Friday, May 16, 2014

MAGACYADA BILIHII IYO MAALMAHA REER SOMALILAND




Magacyada Bilaha Reer Somaliland:
1.                              Muxarram 
2.                             Safar  
3.                            Mawliid 
4.                           Rajal Hore 
5.                          Rajal Dhexe 
6.                         Rajal Dambe 
7.                    Sabbuux 
8.                      Waabariis 
9.                      Soon 
10.       Soonfur  
11.             Sadataal  
12.             Carafo.


Magacyada Maalmaha Reer Somaliland:

1. Sade = Sabti   

2. Carte = Axad  

3. Uguus = Isniin  

4. Agaax = Salaasa  

5. Agaal  = Arbaca 

6. Case  = Khamiis 

7. Lamme = Jimce.

Kuwa Kalena Waa La Sheegay Sida:

1. Koobin 

2. Laabin 

3. Labatakor 

4. Koodaar 

5. Hakis 

6. Hakis Bila

7. Sooroga


Macluumaadkan kor ku qoran waxan ka soo minguurinay websiteka http://aleel999.wordpress.com/baro-af-somaliga/magacyada-bilihii-iyo-maalmihiin-soomlida/, cidii wax ku kordhinaysa ama saxaysa waan soo dhawaynaynaa si jiilalkeena dambe u helaan xog sax ah oo ku saabsan sooyaalkii awoowyaashood.

No comments: