilanyo u gartay Sareeye Gaas beeshiisa Sacad Muuse



Cabdilaahi Fadal Iiman Taliyaha Ciidanka Booliiska derejaduu Madaxweyne Siilanyo siiyey Sareeye guuto,Beesha Arab.



Maxamed Xuseen Xiirane Taliyaha Ciidanka Asluubta Derejada madaxweyne Siilanyo siiyey Sareeye Guuto Beesha Dhulbahante



Axmed Cismaan Xasan Taliyaha ciidamada Ilaalada Xeebaha ,Derejada Madaxweyne Siilanyo siiyey Admiral guuto,Beesha Ciidagale



Cabdilaahi Calas Abaandulaha koowaad ee ciidanka Qaranka Derjeda Madaxweyne Siilanyo siiyey Sareeye Guuto Beesha Dhulbahante



Libaax Rayaale Abaandulaha labaad ee Ciidanka Qaranka Derejada Madaxweyne Siilanyo siiyey Sareeye Guuto Beesha Gudabuursi.



Maxamed Adan Saqadhi (Dabagale),Hogaanka Hawl-gelinta Ciidanka Qaranka,Derejada Madaxweyne Siilanyo siiyey Gaashanle Sare, beesha Habar Yoonis.



Cabdiraxmaan Fooxle ,Taliye xigeenka Koowaad ee Booliiska ,Derejada Madaxweyne Siilanyo siiyey Sareeye Guuto Beesha Ciise Muuse.



Daahir Cali Wacays,Taliye ku xigeenka Labaad ee Ciidanka Booliiska,Derejada Madaxweyne Siilayo siiyey Sareeye Guuto,Beesha Ciise



Xasan Cali Dheere Taliye ku xigeenka koowaad ee Ciidanka Asluubta,Derejada M.Siilanyo siiyey Sareeye Guuto Beesha Habarjeclo



Cali Cumar Axmed Taliye xigeenka labaad ee Ciidanka Asluubta ,Derejada Madaxweyne Siilanyo siiyey Sareeye Guuto, Beesha Warsangeli.



Taliye xigeenka Ciidanka Ilaalada Xeebaha,Derejada Madaxweyne Siilanyo u Gartay Admiral Guuto,Beesha Dhulbahante


No comments: