Iyadoo SomCable carwadaa kusoo bandhigtay halka ay marayaan hawsha xadhiga mashruuca Kaybalka Badda ee ay doonayaan in Somaliland laga hirgeliyo muddooyinka soo socda, kaas oo hadda shaqadiisu ka socoto dhinaca Xeebta galbeedka Somaliland, isla markaana la doonayo sidii loo soo gaadhsiin lahaa magaalada Berbera. Eng. Yuusuf Xuseen Cabdalle oo ah wakiilka Shirikadda SomCable ee Somaliland ayaa u sheegay inay mashruucaa soo jiidista Kaybalka xadhiga Isgaadhsiinta hadda kasoo bilaabeen dhinaca dalka Djibouti oo laga soo wado xadhiga Submarine Cable, kaas oo lasoo raacinayo xeebta badda Somaliland, isla markaana la gaadhsiinayo magaalada dekeda ah ee Berbera.
Qorilugud WebNews Chief Editorial
This is where you can follow the important socio-economic, geopolitical and security developments, going inside the Republic of Somaliland and Horn of Africa region
Search This Blog
Thursday, December 22, 2011
Shirkadda SomCable Oo Soo Bandhigaty Muuqaalo Muujinaya Halka Uu Marayo Mashruuca Isgaadhsiinta Ee Xadhiga Kaybalka Badda Ee Ay Doonayso Inay Somaliland Keento.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment