Thursday, February 14, 2013

Halkan ka Dhagayso Shirkii Jaraa'id oo uu qabtay Afhayeenka Saaxil ee Xisbiga UCID ka hor intii aan Xabsiga loo Taxaabin

Bootaan Guuleed Axmed
Afhayeenka Xisibga UCID Ee Gobalka Saaxil Bootaan Guuleed Axmed, ayaa maalintii lixaad ku xidhan magaalada Berbera, Difaacayaasha Madaxabanaan ee Xuquuqda Aadamiga Somaliland waxay halkan idiinku soo gudbinayaan shir jaraa’id oo uu Afhayeenku qabtay ka hor intii aan la xidhin, kaasoo uu kaga hadlay awood sheegasho askarta ilaalada u ah Maareeyaha Guud ee Dekeda Berbera Eng. Cali XorXor. iyo arimo kale.



xigasho: Berberanews.com


No comments: