HEESTA ASTAANTA QARANKA SOMALILAND - SAMO KU WAAR EREYADII ABWAAN XASAN SHEEKH MUUMIN EEBE HAW NAXARIISTO
Abwaan Xasan Sheikh Muumin Rabi Naxariistiisa Jano haka Waraabiyo AAMIIN |
SAMOO KU WAAR SAMO KU WAAR
SAMOO KU WAAR SAMO KU WAAR
SAREEYE CALANKAA SUDHAN BILAY DHULKIISA
SAMOW KU WAAR IYO, IYO BOGAADIN SUGAN
HAMBALYO SUUBAN KUGU SALAANEE SAMO KU WAAR
GEESIYAASHII NAFTOODA U SADQEEYAY QARANIMADA SOMALILAND
XUSKOODA DHAWRSAN KUGU SALAANEE SAAMO KUWAAR
GUULSIDE XAMBAARSAN SOO NOQOSHADIISA
KALSOONI BUU MUTAYSATAYE DASDUURKA KUGU SALANEE
MIDNIMO WALAALNIMO GOOBANIMO,
ISLAANIMO KUGU SALAANEE
ISLAANIMO KUGU SALAANEE
SAMOOW SAAMADIYOOW
SAMO KUWAAR SAMO KU WAAR SOMALILAND
SAMO KUWAAR SAMO KU WAAR SOMALILAND
SAMO KU WAAR SAMO KU WAAR SOMALILAND
SAMO KU WAAR SOMO KU WAAR SOMALILAND
No comments:
Post a Comment