This is where you can follow the important socio-economic, geopolitical and security developments, going inside the Republic of Somaliland and Horn of Africa region
Search This Blog
Friday, May 3, 2013
GEESI NAGA DHASHOO GUUL DHASHUU AHAA !! XUSKA SANADGUURADII 11AAD GEERIDII MARXUUM CIGAAL
Marxuum Maxamed Xaaji
Ibrahim Cigaal, Ilaahay naxariistii Janno Fardawsa ha ka waraabiye, wuxuu ahaa
shaqsi aan weli soo marin taariikhda dhammaan dadka af Somaliga ku hadlla, magaciisuna
sharaf ,qadarrin iyo karaamo huwan yahay.Wuxuu ahaa Siyaasi ruug caddaa ah, si
weynna looga qadariyo mandaqadda G eeska Afrika iyo dhammaan caalamkaba.
Marxuum Cigaal (AHUN),wuxuu ahaa madaxweynihii ugu horreey ey ee Somaliland,ee
gacantiisa ku soo sexeexay xoriyaddii aynu ka qaadanay Dawladda Ingiriiska 26
June 1960 kii.
1993 kii ayaa Marxuum
Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal , mar
labaad Madaxweyne ka noqday Somaliland waqtigaas oo Dalka iyo dadkuba ay ku sugnaayeen xaalad aad
u adag,jihadaad u jeedsatana ay ka soo yeedhayso dhiillo colaadeed , amnni
darro , kala danbayn la'aan , geyigeena dhammantii ay ka muuqato bur burkii,
xasuuqii iyo dakharadii ay Daalimintii Huwantu iyo kaba qaadkoodiiba inoo
geysteen. Marxuum Cigaal (AHUN), isagoo hawshaa baaxaddaa leh u muuqato, oo aan
Dawlado iyo kaalmo shisheeye toona gacanta hoos dhigan, ayuu ku guuleystay inuu
shacabkii boggooda burcad isku mariyo, walaaleeyo , hannaan dawladnimo iyo kala
danbeynna u yagleelo, seeskana u qotamiyo. Maanta oo bishu tahay 3 May, 2013, ahna
sannad guuradii 11-aad, ee maalintii uu geeriyooday marxuum Cigaal, waa in loo
aqoonsado maalin Qaran, Library & Museumna loo dhiso........Geesi naga baxoo
, Guul dhashuu ahaa.
• Sameyntii Dastuurka
Somaliland
• Sameyntii Calanka
• Sameyntii ciidanka Qaranka
• Hub ka dhigistii Beelaha
• Nabadayntii Beelaha
• Dib u dhiskii Dalka
• Sameyntii lacagta
Somaliland
• Sameyntii Baasboorka
Somaliland
• Sameyntii hannaanka
Dawladnimo
• iyo kuwo kale oo badan
3 May ,2002, oo ahayd
maalintii marxuum Cigaal ku geeriyooday Cusbitaal ku yaalla magaalada Pretoriya
ee Dalka Koonfurt Afrika,waxay ahayd maalin madaw, murugo leh, naxdin iyo
dhiillana u soo hoyatay dh ammaan inta jecel jiritaanka iyo Qaranimada
Somaliland. Walaw ay adag tahay in qoraal lagu sifeeyo sida uu noqday ama uu
ahaa dareenka Somalilandersku meel ay
maalintaas joogeenbba , bal waxaan isku da yi doon aa inaan idinku maansheeyo
Gabay baroor diiqa ah, oo uu maalintaa tiriyey
Cali Adan Cawaale , waxaanu yidhi :
Sayed baad ahayd Mohamedow
Mawle soo diraye
Siraad iyo aqoon baad ahayd
saaqay dunidiiye
Somaliland baad jeclayd inay
sarraysaaye
Teer iyo sitiinkii adaa
taajka noo sidaye
Hanadkii sexeexaad ahayd
saariddii karale
*****
Sama wadde haddii anad ahayn
lama sod caasheene
Xamar kuma sinteen
dawladnimo xaasil oo sugane
Somali baa kugu mudnayd inay
sinnaataaye
Saddexdii maqnaa baad lahayd
sawtka gaadhsiiye
Sir ma qabe waddaniyaad
ahayd sajac heer Qarane
*****
Sidaa ugu listeen uma
hambayn madaxdii reer Suud'e
Iyagaa waxaad sahamiseen
suuqyada u galaye
Sunuut bay ku iibsheen
waaxaad sahadinaeysaeene
Kala saare labadii shalay laysu
soo daraye
Waatay salaad hore galeen
suuqyadii herere
Saf ballaadhan waatay rasaas
shicib ku seexsheene
Taangiga siqaa wuxu dul
maray sabi carruureede
Silicii dadkaagaa la baday
saani loo aragye
*****
Sankaa ii mudnaa inan dagaal
kaga sifeeyaaye
Waatii sutida loo qabteen
sugay xalaashiiye
Sandulley ahayd inan ka koro
Xamar dul saarkeede
Inkastooy saraakiil halgemay
sahayatoon waayey
Soo noqotay Maandeeq markale
geesiyaa sugaye
Halkii aan sinnaan iyo
wadaag samo ka dhawraayey
Ayadoon saldhigin bay
haddana sudhatay reer reere
*****
Solladaa markay naga gashee
laysu socon waayey
Waatay simaamkii mar kale
kuu sidkeen adiye
Waxad saawa saawiyo farsamo
dhaban salaaxdaaba
Waataad sargooyada habboon
saaftay nabarkiiye
kuma seegin tii loo ballamay
sigib tirkeediiye
*****
Salka wadigaa maamul qaran
seeska noo dhigaye
Nabad bay ku seexdaan
dhammaan saaka shicibkiiye
Saxan saxo udgoon baad mar
kale siisay Reer Lande
Sama wade cuddoon baa halkaa
sax uga maarayne
*****
Sooyaalka taariikhdu wuu
sugay halkaagiiye
Somali baad guud ahaan ugu
sarreysaaye
Suugaanta kuma koobi karo
sumada haagiiye
*****
Sool iyo Hargeysiyo
Togdheer Booramiyo Saylac
Sanaag iyo Addis iyo Jijiga baddhabiyo saaxil
waxa saaka laga ooyayaa tan
iyo Sayloone
*****
Nina saacaddii kama fakado
seeftu guud timide
Sama wade Halyeyow jannadda
saani ugu dheelmo
Waxan kugu sagootiyey duciyo
safar nabaaddiino
Safka nabiga Ebbuhu ku mari
surinka loo raaco
*****
Qabrigana siraad nuurayiyo
waasac kugu seexi
Seeraha Fardowsana Alluhu
daar ha kaa siiyo
Malaa'iigtu soortii Jannada
sooryo kugu boobe
Salaama Alla dee Mohamedow
samirku waa doore
Geeridu waa xaq,waana hubaal
in naf walbba ay maalinteeda dha dhamin doonto mawdka,waxaase xaqii qo ah, biyo
kama dhibcaan ah, in shaqsigii Dalkiisa iyo dadkiisa waxtar,wanaag iyo dhaxal
loo aayo uga ta gaa , in taariikhda ma guurtada ah lagu xardhi doono,
magaciisuna aanu dhimanayn weligii ,
lana xasuus an doono , loona duceyn doono mar walbba.
Waxaan soo jeedinayaa , in
marxuum Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal , Aabihii Jamhuuriyadda Somaliland,la gu
maamuuso, lagu qadariyo , laguna sharfo , dhaxalkii iyo wanaaggaa faraha badan
ee uu inooga tagay , ahna ta maanta Somaliland heerkaa ku soo gaadhay ,
kuna naaloonayso . Maanta oo bishu tahay 3 May , 2013, ahna sannad guuradii
11-aad , ee maalintii uu geeriyooday marxuum Cigaal, waa in loo aqoonsado
maalin Qaran, Library & Museum na loo dhiso.
Waxaan ku soo af meerayaa
qoraalkaygan kooban, Allahayaw adaa awood lehe ,waxaan kaa baryayaa in aad
marxuumka danbi dhaaf u fidiso , qabriga u nuurto , u waasiciso , neecaw
udgooniyo , ku siiso naruur o , janno Fardawsana ku abaal mariso, Aamiin ,
Aamiin, Aamiin.
Factfile on Somalia
Somalia, where almost 260,000 people -- half of them
young children -- died of hunger in a 2010-2012 famine, according to a UN
report on Thursday, is an impoverished country in the Horn of Africa.
It has been ravaged by a civil war since the fall of the
regime of Mohamed Siad Barre in 1991:
- GEOGRAPHY: Somalia is 637,657 square kilometres
(246,200 square miles) in area, including the autonomous northern states of
Puntland and Somaliland.
Situated on the "horn" of Africa, it forms the
continent's easternmost tip jutting out into the Indian Ocean, has Africa's
longest coastline and borders Djibouti, Ethiopia and Kenya.
- POPULATION:
Estimated at 9.5 million.
- CAPITAL: Mogadishu
- LANGUAGES:
Somali, Arabic, Italian, English
- RELIGION:
Muslim.
- HISTORY: Today's
Somalia can be traced to a 7th century AD Arab sultanate.
Its modern history started in the 19th century when
European powers vied for control, and Britain eventually established authority
over northern Somalia in 1886 and created the protectorate of Somaliland.
Italy later established a colony in southern and central
Somalia.
In November 1949, the UN granted independence to Italian
Somalia but placed it under an Italian-led trusteeship.
On 26 June 1960, the northern protectorate of Somaliland
won independence from Britain. Five days later, Italian Somalia became fully
independent and merged with Somaliland.
In 1969, Mohamed Siad Barre seized power and thrust the
country into the cold war, siding with the Soviet Union.
After deadly wars with Ethiopia, Barre was eventually
ousted in 1991, ushering in a period of civil war that destroyed most state
institutions.
From 1992 to 1995 the international community intervened
and sought to help victims of famine and restore peace.
The transitional administration, put in place in 2004 and
backed since 2007 by an African Union force has been confronted by an uprising
by radical Islamist Shebab, linked to Al-Qaeda.
Since late 2011, Kenya and Ethiopia launched military
operations in Somalia against insurgents. The latter, driven from the capital
in August 2011, have lost almost all their bastions but still control large
parts of the south and centre of the country, and have stepped up their
guerrilla activities and attacks.
In August 2012 a provisional constitution was adopted and
a new parliament sworn in in Mogadishu. The election by parliament of Hassan
Sheikh Mohamud as president in September capped a long and complex political
process, backed by the UN, and designed to give Somalia a real central
government.
- ECONOMY AND RESOURCES: Somalia is one of the poorest
countries in the world and regularly ravaged by drought. The armed conflict has
destroyed much of the country's infrastructure.
According to a UN report published on Thursday, nearly
260,000 Somalis, half of them young children, died of famine between October
2010 and April 2012 during a devastating drought which hit the Horn of Africa.
The livestock sector contributes 40 percent of Somalia's
income, and 80 percent of its foreign currency earnings.
PIRACY
Since 2007 an international naval force has been deployed
off the coast of Somalia to fight against acts of piracy, which according to
the World Bank are at their lowest level for three years.
Somaliland: Three Charged with Ties to 2008 Suicide Attacks in Hargeisa
![]() |
| The attacks were a shock to many in Hargeisa after years of peace |
By Christie Smythe
Somalilandsun - Three men charged with supporting the Somali terrorist group al-Shabaab had ties to two suicide bombers from Minnesota; the U.S. says reports Bloomberg News.
The three defendants were "closely associated" with Farah
Mohamed Beledi, a suicide bomber who lived in the Twin Cities and who participated in a 2011 Somalia attack, prosecutors said in a letter filed Wednesday, May 1 in federal court in Brooklyn, New York.
Another bomber from Minnesota, Shirwa Ahmed, a 2000 graduate of Roosevelt High School who took part in simultaneous 2008 attacks, was discussed by two of the defendants in detail during intercepted communications, prosecutors said in the filing. Beledi and Shirwa Ahmed were U.S. citizens, according to the document.
The letter, providing supplementary evidentiary material to the defense, was filed in the case of Ali Yasin Ahmed, Madhi Hashi and Mohamed Yusuf. The three were arrested in Africa by local officials in August and taken into U.S. custody in November, according to prosecutors. They were indicted on charges of conspiracy, use of high-powered firearms and providing material support to a foreign terrorist group.
Prosecutors allege that from December 2008 to August, the men participated in weapons and explosives training and a suicide-bomber program with associates of al-Shabaab and were deployed in combat operations to support the group, which is affiliated with al-Qaeda.
FIVE BOMBINGS
Al-Shabaab claimed responsibility for five simultaneous suicide bombings in Somalia targeting the Somaliland and Ethiopian government and the United Nations, prosecutors said. The group also carried out a suicide attack on a government checkpoint in Somalia in 2011, prosecutors said.
The three defendants were originally from Somalia, an attorney for Yusuf, Ephraim Savitt, said previously. Yusuf, formerly a bus driver, grew up in Sweden and is a Swedish citizen, according to Savitt.
Savitt and a lawyer for Ali Yasin Ahmed, Susan Kellman, didn't immediately respond to calls for comment today. Harry Batchelder Jr., a lawyer for Hashi, didn't immediately respond to an e-mail seeking comment.
If convicted of all the charges, the defendants face a maximum sentence of life in prison, according to prosecutors.
The case is U.S. v. Ahmed, 1:12-cr-00661, U.S. District Court, Eastern District of New York (Brooklyn).
Source: Bloomberg News |
Ancient art in Somaliland in diplomatic limbo
Country’s unique status prohibits U.N. heritage protection for its caves
The Laas Geel cave paintings in Somaliland in the Horn of Africa are not as old or famous as the art in France’s Lascaux or Spain’s Altamira caves, but the quality is just as good, archaeologists say.
Unlike the European caves, however, Laas Geel has no chance of international protection as a site on the UNESCO World Heritage List because of the region’s complicated diplomatic situation.
Somaliland declared its independence more than 20 years ago and has been building a democracy ever since. But the world still recognizes the region as part of Somalia, which has spent the past two decades in chaos without a functioning government.
Somalia, which restored a government just last year, has not signed the UNESCO World Heritage treaty, so the caves in Somaliland cannot receive U.N. protection.
“We definitely need a heritage protection support,” said Somaliland Foreign Minister Mohamed A. Omar.
“These are a very old and historically and scientifically very important asset which has a global significance. Any help in protecting this is much appreciated by the Somaliland government.”
A French archaeological team discovered the isolated Laas Geel caves in 2002. Guided by villagers whose ancestors had known about the caverns for generations, they found the vibrant paintings in pristine condition.The dry climate has helped preserve the ancient rock art, depicting nomadic life more than 5,000 years ago.
The Laas Geel caves are in 10 areas of a large granitic outcrop about 37 miles north of Somaliland’s capital, Hargeisa, and can reached by the road to the port city of Berbera. The caves sit near a dry riverbed 3 miles off the main road. Traversing the unmarked rutty trail requires a four-wheel-drive vehicle.
The outcrops appear ordinary until a close examination of the shallow enclosed areas near the upper reaches.
French archaeologists say the Laas Geel cave paintings are at least 5,000 years old and possibly twice that age.
Some of the paintings show the indigenous nomadic people worshipping cows. Other scenes show giraffes, dogs, antelopes, camels and other animals. In the Somali language, Laas Geel means “where the camels once watered.”
The cave art is reportedly among the oldest found in Africa. Many visitors say this incredible archaeological find deserves to be designated as a UNESCO World Heritage site, despite the diplomatic problems.
With good highway signs, better vehicular access and an improved visitor center, this precious repository of ancient rock art could become a major tourist attraction and economic boost to Somaliland.
The Neolithic Laas Geel cave paintings are similar to the Paleolithic Lascaux cave paintings near Montignac, France. Discovered in 1940, the French cave paintings are thought to be 17,000 years old.
The Somaliland cave art also resembles the Altamira cave paintings discovered in the Cantabria region of northern Spain in 1880. They have been referred to as the “Sistine Chapel of Paleolithic art,” depicting life 18,000 years ago. Many of the scenes at Altamira are centered on bison, bulls and other animals prevalent in Europe at the time.
Somaliland is in one of the most strategic parts of Africa, on the Gulf of Aden. This northern region is part of an ancient world that archaeologists have barely begun to explore — where treasures may abound, in Somaliland and adjacent Puntland.
Somalia has become better known in recent years for its ethnic conflicts, al-Shabab terrorists, pirates, kidnappings and corruption. Drought and famine have added to the humanitarian disaster, which has sent thousands of Somalis fleeing to refugee camps in nearby Kenya.
Somalia’s 2,000-mile coastline was a primary trading route at the time of the Egyptian pharaohs, with ships stopping regularly to trade goods and take on supplies. Somalia was on the spice route to the Far East and India — a key to the Arabian trade link with Africa.
Stories abound regarding the biblical three wise men who brought gifts to the infant Jesus, including frankincense and myrrh — the best in the world — from the hills of Somaliland, formerly known as the “Land of Punt.”
Another archaeological team recently discovered the remains of a 4,500-year-old Egyptian harbor at Wadi el-Jarf, on the Red Sea coast. The port is being linked to ancient Egyptian mining operations that included copper, turquoise and other minerals brought from the south Sinai.
The port also has led to speculation that it was used for voyages to the mysterious Land of Punt in Somalia.
• John Price is a former U.S. ambassador to Comoros, Mauritius and the Seychelles islands. He currently serves as a resident scholar at the University of Utah’s Hinckley Institute of Politics. He is the author of “When the White House Calls,” and regularly writes commentaries on Africa and the Arabian Peninsula.
Somali-Canadian women recruited by terror group, U.S. politicians told
By Ian MacLeod, Postmedia News
Terrorist recruiters are targeting young Somali-Canadian women to take up arms, the head of the Canadian Somali Congress told U.S. politicians Wednesday.
In testimony before the House of Representatives Committee on Homeland Security, Ahmed Hussen suggested the reason may be the increased police and security-service attention that's been paid to the recruitment of "dozens" of young Somali-Canadian men from Ottawa and Toronto in recent years.
"Lately, the recruiters have turned their attention to the facilitation of young Canadian Somali women into joining al-Shabab," Hussen said in a prepared statement.
Al-Shabab is the radical Somali youth militia now fully integrated with al-Qaida and which Canada and the United States have banned as an outlawed terrorist group.
Much of the youth recruiting is believed to be through the Internet and an online mix of religious tracts, rap music, videos and recruiting pitches delivered in English. Visiting extremist clerics are another propaganda source.
The fear, said Hussen, is that al-Shabab will employ Canadians and other westerners to extend its reach outside the war- and famine-ravaged East African nation —where it is battling a weak western-backed government to turn the country into an Islamic state.
"There is no shortage of foot soldiers and young men that al-Shabab can recruit in Somalia," Hussen said during questioning by committee members. "Why would they spend all this money, effort and (put themselves) at great risk to recruit westerners, people who hold Canadian, U.S. and British passports?
"It's because we think they have aspirations beyond East Africa. They've proven that by attacking Uganda," he said, referring to an attack last July where two suicide bombers killed 79 people gathered to watch the FIFA World Cup final on television in the Ugandan capital Kampala.
U.S. officials are increasingly expressing concern, too, too, particularly after capturing an al-Shabab commander who, it's alleged, had been a liaison with al-Qaida in the Arabian Peninsula (AQAP), an active Yemeni group that has tried to strike the U.S.New York Republican representative Peter T. King, presiding Wednesday over the third in a series of controversial congressional hearings examining the radicalization of Muslim-Americans, said committee staff investigators have determined that 40 Americans and 20 Canadians have joined al-Shabab in Somalia.
Critics charge that King's focus on Muslim-Americans plays into the hands of extremists who say Washington is wrongly targeting Islam for the 9/11 terrorism attacks.
King said three Canadians (whom he did not identify) and at least 15 Americans have been killed in fighting. Previously, only one Canadian death was suspected, that of Mohamed Elmi Ibrahim, a University of Toronto student whom al-Shabab said was killed "in battle" last year. He was the first of six Somali-Canadian men who reportedly disappeared from the Toronto area in 2009.
According to the U.S. Justice Department, 18 people have been charged in a scheme to recruit young people from the Minneapolis area to travel to Africa and join al-Shabab. Eight defendants have been arrested, and six have pleaded guilty.
Fourteen people, including several U.S. citizens, were indicted by a federal grand jury in Minneapolis last August on terrorism charges for travelling to Somalia and joining the group.
Canada's first arrest related to al-Shabab was in March, when police detained Mohamed Hersi, 25, as the Canadian was waiting to board a flight from Toronto to Cairo. Police alleged his ultimate destination was Somalia and al-Shabab. He is free on bail awaiting trial on two terrorism-related offences, including counselling a person to take part in terrorist activity.
Hussen could not be reached for comment after delivering his testimony. He has said previously that in addition to the "Somali Six" from the Toronto area, he has been told two young Ottawa men, as well as two young women, also left for the Horn of Africa nation.
His prepared text Wednesday, citing unnamed Canadian national security officials, referred to "the disappearances of dozens of young Canadian Somali males who had travelled to Somalia to fight for the al-Shabab."
In his testimony, Hussen portrayed Canada's estimated 200,000 Somalis as struggling to fit into mainstream Canadian society since fleeing civil war in the late 1990s.
Almost 85 per cent of Somali-Canadians are under the age of 30, with unemployment in Ottawa and Toronto hovering around 40 cent in the group. Many young men have dropped out of school. Those who do persevere often can't find jobs in their professions, he said.
"A minority becomes alienated and fall victim to a narrative that turns them against Canada and the United States — the very countries that have sustained them and also gave refuge to their parents as they fled the brutal civil war in Somalia. This dangerous and constant anti-western narrative is fed to them by radicals in our community who do not hesitate to use these vulnerable youth as gun fodder in their desire to establish a base for the al-Qaida terrorist group in Somalia," he told the committee.
Police and security intelligence work is not enough to counter the threat, he said, nor is working only with religious leaders.
"You need to target the young professionals, people who are coming up, people who are dedicated to the values that have made this country great. Those are the people who have the credibility to turn back against the messaging that leads to radicalization.
Although he spent many years in Toronto, Hussen was living in Ottawa when he founded the Canadian Somali Congress, one of the only national associations claiming to represent Somali-Canadians.
The organization does advocacy work and partners with other agencies, including Jewish Family Services of Ottawa, to organize professional internships for young Somali-Canadians.
Hussen often appears in the media, whether to talk about the issue of Somali pirates, violence claiming the lives of Somali youth living in Alberta or, more recently, pressing the Canadian government to increase its immigration quota from Somalia in light of the worsening famine there.
© Copyright (c) The Ottawa Citizen
Subscribe to:
Comments (Atom)











