Search This Blog

Saturday, October 29, 2011

Ururka Solja Iyo 8 Urur Saxaafadeed Oo Ka Jira Dalalka Afrika Oo Si Kulul U Cambaareeyay Jidh Dil Booliska Hargeysa Kula Kaceen Laba Wariye Oo Ka Kala Tirsan RAMAAS iyo Saxafi.

Oct 29,2011 – Ururka saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa si kulul u cambaareeyay tacadiyadda ciidamada Somaliland kula kacaan saxafiyiinta ka hawl-galla hay’adaha warbaahinta ee madaxa banaan.

War-saxaafadeed uu soo saaray ururka SOLJa ayaa lagu sheegay in tacadiyada saxaafada ay ku hayso xukuumada Madaxwayne Axmed Siilaanyo ay bilihii u dambeeyay ay kor u soo kacayeen, iyagga oo soo bandhigay laba wariye oo labadii todobaad ee u dambeeyay ciidamada boolisku garaacis iyo jidh dil ku sameeyeen.

Wariyayaashan ciidamada boolisku jidh-dilka ku sameeyeen ayaa waxa ka mid ah Maxamed Cabdi Kaahin (Boosh) oo ka mid ah hawl-wadeenada shakabada wararka ee RAMAAS iyo waliba Mustafe Sheekh Cumar oo ka mid ah wargeyska madaxa-banaan ee SAXAFI, iyagga oo sidoo kale difaacay muwaadin lagu waxyeeleeyay ray uu ku baahiyey wargeyska Waaheen.
War-saxaafadeedkaas oo dhamaystirana waxa uu u dhignaa sidan “Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA wuxuu canbaaraynayaa tacadiyada, xadhiga iyo garaacista lagula kacayo suxufiyiinta reer Somaliland iyagoo shaqadoodii gudanaya.
Tacadiyada iyo dhibaatooyinka lagu hayo wariyeyaasha ayaa dhawrkii bilood ee u danbeeyay kor u sii kaceen, waxaana kamid ah tacadiyada iyo dhibaatada lagula kacay Wariyeyaasha ka hawlgala Somaliland dhawrkii bilood ee u dambeeyey kuwan hoos ku qoran:
1. weriye maxamed cabdi kaahin (boosh) ka shaqeeya  ramaasnews iyo royal tv oo sadex askari oo ka tirsan ciidanka booliska  khamiistii shalay kula kaceen garaacis si axmaqnimo ah oo bina,aadanimada ka baxsan u garaaceen iyagoo ku haystay islaamo cabanaya ayaad maalin dhaweyd sawir ka qaaday
2. weriye mustafe sh.cumar geedi oo ah tifaftiha  wargeyska  saxafi  oo 19-kii bishan ay askarta d/hoose ee magaalada hargeysa garaacis iyo xadhig kula kaceen isagoo sawiraya dad danyar ah oo  d/hoose ee hargaysi ka raraysay xaafada gol-jano,
Sidoo kale waxaa xadhig sharci daro ah lagu xidhay  weriyaha wergayska Waaheen ee burco axmed muse Mohamed (sakaaro)  ee  5-tii sept 2011 lagu  xidhay burco ,iyo
weriyaha wergayska ogaal ee burco mahad c/laahi farax oo 6-dii September 2011 oo isna  sidoo kale lagu xidhay magaalada burco
-Jaamac cilmi siciid oo ah muwaadin fikirkiisa ku cabiray wargeyska waheen bishii hore ee September 2011 waxaa lagu garaacay suuqa isagoo qoray maqaal la yidhaa habarjeclooy u kala hadha qaladka iyo saxa aad isku wada raacaysaan arintaana jaamac wuxuu ii xaqiijiyay 12/10/2011 cabaara 12-kii duhurnimo oo aan kula kulmay baar hargeysa
Digniin:
-Ugu horreyn, waxaannu uga digaynaa Xukuumadda iyo ciidamada booliska Somaliland xadhigga iyo garaacista sharcidarrada ah ee Suxufiyiinta, iyaga oo aan haysan waaran-maxkamadeed,
Xildhibaan Kijaandhe iyo dhawrka Xildhibaan ee xulafadiisa ah waxaannu uga digaynaa, xeerka uu soo samaystay ee uu Ajendaha ku darsaday isaga oo aan weli soo gaadhin golaha Wakiillada. Iyada oo aan la garanayn cidda dabada ka waddaa inay hay’adda IREX tahay iyo inay xubno Xukuumadda ka tirsan oo hoosta ka wadata tahay. Inkasta oo uu isagu sheegay maalin dhoweyd oo aannu SOLJA ahaan ula kulannay in aannu wax lacag ah ku qaadan.
Waxaannu leennahay adigoo ka mid ah xildhibaannadii sida Dimuqraaddiga ah u yimid, ha baabiin kii ay sameeyeen Golihii Wakiillada ee beelaha ku yimid, ee kanna dhaqan-geli, kii Radio-yadana samee, adaa lagaa sugayaa si ay taariikhda kuugu gasho.
Aniga oo shirguddoonka ka raalli-gelinaya qadafyadii yaryaraa ee ay saxaafaddu ku qaad-qaadday, maalintii xeerka aad ku dartay ajandaha aad wadato, adiga oo aan la garanayn baahida aad u qabto, ee kugu kelliftay,iyadoo aanay waxba ka ogeyn   wasaaraddii warfaafinta iyo warbaahinta madaxa bannaanaydba.
Anigoo agaasimaha  guud isku aragnay dabayaaqadii September  addis ababa isagoo ku socda London iina xaqiijyay inaanu waxba ka ogayn  xeerkaa cusub ee saxaafada ee la horkeenay golaha wakiilada
sidoo kale wasiirka warfaafinta ayaa ku cadeeyay inaanu waxba kala socon xeerka saxaafada ee cusub ee golaha wakiilada la geeyay ee ajandaha lagu daray wargayska jamhuuriya cadadkiisii  soo baxay 23sept.2011
sidaa daraadeed waxaanu ka codsanaynaa golaha sharci dejinta inay joojiyaan xeerkan oo ay noo sameeyaan xeerkii idaacadaha madaxa banaan oo baahi weyn loo qabo
hadii kale waxaanu samayn Annaga oo dareenkayaga ku muujin donna mudaaharaad salmi ah, haddii uu taas ku joogsan waayana, saxaafaddu waxay samayn doontaa shaqo-joojin.
Baaq:
Waxaan hay’adaha UN-ta, dawladaha deeqda bixiyayaasha , sida, Midowga Yurub, USA, UK, Africa, Asia, INGO’s, and LNGO’s iyo khaasatan hayadihii xidhiidhku ka dhexeeyay ururka solja , Xukuumadda, Ganacsatada Somaliland, Shirkadaha waaweyn iyo Shicibkaba, inay naga caawiyaan xuquuqdii warbaahinta iyo kor-u-qaadista waxbarasho ee suxufiyiinta iyo Xorriyatul-Qawlka.
Codsi:
Dhammaan ururrada waddaniga ah iyo shirkadaha Teleefannada waxaannu ka codsanaynaa inay joojiyaan kana fogaadaan saxaafada  shaqadeedii oo ay qabanayaan, sida awareness-ka, tababarrada, ogeysiisyada iyo xayaysiisyada.
Golaha Wakiillada Somaliland, Golaha Xukuumadda iyo ka Garsoorkaba; inay joojiyaan xeerka Kijaandhe. Waxaannu ka codsanaynaa inay soo diyaariyaan sharcigii Idaacadaha, noona dhaqan-geliyaan xeerkii Saxaafadda ee hore loo ansixiyay, iyaga oo ku daraya kan broadcasting-ka.”
Wasaarada warfaafinta inay shaqadoodii kusoo celiso ama waxbarasho u bilawdo 38-kii weriye  ee  10-kii bishii September 2011 imtixankii laga qaaday la sheegay inay dhaceen taas oo ka hor imanaysa xuquuqda shaqaalaha iyo balanqaadyadii xusbiga kulmiye .
Ugu danbayn waxaanu  wada shaqayn guud kala yeelan doonaa ururada suxufiyiinta wadamada jaarka ah ee ay ka midka yihiin,DJABOUTI,ETHIOPIA,KENYA ,SOMALIA,SOUTH SUDAN, TANZANIA,RWANDA, UGANDA ,BURUNDI,
Association of Djibouti Journalists (ADJ)
Ethiopia National Journalists Union (ENJU)
Kenya Correspondents Association (KCA)
National Union of Somali Journalists (NUSOJ)
Rwanda Journalists Union (RJU)
Tanzania Union of Journalists (TUJ)
Uganda Journalists Union (UJU)
Union Burundaise des Journalistes (UBJ)”
War-saxaafadeedkan uu soo saaray ururka SOLJA ayaa waxa ku saxeexnaa xoghayaha ururkaas Maxamed-Rashiid Muxumed Faarax.
Dhinaca kale, ururka Caalamiga ah ee NUSOJ ayaa si gaar ah uga hadlay garaacista iyo tacadiga lagula kacay wariye Maxamed Cabdi Kaahin (Boosh) oo ka mid hawl-wadeenada RAMAASNEWS.COM waxayna cambaareeyeen garaacis ay khamiistii todobaadkii hore kula kaceen saddexda askarta booliska Hargeysa ah, iyagga oo ku eedeeyay inuu ka qaaday sawiro ay isticmaaleen warbaahinta maxaliga ahi.
Ururka NUSOJ oo la soo xidhiidhay wariye Maxamed Boosh ayaa tilmaamay inuu u sheegay in loo garaacay si axmaqnimo ah “Markii ay ii garaaceen si halis ah, waxaan dalbaday inay saldhiga I geeyaan, laakiin way diideen inay diiwaangaliyaan dambiga ay igu haystaan.” Sidaa waxa NUSOJ u sheegay Wariye Maxamed Boosh.
NUSOJ waxay aad u cambaareysay falkaasi lagula kacay wariye Maxamed Boosh waxayna sheegtay inay arintaasi kala hadlayso masuuliyiinta xukuumada si baadhitaan loogu sameeyo kiiskaasi.

Ururka Solja Iyo 8 Urur Saxaafadeed Oo Ka Jira Dalalka Afrika Oo Si Kulul U Cambaareeyay Jidh Dil Booliska Hargeysa Kula Kaceen Laba Wariye Oo Ka Kala Tirsan RAMAAS iyo Saxafi.

Hargeysa (Ramaas) Oct 29,2011 – Ururka saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa si kulul u cambaareeyay tacadiyadda ciidamada Somaliland kula kacaan saxafiyiinta ka hawl-galla hay’adaha warbaahinta ee madaxa banaan.

Somaliland Police Beat Journalist in Hargeysa

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) strongly condemns the
violations against journalist which continues in Somalia as Somaliland
police has beaten seriously a Television journalist in Hargeysa.

Mohamed Abdi Kahin aka Boosh, who works for both a Somali new website
Ramaas and Royal Television 24  respectively, was seriously beaten by
Somaliland police on Thursday Oct. 27, 2011 at Shacabka neighborhood
in Hargeysa, in proud daylight.  The police accused the journalist for
taking recently published photographs.

"When I was seriously beaten, I requested them to take to the police
station." Mohamed Abdi Kahin told NUSOJ, "But they refused me to file
even my case to the police."

"We condemn the strongest terms possible and call for the Somaliland
authorities to investigate the case thoroughly and stop the harassment
of the journalists and the obstruction of the freedom of the
expression." Mohamed Ibrahim, the Secretary General of the National
Union of Somali Journalists said, "It is unlawful and inhuman to beat
a journalist or any other human what so ever the circumstance might be
and the violations against journalists in Somaliland has to end."

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) documented at least a
dozen press freedom cases in Somaliland. NUSOJ asks for the United
Nations, Human rights Organizations and press freedom groups to
intervene the worsening and the climate for journalists in Somaliland
and the rest of the Somalia.

Buuga “Tilmaamaha Saxafiyiinta Somaliland” Oo Maanta Lagu Daah-Furay Caasimadda Hargeysa Iyo Ururka Solja Oo Soo Jeediyay In Lagu Daro Qodobo Ka Hadlaya Xoriyatul-Qowlka Saxaafadda

Hargeysa(Ramaas) Oct 29,2011 – Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa maanta lagu daah-furay buug ka hadlaya tilmaamaha saxaafada Somaliland, kaas oo magaciisu yahay “BUUGA TILMAAMAHA SAXAAFADA SOMALILAND”.

Buugan ayaa waxa soo saarytay isla-markaana turjuntay  hay’adda IPRT, waxaana qoray aqoonyahan ajaanib ah oo magaciisu yahay Doug Rushton, waxaana maalgalisay safaarada dalka Ingiriiska ee Magaalada Addis-Ababa.

Buugan tilmaamaha saxaafada Somaliland ayaa ka hadlaya isla-markaana qodob qodob u dhigaya qofka saxafiga ah, waxa shaqadiisu tahay, habka uu u shaqaynayo, waxa xaq loogu leeyhay, waxa uu saxafigu xaq ugu leeyahay umadda qaybaheeda kala duwan iyo waliba waxyaabo kale oo tiro badan, kuwaas oo khuseeya saxafiga Somaliland iyo hanaanka uu u hawl-galo.
Xaflada lagu daah-furay buugan cusub oo ka dhacday huteelka Guuleed ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa ka hadlay shakhsiyaad door ah, kuwaas oo ka hadlay muhiimada buugani ka hadlayo iyo sida loogu baahnaa buug hab cilmi ah u qoran oo ka hadla muhiimada saxaafada iyo doorka ay ku leedahay horumarka umaddooda.
Munaasibada waxa ka hadlay Dr Axmed Xuseen Ciise oo ah madaxa hay’adda IPRT oo iyaddu turjuntay buugan, waxaanu ka hadlay buugan iyo sababta loo daabacay la iskuguna hawlay turjumaadaasi.
Dr Axmed Xuseen Ciise, waxa uu sheegay in buugan ay ku jiraan waxyaabo muhiim ah oo saxaafada hagaya, kuwaas oo tilmaan iyo toosinba u ah saxaafada madaxa-banaan iyo ta dawlada ee qaranka Somaliland.
Md Axmed Xuseen Ciise, waxa uu saxaafada dalka u soo jeediyay inay ka faa’ideysato buugan qiimaha leh, kaas oo uu ku macneeyay inuu yahay kii ugu horeeyay ee si dhab ah u hagaya warbaahinta dalka.
Agaasimaha telefiishanka qaranka Somaliland (SLNTV) Mr Axmed Saleebaan Dhuxul oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in saxaafada dalku soo dhawaynayso buugan tilmaamaha ah, isaga oo si weyn uga hadlay doorkii Saxaafada madaxa-banaani uga qayb-qaadatay horumarka iyo dimuqraadiyada Somaliland, isaga oo xusay in doorkaasi uu yahay mid aan la ilaawi Karin oo qalbiga shacabka iyo saxaafadaba meel ugu qoran.
Madaxa-tababrada Wasarada Warfaafinta iyo wacyi-galinta Somaliland Faysal Maxamed Cabdi (Fadh-fadhle) oo sidoo kalena ah saxafi weyn oo kaalin muuqata kaga jira aqoonta saxaafada Soamliland oo isna halkaa ka hadlay ayaa sheegay in aqoonta saxaafadu aanay ahayn mid dhammaata, wuxuuna saxafiyiinta Somaliland u soo jeediyey in ay ka faa’iideystaan buugan, isaga oo xusay in markii uu arkay buugan tilmaamaha saxaafada Somaliland uu ku farxay, isla-markaana uu aad ula yaabau hanaanka farshaxan-nimada ah loo loo daabacay.
Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA  Maxamed-Rashiid Muxumed Faarax oo isna halkaa ka hadlay ayaa tilmaamay in buugan ay ku jiraan qodoba badan oo saxaafadu baahi u qabtay, waxaanu soo jeediyay in buugan lagu soo daro qodobo ka hadlaya xoriyatul-qawlka saxaafada inta laga soo dheego dastuurka qaranka iyo xeerka anshaxa ee saxaafadu leedahay, isaga oo hay’adda IPRT ku amaanay dedaalka ay samaysay.
Munaasibadan oo kulmisay inta badan xubnaha saxaafada Somaliland ayaa shakhsiyaadka kale ee ka hadlay waxa ka mid ah tifaftiraha telefiishanka madaxa-banaan ee HCTV Cabdilaahi (Wayeb), wakiilka laanta afka Soomaliga ee Idaacadda BBC-da ee Hargeysa Axmed Siciid Cigge iyo Wariye Cabdi-shakuur Xaaji Maxamuud (Heer-sare), dhammaantoodna waxay ka hadleen muhiimada buugan TILMAAMAHA SAXAAFADA SOMALILAND, waxayna amaaneen hay’adda IPRT iyo khabiirka ajaanibka ah ee qoray buugan oo magaciisu yahay Doug Rushton.

Somali President Shariff Sheikh Ahmed's Remarks

Taken Question
Office of the Spokesperson
Washington, DC
October 29, 2011

QUESTION: Does the U.S. agree with the Somali President who said Monday that he opposed Kenya's week-old military assault against Islamists in the south of his country?
ANSWER:
We understand that the Government of Kenya and the Transitional Federal Government of Somalia are in contact regarding their continued efforts to promote regional security.
Prime Minister Abdiweli’s office issued a press statement on October 27, reiterating the common stand that Somalia and Kenya have taken against al-Shabaab and their intent to continue to collaborate in their efforts to address the conflict in Somalia as originally articulated in their joint communique of October 18.

PRN: 2011/1835

Monday, October 24, 2011

Kris plans huge trek for Somaliland hospital

24 Oct, 2011 12:00 AM
ORMISTON'S Kris McBride is embarking on a 1800km walk across Egypt in January to raise awareness and funding for a maternity hospital in Hargeisa.
 
Kris said growing up with five sisters provided impetus for the trip, which finishes at the Edna Adan Maternity Hospital in Hargeisa.

Kris leaves Cairo on January 2, 2012, heading south to Aswan (900km intending to walk 30km daily), taking the ferry to Wadi Halfa, walking to Atbara in central Sudan, then heading to the Red Sea. He said he intends to catch a boat down the sea to Dijibouti before walking the final 500km.

Kris will be joined by a friend, Chris, from England.

"We have been provided with a video camera from Ink Productions in the UK and a satellite phone from another company. We have also been given a few smaller things, so things are coming together," Kris said.
He said he was currently seeking more sponsors in order to kit out with trekking boots, a bag and gas cooker.

Kris moved to Ormiston at age eight, and attended Cleveland State High School.

"I am doing what I can to help the female population and highlight the facts facing these women in Somaliland," he said.

The FPA Great Decisions National Opinion Ballot: On Somalia

by  |  on October 19th, 2011  |

The Foreign Policy Association has released the results of its National Opinion Ballot in which highly-informed participants in the Great Decisions (GD) program, the centerpiece of the FPA, weigh in on the various issues that GD covers in a given year.  Among the issues that this year’s poll respondents addressed was the instability in the Horn of Africa with particular emphasis on Somalia.
  • The Great Decisions poll also found seriously waning support for U.S. military involvement in the crisis-plagued Horn of Africa. An overwhelming 66 percent of poll respondents were against American military involvement in an international mission to help resolve governance failures in Somalia.
  • The U.S. military has been involved in a number of military operations in the region in recent years, including drone attacks, often in search of al-Qaeda operatives. In fact, 33 percent of poll respondents think that preventing al-Qaeda, al-Shabaab and other terrorist groups from establishing base operations in Somalia should be the number one priority for U.S. interests in the region. Nearly half of poll respondents reject the idea of even providing assistance—either economic or military—to Somalia.
I would like to look more closely at the results in context.

In a vacuum I can understand the sentiment of the respondents, who, in summary: 1) Overwhelmingly reject American military involvement as part of an international mission in Somalia. 2) Believe that the US and the international community should “stop trying to reconstitute what has proven to be a failed state in the case of Somalia.” 3) By a plurality reject the idea of recognizing and boosting the prospects of independent states in Somaliland and Puntland by supplying direct economic and military aid to these regions. And 4) Believe that the three largest priorities in the region should be preventing terrorist organizations such as al-Shabaab and al Qaeda from gaining a foothold, ensuring the safe passage of oil and other goods traveling through the Gulf of Aden and the Bab al-Mandeb Strait, and believe in support for humanitarian and economic aid.

But Somalia and Somalians do not exist in a vacuum. I can easily understand the reluctance to use military intervention as a tool in Somalia right now. Not only is there tremendous fatigue over interventions and wars in Iraq, Afghanistan and Libya, but those interventions seem demonstrably not to have worked especially efficiently at accomplishing even vaguely laid out goals. It seems to me that if a plurality of respondents believe that al-Shabaab, for example, is the greatest threat to Somalia (and the case is not a hard one to make) then taking military action, even as part of a larger coalition, and even as a last resort, seems shortsighted, especially as the region appears set to erupt in some form of warfare beyond that already engulfing Somalia.

On the second issue, that the US should “stop trying to reconstitute what has proven to be a failed state in the case of Somalia” (a question that to me veers precariously close to push polling) I have to ask how that gibes with point three, which is an unwillingness to help Puntland and Somaliland forge a separate path. It seems to me that you can have your way in point 2 or you can have your way in point 3 but you cannot have both. Unless you are simply saying to leave the region to its own devices, but the various priorities listed in section four of the poll indicates that pure isolationism is also not the goal.

I do not mean to be critical of either the poll or its respondents. But what the results point out is just how difficult, how frustrating, and how paralyzing the crisis in the Horn of Africa is and how at times it appears that we are in search of the least bad option amidst a sea of imperfect choices.

SOMALILAND: Failing law leaves children unprotected in Somaliland

Activists say unless the juvenile justice law is implemented, children in conflict with the law will continue to face arbitrary justice (file photo)
HARGEISA, 24 October 2011 (IRIN) - Child rights activists have expressed concern over the stagnation of a juvenile justice law in Somalia's self-declared independent Republic of Somaliland, where officials say an average of 200 children are detained every month by police.

According to Khadar Nour, a child protection activist in the capital, Hargeisa, children are regularly detained for minor offences and "end up being detained with adults because there are no rehabilitation centres for children or prisons for children".

Somaliland passed a juvenile justice law in 2007 but is yet to implement it due to what government officials say are financial constraints and lack of knowledge of the law by the responsible institutions and their staff.

The law puts the age of criminal liability at 15, and requires that punishment be proportionate to the circumstances of the child and the gravity and nature of the offence. It limits maximum punishment to 15 years and prohibits corporal punishment, life imprisonment and the death penalty. The law also sets out protective measures relating to the child's record, and ensures clear child participation and child rights during proceedings.

But according to an assessment conducted in August by Somaliland's ministry of justice, just 5 percent of the average 200 children detained monthly are processed though the judicial system; children are often arrested and freed arbitrarily.

Ahmed Ismail Ali, director of child protection in Somaliland's ministry of justice, said at the time of the assessment, a total of 104 children were in prison for offences such as theft, possession of illicit drugs and rape.

"Out of the total [number of children in prison], 10 percent were female; 59 percent of all children in prisons were convicted by courts mainly for rape, drug [possession] and gang-related offences as well as other minor offences, while the remaining 41 percent are on remand," Ali said, quoting the assessment. "During trial, it was learned that 46 percent of those convicted were subjected to arbitrary detention."

Police fail to apply law

The assessment found that more than half of Somaliland's police stations did not apply the juvenile justice law.

"This law... calls for the establishment of children's courts, children's pre-trial detention centres and children's rehabilitation centres," said Ahmed Aidid Hussein, the minister for justice, adding that the law had been held up primarily by a lack of funds for implementation and the training of police officers, social workers and other staff required to implement it.

However, officials with the UN Children's Fund in Hargeisa told IRIN the institutionalization of children was not ideal, and ways should be found to keep them within the community rather than in rehabilitation centres.

Traditionally, criminal cases against children in Somaliland are dealt with by clan elders, with the clan, and not the child, taking responsibility for the crime. The 2007 law aims to protect the rights of children in accordance with international human rights law in a way that harmonizes the provisions of secular, Sharia and customary laws relating to children in conflict with law.

"I appeal to international and UN partners engaged in juvenile justice to commit themselves to contribute to the establishment of these institutions without which juvenile justice cannot be implemented," Hussein said.

maj/js/kr/cb

Theme (s): Aid Policy, Children, Education, Governance, Human Rights,
[This report does not necessarily reflect the views of the United Nations]

IRIN Africa | SOMALIA: Failing law leaves children unprotected in Somaliland | Somalia | Aid Policy | Children | Education | Governance | Human Rights

IRIN Africa | SOMALIA: Failing law leaves children unprotected in Somaliland | Somalia | Aid Policy | Children | Education | Governance | Human Rights

Wednesday, October 19, 2011

Hope in Somalia is four-legged, woolly

Young men struggle to keep goats and sheep together on the streets 
of Hargeisa.
SAYYID AZIM / THE ASSOCIATED PRESS Enlarge Image
Young men struggle to keep goats and sheep together on the streets of Hargeisa.
Where there are beasts, there is life, goes a saying in Somalia. Half its people depend on livestock for their survival. This year, they will export record numbers of animals. That seems improbable, given that a famine is raging in south Somalia, which has seen over a million animals die of hunger and thirst. But the grazing in other parts of Somalia, especially the north, has been excellent, and demand for livestock from abroad has never been higher. After banning Somali sheep and goats for many years for allegedly being diseased, Jeddah in Saudi Arabia has once again declared them welcome.

For the first time since the collapse of Somalia as a unitary state in 1991, Saudi and Lebanese traders have ventured into the local livestock markets. Goats are mainly exported to Mecca for the annual haj pilgrimage. The UN Food and Agriculture Organization estimates that $250 million worth of animals will leave the port of Berbera and its more ramshackle rival, Bossaso, in the seven weeks before the haj in early November.
In the livestock market in Hargeisa, capital of the semi-autonomous region of Somaliland, sweaty goatherds press in on Adan Ahmed Deria, a trader. Hundreds of camels are being loaded onto trucks. Deria nods to show that the price is fixed. "God willing," he says, "I will buy 800,000 goats and sheep this year." That is $52 million of business, in cash, in a country where the economy has apparently collapsed.

Trade is set to grow further. Saudi Arabia wants to double its livestock imports from Somalia by 2013. The herders face fierce competition from Georgia, China and Paraguay, but halal butchers value the quality of Somali animals, which are raised by nomadic Muslims.

Somalis have hardly begun to tap the value of their animals. With about $50 million in international help, they could invest in watering stations, encourage communities to cure animal skins, make soap from bone marrow and fashion buttons from camel bone. They might also usefully improve transportation by, say, building bridges over rivers prone to flooding, which would cut out rapacious middlemen.

Though the region suffers from rampant piracy, it mainly affects international shipping rather than locals. Last month, pirates captured a livestock ship in the waters off Bossaso; they were killed within hours by irate traders and herders. Meanwhile, hijacked foreign freighters litter the coastline undisturbed.
As parts of the economy grow, Somalis increasingly look to the diaspora for loans. Its members are prominent in gold and metal markets across Africa. Many excel at moving goods and money around. The once-thriving fishing industry would be helped by investment in refrigerators, as would frankincense cultivation, which employs 10 per cent of the workers in Puntland, a breakaway region in the north.
None of this is to deny that the situation in south Somalia -- the country's breadbasket -- is anything other than dire. UN figures yet to be published suggest that 80,000 people may already have died as a result of the famine. More are certain to follow them to the grave. According to Somali aid workers from the hungriest areas, the situation is bad but improving. Forecasts for the coming rains are promising. Showers have already arrived in some places. Recovery will be a struggle, but apocalypse looks less likely now.

An American celebrity campaign emphasizes that famines are man-made. That is unhelpfully vague, but not necessarily wrong. In Somalia, famine results from the strictures imposed by the al-Qaida-linked Shabab militia, which controls large parts of the south. A drought has strained the entire region. But Kenya and Ethiopia have dealt with it much better than the ignorant and petty Shabab. They have been kicked out of Mogadishu, Somalia's ruined seaside capital, by African Union troops paid by America and the European Union.

The Shabab are not yet defeated, but they have lost a lot of ground and support. The story of a 23-year-old farmer, Ahmed Mohammed, is typical. He fled his village of Bulamerer on the Shabelle River along with his heavily pregnant wife and one of their children. They left two other children behind in the village with Mohammed's mother and his teenage brothers and sisters. The family's goats died of hunger. He fears his children might suffer the same fate. Still, he says he will not return home until the Shabab have gone.

The fighters take a third of the harvest as taxation, ban singing, whip the men to prayers, force the women to cover their faces and violently break up any gathering of four or more people. The village school is run by the Shabab, but only those loyal to their cause are allowed to attend. Echoing the suggestion that the famine is at least in part man-made, Mohammed claims he and others were denied access to river water for their crops.
Now on the defensive, the Shabab have taken actions as desperate as they are deadly. On Oct. 4, they arranged a suicide bombing in Mogadishu that killed more than 100 people. Most were students queuing up for scholarships to Turkey. The bomber, a teenager, recorded an interview before the attack in which he said of the victims, "They never think about the hereafter and about harassed Muslims."

The target of the bombing was education -- hope itself -- but also the Transitional Federal Government. It is supported by the AU troops in the capital. The prime minister, Abdiweli Mohamed Ali, wants to finish off the Shabab and has said, "This is the time to intervene" and that the "cowards" should not be allowed to regroup. An offensive led by the AU and transitional government troops this week hammered Shabab positions on the edge of Mogadishu. Publicly, donor countries say the government is the best bet to run the country. Privately, they lambaste it. Sheikh Sharif Ahmed, the lacklustre president, has extended his mandate by delaying elections to next year, to nobody's satisfaction. Venal and inept, his government surely needs to be replaced. But with what?

Republished from the Winnipeg Free Press print edition October 18, 2011 A10