Tuesday, March 12, 2013

MUCJISO: Nin Xaasaskiisa u Taga In ka badan 15 jeer Maalin kasta !!! – Halkan ka Daawo Isaga oo Arintan ka waramaya adiguba waad yaabiye !!!

Nin ilaahay siiyey awood mucjiso ah oo aysan lahayn Dadka bini’aadanka iyo Ninkaas oo Xaasaskiisa u Taga In ka badan 15 jeer Maalinkasta!!!

Ninkn ayaa waxaa la sheegay inuu ilaahay siiyey awood mucjiso ah oo aysan lahayn dadka bini’aadanka ka dib markii uu ninkaas awood u leeyahay waxyaabo badan oo aad la yaabayso oo aysana awoodi karin dadka caadiga ah ee ku nool aduunku.

Ninkaan oo lagu magacaabo Sayid Maxamed Axmed Cabdala oo ah nin u dhashay dalka Masar ayaa waxaa uu ilaahay siiyey oo uu ku maneystay awood xad dhaaf ah, ninkaan ayaa waxaa uu awoodaa inuu lacagta birta ah uu indhihiisa ku laalaabo, ka dibna uu si fudud u kala jabiyo, ninkaan oo ay dhaqaatiirtu ku sheegeen inuu leeyahay awood u dhiganta ilaa 260 faras taas oo u dhiganta awooda ay leeyihiin ilaa iyo 30,000 oo rag ah ayaa waxay taasi tahay arin mucjiso ah oo aysan dadka bini’aadanku yeelan karin, ninkaan ayaa waxaa uu qabaa afar xaas waxuuna soo guursaday ilaa iyo 28 jeer oo hore asagoona dhalay ilaa iyo 35 caruur ah.

Arinta kale ee la yaabka leh ee uu ilaahay ninkaas siiyey ayaa waxay tahay inuu awoodo inuu maalin kasta 15 jeer uu u tago ama uu la raaxaysto xaasaskiis ugu dambeyntiina iyadoo ninkaan mucjisada ah uu ilaahay siiyey awoodaas xaddhaafka ah ayaa waxaa kale oo uu ninkaan sheegay inuu awoodo inuu qaado ama uu qaadi karo baabuurta waaweyn iyo kuwa yar yarba, ninkaan oo laga mamnuucay inuu wax shaqo ah qabto sidoo kalena laga mamnuucay in la xiro ama xabsiga la dhigo iyadoo sidaas loo sameeyey arimo la xiriira nabad galyada maadaama laga baqaayo inuu ninkaan dad waxyeelo ayaa ninkaan waxaa la sheegay inuu awoodaas uu ILAAHAY siiyey uu u isticmaalo hab wanaag iyo ixtiraam ah asagoona aan cidna waxba ku yeelin awoodaas uu eebe ku maneystay ninkaas.

No comments: