After navigating the Suez Canal and
Bab-el-Mandeb strait, French frigate FS Courbet has joined EU Naval
Force (EU NAVFOR) Somalia - Operation Atalanta. The French frigate
replaces the FS Surcouf, who has been operating within the EU
counter-piracy operation since last December. On Monday 18 February
2013, the French frigate FS Courbet met her sister ship, FS Surcouf, in
Djibouti in order to take her place within EU NAVFOR. On 3 February, FS
Courbet departed from her home base in Toulon, France, with a Panther
helicopter from the French Naval Aviation 36F Flottille and a Vessel
Protection Detachment (VPD) from Estonia on board. She is now proud to
be fully integrated in Operation Atalanta.
Whilst with EU NAVFOR, the FS Courbet will work together with the
other EU NAVFOR ships already deployed in the region, as well as the
ships from other counter-piracy task forces. During this time the FS
Courbet will be tasked with the protection to World Food Programme (WFP)
and African Union Mission in Somalia (AMISOM) shipping, providing
protection to vulnerable shipping on a case-by-case basis, monitoring
fishing activities off the Somali coast, and the deterrence, prevention
and repression of acts of piracy and armed robbery at sea.
This is where you can follow the important socio-economic, geopolitical and security developments, going inside the Republic of Somaliland and Horn of Africa region
Search This Blog
Saturday, February 23, 2013
Ethiopia: Ericsson launches school broadband project
Global telecommunication services operator Ericsson has launched a new school broadband project in Ethiopia aimed at boosting Internet services for local schools in an effort to increase infrastructure and services for the younger generation.
Ericsson has launched a new school broadband project in Ethiopia aimed at boosting Internet services for local schools. (Image: File)
It said that it will bring “voice and data communications to the Millennium Village Project (MVP) in Koraro in a remote part of northern Ethiopia as a way of increasing understanding and access to Internet for schools. With access to 3G connectivity more than 4,000 students and their teachers at two schools involved in the Connect To Learn initiative will now have access to modern learning and teaching resources through Ericsson’s cloud-computing platform,” Ericsson said in a statement released on Thursday.
“In addition, community health workers in the Millennium Villages will be using mobile phones provided by Sony Mobile and broadband access provided by Ericsson to deliver healthcare services to households and collect health information for improved monitoring,” it added.
Ethiopia’s government has been pushing forward on Internet services and broadband efforts across the country and sees schools as the future of this process.
The company added that the project includes netbooks and wireless terminals to facilitate access to online educational resources, as well as ICT skills training.
"Waxay Doonayaan Inay Nagu Shaanbadeeyaan Inaanu Ka Tirsanahay Al-shabaab" Hooyo Mako Axmed Oo Dhashay Wiil u xidhan Ciidamada Sirdoonka Somaliland
Hargeysa - Qoyska Caaqil Ibraahim
Axmed Cabdi ayaa si weyn uga cawday tacaddi soo noqnoday oo ay sheegeen
inay ku hayaan ciidamadda Sirdoonka Somaliland, taas oo ka danbaysay
kadib markii habeen hore laga xidhay Axmed Ibraahim Axmed (Darmaan), oo
ah wiil dhalinyaro ah, kaas oo ay sheegeen in ciidamada sirdoonka
Somaliland ka dhex qafaasheen suuqa Hargeysa caweyskii fiidnimo,
Islamarkaana loo geystayJidh-dil.
Qoyska ayaa sheegay in wiilkaa hore ay ciidanka sirdoonku u xidheen kadib markii ay goor saqdhexe gurrigoodda ugu daateen oo ay halkaa ka kaxaysteen Axmed Darmaan iyo dhawr dhalinyaro ah oo qaarkood muddo u xidhnaayeen sabab aan illaa immika la garanayn, balse ugu danbayntii lasoo daayay.
Shir jaraaíd oo ay si wada jir ah u qabteen Mako oo ah Hooyadda dhashay Axmed Ibraahim Darmaan iyo guddoomiyaha Wargeyska saxafi Cabdifataax Dheeg Axmed oo ka mid ah qoyskaa waxay ku sheegeen in ay ka cabanayaan tacaddiyo xadgudubyo soo noqnoqday iyo cago juglayn sida ay sheegeen ay ku hayaan ciidamada sirdoonku, kuwaas oo sida ay xuseen baryahan dambe sii kordhayay marba marka ka danbeysa.
Hooyo Mako Axmed Warsame waxa ay hadalkeedda ku bilowday sidan; “Muddo imika laga joogo laba bilood ayay noo soo daateen ciidanka sirdoonku anaga oo hurudna, waxaanay nagu rideen rasaas, waxaanay dhammaan jajabiyeen alaabtii guriga taalay ,waxaanay habeenkaa guriga ka kaxaysteen shan inan oo ay xidheen, ka dib waxay la hadheen inankayga oo ah Axmed Ibraahim Axmed, markaas oo uu u xidhnaa ciidamada sirdoonka muddo labaatan cisho ahayd, wax dambi ah oo ay ku heleena ma ay jirin baadhitaanadii ay sameeyeen. kadibna waa ay iska soo daayeen iyaga oo aan wax raali gelin ah aan nalaga siinin dhibaataddaas naloo gaystay”. Ayay tidhi Hooyo Mako Axmed.
“Habeen hore abaaro sideedii fiidnimo ayaa haddana Axmed Ibraahim Axmed oo gaadhi wata suuqa dhexdiisa ay ciidamada sirdoonku ka qafaasheen kadibna ay la tageen guri qarsoodiya oo ay leeyihiin ciidamada sirdoonku sida la ii sheegayna waa ay jidh dileen oo dharkii ayay xataa khasab kaga badaleen, markaa ka dib abaaro laba iyo botankii habeenimo ayay keeneen saldhiga dhexe kuna yidhaahdeen ciidanka saldhiga dhexe hanaloo hayo meel gaar ahna ha lagu xidho waxayna amreen inaanay cidna u geli karin cidna loo sii dayn karin.”
Hooyo Mako Axmed waxa kale oo ay ka warantay xaaladiisa caafimaad oo ay sheegtay in inankeedu uu qabo xanuunka Macaanka ilaa imikana aanay xaaladda uu ku sugan yahay ka warami karin, waxaanay tidhi; “Saaka markaanu ogaanay (shalay) ee aanu saldhiga ugu tagnay ee aanu is nidhi u geeya irbadii macaanka waxa dhacday in askaritii noo diiday inaanu aragno, balse markii dambe taliyaha saldhigu uu naga qaaday irbadii oo uu isagu kusoo muday, waananu u mahadnaqaynaa taliyaha, ilaa wakhtigaana kama warami karo inuu nool yahay iyo inuu dhintay.”
Hooyadan oo ka hadashay sababta inankeeda loo daba socdo ayaa sheegtay in lagu qasbayo inay noqdaan Al-shabaab, ciidamada sirdoonkuna doonayaan inay dalka ka baxaan, waxayna iyadoo arrintaa ka hadlaysa tidhi, “Waxay doonayaan inay nagu shaanbadeeyaan inaanu ka tirsanahay ciidamada Al-shabaab, markaa waxaan leeyahay haddii aanu nahay Al-shabaab waxba may ahaateen oo dambi aanu faraha kula jirno nalagu qabto, waxaanu samaynay oo dambiyana ma garanayno, dowladda Somalilandna namay odhan dambigaas ayaad gasheen oo laydinku haystaa. Sidaas darteed,waxaan cid kasta oo cadaaladda jecel, islamarkaana neceb dulmiga haddii ay tahay shacab iyo haddii ay masuuliyiinta dawladda ku jiraanba leenahay arrintaas in wax laga qabto, sababtoo ah qof kasta gurrigiisa ayay ugu soo gali doontaa haddii ay annaga maanta na haysato oo sidaas lagu eegto”
Dhanka kale guddoomiyaha Wargeyska Saxafi Mr. Cabdifataax Axmed Dheeg oo ay guri ku wada nool yihiin inanka ciidamada sirdoonku habeen hore fiidkii ka kaxaysteen suuqa magaalada Hargeysa oo isna arrintaa ka hadlay ayaa sheegay in uu isagu alaabtii wargeyska lagu daabacayay u dirtay marka la qaban doono oo uu gaadhiga uu watayna uu ahaa gaadhigiisa shakhsiga ah guddoomiye ahaan, ilaa haddana ay ka maqan yihiin gaadhigii iyo abaaltii wargeyska oo saarani, isla marakaana aanay ka warami karin meel uu gaadhigaas iyo alaabtii saarnayd ay ciidamada sirdoonku geeyeen.
Guddoomiye Cabdifataax isaga oo arrintaa ka hadlaya waxa uu yidhi, “Axmed waxa uu ila joogay Wargeyska Saxafi doraad, dabadeed saacadu markay ahayd todobadii fiidnimo ayaan u diray inuu alaabtii wargeysku ku soo baxayay kasoo iibiyo Dukaanka Golis oo iibiya qalabka lagu daabaco wargeysyada qaarkood, inankii iyo gaadhigiiba waanu weynay. dabadeed waxaan ogaaday abaaro kow iyo tobankii habeenimo in ninkii alaabta aan u diray xidhan yahay, markaa ka dib waxaan tegay saldhiga dhexe oo aanu weydiinay waxa dhacay halkaas oo ciidanka saldhigu noo sheegeen in ay u keeneen ciidamada sirdoonku, isla markaana ku amreen inay meel gooni ah ugu xidhaan, gaadhigaygii iyo alaabtii wargeyskana ma hayo meel aan kaga waramana ma garanayo oo iyagga saldhiga lama geyn, markaa arrintaa waxaan u arkaa tacadi nalagula kacay oo naloo gaystay, horena waa naloogu gaystay oo waxa gurigayaga noogu soo daatay ciidamada sirdoonka, kiis nalagu qaadayna ma jirto, raali gelinna nalagama siin khaladkii nalagu sameeyay, cidda tacadigaa nagu haysaana waa inamo yaryar oo aanu garanayno mid aanu kaga hadhanayna maaha ilaa aanu sharciga la tiigsano. Balse, ujeedada aanu warkan u baahinaynaa waa in ummaddu nala ogaato dhibaataddan na haysata.” Ayuu ku soo gunaanaday hadalkiisa Guddoomiye Cabdifataax Axmed Dheeg.

Egypt: New legislation must protect free speech, not restrict it
ARTICLE 19 expresses its deepest concerns about a new proposed Law on the Right to Demonstrate in Public Spaces in Egypt. If enacted, the law would render the right to protest meaningless, and give authorities draconian powers to quash dissent. ARTICLE 19 calls on the Shura Council (the Upper House of Parliament) to make sure that the Draft Law is brought in line with international standards, and that authorities respect the right to freedom of expression and facilitate the right to freedom of peaceful assembly.
“The Draft Law is incredibly dangerous and seriously threatens freedom of expression in Egypt. After the hope of a revolution that inspired the world and a transition in which so much work is still invested, Egypt must now uphold its new constitutional protections for freedom of expression and peaceful assembly rights,” said Agnes Callamard, Executive Director of ARTICLE 19.
“It was the exercise of these rights, by brave men and women demanding social justice and freedoms they had been denied for decades, that brought about the Egyptian revolution. The promise of that revolution must not be betrayed by allowing draconian restrictions on protest to be introduced now,” she added.
ARTICLE 19’s analysis of the Draft Law on protest highlights a range of fundamental shortcomings:
- A failure to establish the obligation of the state to protect and promote the rights to freedom of expression and freedom of peaceful assembly.
- Broad and unchecked powers for law enforcement to use severe and even lethal force to disperse assemblies, even where demonstrators are acting peacefully.
- Sweeping powers for the government to turn vast swathes of Egypt into no-protest zones, ban protests at night entirely, and allow for the confiscation of tents, stages and radio equipment.
- New offences to restrict collective criticism targeting the government and critical discussion of religion.
- Broad and undefined offences of criminal defamation and insult.
- A 5-day notification period for assemblies, with a burdensome notifications procedure and significant discretion upon authorities to ban or move planned assemblies.
- A failure to guarantee spontaneous demonstrations or counter-demonstrations.
- Severe restrictions on the freedom of peaceful assembly rights of NGOs that receive foreign funds. ARTICLE 19’s concerns regarding the Draft Law are joined by concerns about a second draft law under consideration that threatens to considerably restrict the functioning of civil society organisations.
“The draft law restricting civil society is also deeply troubling, and threatens to add to an environment where there is decreasing space for NGOs to operate independently or freely. It is alarming enough that Mubarak-era practices to stifle free speech continue, but that the current legislature are seeking to add to this arsenal of measures to crack-down on dissent is deeply disturbing” Callamard concluded.
ARTICLE 19 urges the Shura Council to amend both draft laws in line with international standards.
Journalist takes harrowing experience in Somalia and turns it into a positive
Caroline Zentner
lethbridge herald
czentner@lethbridgeherald.com
As the keynote speaker at the South Western Alberta
Teachers' Convention Thursday, Amanda Lindhout's message to teachers was
straightforward - educating youth is what's going to change the world.
She encouraged them to help students become agents of
peace, whether in their local community or across the world. Lindhout said she believes
everyone has a responsibility to create positive change in the world and she
hopes her own efforts can be an example for others.
Growing up in Red Deer, she spent most of her life
thinking there wasn't much she could do to solve world problems, but being
kidnapped and held hostage in Somalia for 460 days changed her perspective of
the world.
She discovered sources of strength within herself that
have helped her transform a very painful experience.
"There are so few visible reminders of that experience,"
she told the crowd.
She had no mirror during her captivity and said she
didn't recognize the woman staring back at her the first time she looked into
one after her release. Patches of her hair were gone, seven teeth and a couple
of toenails were missing and she was weak and very thin from starvation.
In 2008, Lindhout was 26 years old travelling the world
with a backpack on her shoulders.
As she heard their stories she concluded people have more
in common than not. They want to be safe, get an education and provide for
their families. She pursued a career as a journalist to tell those stories.
That summer she was in Baghdad, Iraq working as a freelance journalist covering
the war.
"I had Somalia on my mind," Lindhout said.
With no functioning government for 20 years, Somalia was
called one of the worst humanitarian crises in the world.
Lindhout and Nigel Brennan, a photojournalist from
Australia, decided to go together. They were kidnapped while on their way to
film one of the camps for displaced people. The kidnappers demanded contact
information for their families and her father soon received a voice message
telling him his daughter would be beheaded if he didn't hand over $2.5 million.
Neither of their families had that kind of money.
She and Brennan were moved from house to house, always at
night. They had no access to information but Lindhout learned her captors were
all between 14 and 18 years old. Most were orphans who had witnessed horrible
scenes from bomb blasts, they saw families being killed and their siblings die
of hunger.
"None had experienced peace in their lives. Hunger
and disease are part of their everyday existence," she said, adding
extremist groups often give these children a job for a couple of dollars a
month.
After two months Lindhout and Brennan were separated but
they hatched a plan to escape through a bathroom window. They worked at the
crumbling mortar until they had a hole large enough to slip through and fled to
a nearby mosque filled with about 200 village men. Their captors soon found
them and opened fire. The small group of villagers trying to protect them ran
from the bullets but one Somali woman tried to help her. The kidnappers grabbed
Lindhout by the ankles and dragged her away.
Things became worse for the captives after their escape
attempt. They were separated and Lindhout was locked in a pitch black room,
chained to the floor. She couldn't sit up or lie on her back. She was allowed
to use the washroom five times a day, three minutes at a time. She wasn't
allowed to speak or make any kind of noise, sometimes for weeks at a time.
"I never knew if I could make it through the day so
I'd ask myself if I could make it through the next minute," she said.
She was starving, in pain, oppressed and abused and
filled with anger, self-pity and resentment. One day, as one of her kidnappers
was abusing her something snapped.
"Time seemed to stop and the world seemed to
stop," she said. "Total peace washed over me in that moment and I
felt calm."
She said she felt detached from her body, like she was
watching from another place.
"I began to understand who that boy on top of me
was," she said. "I realized something - this boy's suffering was
greater than my own."
Although it was difficult, she decided to focus on
forgiveness and compassion.
She and Brennan were released following a ransom payment
by their families. Lindhout's father remortgaged his home and her mother
fundraised to get the ransom payment together. Taxpayer money went toward
government negotiations and she faced criticism in the media for going to
Somalia in the first place.
"I felt enormous guilt," she said.
After a few weeks of feeling sorry for herself Lindhout
said she decided she would put the truths she learned in Somalia to work.
"From that day I refused to be pigeonholed as a
grim-faced victim," she said. "I realized my process of forgiveness
had to include myself."
She vowed to do something to help Somalia and started the
Global Enrichment Foundation. It has since raised millions for education
programs and now operates six programs in Somalia, including food aid, school
meal programs, running schools and female leadership initiatives.
Shah pledges more U.S. support in Somalia
![]() |
Rajiv Shah USAID Administrator |
Posted By Josh Rogin
USAID Administrator Rajiv Shah became the highest-ranking
U.S. official to visit Somalia in more than 20 years Thursday, when he visited
the country and pledged increased support for its fragile government.
Shah spent five hours Thursday in the Mogadishu airport
complex, the most secure part of Somalia's capital, but used his time
efficiently, meeting with President Hassan Sheikh Mohamud, Prime Minister Abdi
Farah Shirdon, Foreign Minister Fowsiyo Yussuf Haji Aadan, and aid groups. Shah
announced an additional $20 in humanitarian assistance for Somalia.
"Throughout this time, the Somali people endured the
unendurable - violence, fear, hunger, and disease -- but they also came
together to build something new - a foundation that would anchor a stable
future for Somalia," Shah said in a statement. "For years, USAID has
been proud to stand by the reformers -- the Somalis who fought for peace and a
better life for the children. We have worked not only to meet emergency needs,
but also to support long-term community efforts to rebuild the neighborhoods,
rebuild livelihoods and rebuild their confidence in their government."
The stop was part of Shah's tour of the region, which
will includes stops in Tanzania and Kenya. He visited Dar es Salaam, Tanzania,
on Feb. 20 and met with Tanzanian President Jakaya Kikwete, Prime Minister
Mizengo Pinda, and Minister of Energy and Minerals Sospeter Muhongo. After his
stop in Somalia, Shah went to Nairobi, Kenya and met with the National Bunge
Youth Association.
In an interview with the AP in Kenya, Shah said his
Somalia visit was a signal of the desire of the U.S. government to work with Somalia's
new government to create a more hopeful future for the Somali people.
"America is prepared and committed to stand with the
people of Somalia and their new, now-recognized and legitimate government as it
tries to build both peace and prosperity, and the task of building peace and
prosperity in an environment that has been plagued with extreme ideology and
threat, famine and drought," Shah told the AP.
Earlier this week, Rep. Keith Ellison (D-MN), the first
Muslim elected to Congress, also visited Mogadishu and spent some time at the
airport complex meeting with Mohamud as well as members of the business
community and expat community. Ellison called The Cable from the region to
report that he was hopeful about the prospects of a stable and democratic
Somalia.
"Though things are still fragile, there are definite
reasons to hope that Somalia is going to continue to democratize and strengthen
its institutions," Ellison said. "The bottom line is that people feel
that Somalia has a window of opportunity, if it can get some help from the
international community it can put years of chaos behind it."
Ellison is also working on the issue of allowing Somali
immigrants living in the United States, many of which are in Minnesota, to more
easily send money back to their families in Somalia. Ellison has introduced
legislation to consolidate audits and regulatory oversight to streamline
remittances.
Last month, Mohamud pleaded for more U.S. support in an
interview with The Cable during his visit to Washington. The U.S. government
recognized the Somali government during his visit and pledged to begin the
process of reestablishing formal diplomatic ties.
Ellison said that although there have been more than a
dozen attempts to stand the Somali government on its feet over the past two
decades, he was confident that increased U.S. support for Mohamud's government
would yield benefits for both countries.
"This administration in Mogadishu has convinced me
that they are a good investment," said Ellison. "This one is the real
deal."
Cooperation: 56 fire-fighting vehicles worth €11M for Egypt
By Italy - Ministry of Foreign Affairs
ROME, Italy, /African Press Organization (APO)/ -- Italy has donated 56 fire-fighting vehicles to Egypt, worth around 11 million euros in total, as part of Italian Development Cooperation's “commodity aid” programme. The donation was formalised in Cairo at a ceremony with the new Italian Ambassador, Maurizio Massari.
The vehicles, seven of which are small, 46 medium sized and 3 with ladders reaching to over 50 metres in height, were supplied by Iveco and Brescia Antincendi International. The donation also includes spare parts, accessories, technical assistance and a 3-week training course for Egyptian personnel, with one week in Italy and two in Egypt.
Total value: 37 million euros
The vehicles are intended for 10 governorates throughout Egypt and are the latest tranche of the commodity aid programme – worth a total of 37 million euros. The programme combines the supply of equipment with training in sectors such as agriculture, the environment, cultural heritage and health.
Delighted to share our experience with Egypt
“We are proud that Egypt has chosen Italy as a key partner in a sensitive sector such as civil protection”, commented Ambassador Massari. “Civil protection has a long and deeply rooted history in Italy and we are delighted to be sharing our experience with Egypt”, added the Ambassador, who was speaking at the donation ceremony. The event was attended by the Egyptian Deputy Home Affairs Minister, Abu Bakr, who is responsible for Cairo's metropolitan police force and Egypt's civil protection. Massari underscored that Italy views its relationship with Egypt as “strategic and a partnership of equals”.

Friday, February 22, 2013
Xasan Cumar Hoori Cadho ka kacday Qiimayntii iska dhexwaa ayuu Qalinka u qaatay?
Nin kale isna wuxuu u iman waayay maadaama oo Madaxwaynihii Jamhuuriyadu bixinayo Abaalmarinta oo uu yahay kii Xilka iga qaaday maxaan ka dooni ayaa laga hayaa.
Abaal marinta qorista maqaalada haweenku xiiseeyaan ayaan siinayaa Xasan Cumar Hoori madal il yartu is qabatay oo waliba haween u badan ayaanan ku siinayaa waxanan ku kalsoonahay in uu iga aqbali doono maadaama oo akhristayaashii barnaamijkaagii caanka noqday ee xaawo iyo aadan ay wali joogaan adiguna aad tahay ninkii qori jiray.
Qalinkii Sulieman Ismail Bolaleh
Waligay intaan noolaa, aragti qof warbaahinta ku soo
qoray qalinka uma qaadan, maantana waxa igu kalifay wuxuu maanku diiday oo aan
ka dhex arkay sadarada (laymanka) qoraal uu saxaafada shalay ku qoray Xasan
Cumar Hoori oo ah aqoon yahan iyo masuul anigu aan ixtiraam farobadan u hayo.
Barnaamujka Qiimee Qofkaaga ee sida dadwaynuhu ka
dharagsan yahay dalka ka socday mudada sideeda bilood ah, ayuu ku durayay Xasan
Cumar Hoori maqaalkiisa , kaasi oo uu ku sheegay Somaliland Qaran Qof
Qiimeeyay! oo uu waliba mudo bil ah Rashiid Sulub ku qiimeeyay.
Marka 2 loo geeyo 2 sidaan u hubo in ay 4 tahay ayaan u
hubaa qoraalka Xasan Cumar Hoori in uu yahay mid ka dhashay cadhadii uu ka
cadhooday markuu iska dhex waayay liiska 100 ruux ee barnaamujka Qiimee
Qofkaagu u aqoonsaday in ay yihiin Haldoorka Somaliland.
been bay noqon lahayd garashadayda i tidhi faalada Xasan
Cumar Hoori waa Cadho ka dhalatay iska dhex waaga 100 ruux haddii uu Xasan
faaladiisan qori lahaa ka hor intii aan natiijada abaalmarinta barnaamijka
qiimee qofkaagu soo bixin.
Sidaan hubo horta mid iguma diidi karo Xasan dhamaan
Xayaysiisyada ka socda qaybaha kala duwan ee warbaahinta dalka in dhamaantood
laga rabo in dhaqaale lagu helo (profit making) balse Barnaamujka Qiimee
Qofkaaga mudo sideed bilood ah ayuu hadh iyo habeen ka socday dhamaan qaybaha
kala duwan ee warbaahinta idaacadaha, muqaal, jaraa’idka iyo mareegaha internetka,
waxa intaasi sii dheerayd kolba halka uu marayo si joogto ah ayay Rashiid iyo
kooxdii hawsha la waday inoogu sheegayaan xataa markii shuruudaha iyo qaabka
qiimayntu u soo bixi doonto ay samaynayeen, cid kasta oo talo iyo tusaale ku
biirinaysa waxay inoo sheegayeen in ay u baahan yihiin soona dhawaynayaan.
Xasan Cumar Hoori wuxuu is barbar dhigayaa Barnaamujka
Qiimee Qofkaaga iyo Hay’adda Noble loo yaqaan & Abaalmarinta Boqor Faysal,
Nabadda Africa (APA) ee hay’dda ACCORD, The World Peace Prize Award, Maraykan
iyo Oscar ama (Academy Awards, hadduu kolba dhagax rogayo si uu wax u saxo
muxuu Xasan Cumar Hoori talooyinkan uu hadda hayo ugu gudbin waayay
hawl-wadeenadii Barnaamuka Qiimee Qofkaaga soo waday hawshiisa mudada sideeda
bilood ah, Waxan imiki Xasan Cumar Hoori hurdada ka soo kiciyay waa maxay? Sow
ma ah cadho ka kacday Iska dhex waa Liiska boqolkii qof.
Arinta kale ee uu hilmaansan yahay Xasan Cumar Hoori ayaa
ah, dunida oo dhan Abaal marinada heer dal heer qaaradeed, heer caalami iyo
xataa heerar kale oo badan sid heer jaamacadeed heer dugsi heer degmo iwm
qaabab kala duwan ayaa loo isticmaalaa qiimayntooda, tusaale ahaan sida kuwa uu
ka sheekeeyay Xasan Cumar Hoori waxa la sameeyaa gudi (jury) takhasus u leh
mawduuca abaalmarinta lana bidayo in ay dhex u noqon karaan dadka badan ee la
kala xulayo. Dhinaca kale waxa jira qiimayn lagu saleeyo kalsoonida dadwaynaha
oo cod loo waydiiyo kadibna la waafajiyo shuruudo codbixinta loo loo tirinayo,
markaa qiimaynta barnaamujka Qiimee Qofkaagu waxay ahayd nooca kalsoonida
dadwaynaha la soo ururinayo ee horta mid ruux kali ahi sida aad adigu ku
ribaynayso uu soo xushay ma aha.
Sidoo kale 100 ruux ee Abaalmarimaha helay mid musharax u
ahaa barnaamujku majiraan dhamaantood waxay ku ogaadeen in loo codeeyay oo ay ka mid noqdeen 100 kii qof 2 wiig ka
hor munaasibada xaflada lagu gudoonsiinayo xataa waxa ku jiray qaar aan
filanaynin in cidiba u codayso sida aniga oo kale, laakiin waxan codayntu
dadwaynuhu i xusuusisay in dadkayga wax wanaagsan oon u qabtay ay ii ogyihiin
oon u tirsanahay.
Ugu dambayntii waxa uu faaladiisii uu qoray Xasan Cumar
Hoori markuu iska dhex waayay liiska boqolka qof waxa uu ku tawaawacay Beesha
dhexe ayaa badsatay biladihii, kolayba anigu ma tirinin balse waxan xasuusin
lahaa Xasan Cumar Hoori Beeshaada cidhifka Bari sanadka dambeba waynu siin
doonaa horta keen mise waxad rabtaa in adiga laguugu wada dhiibo macaa kuwa
maqan ee badhan Garoowe joogaan badhna muqdisho joogaan.
Gabogabadii, muslinoow rug sheeg muslinoowna uga qaado
ayaa aynu isku afgaranaa, maanta haddii aniga la igu yidhaa muxuu Xasan Cumar
Hoori ku soo kordhiyay dalka beentay maaha hadaan idhaahdo barnaamuj Xaawa iyo
Aadan la yidhaa oo 2 sanadood maalinta khamiista ku soo bixi jiray wargayska Jamhuuriya, laakiin raga aan filayay in
haldoorka ay ku soo baxaan Xasan kumuu jirin waxan islahaa Xagle Toosiye oo
kale wuu soo bixi doonaa, oo Khadar mulkiilaha Ambbasaddor Hotel waan ka waayay liiska
Intaa aan ku dhaafo Xasan Cumar Hoori iyo faaladiisii
cadhadu ka keentayba.
Nin gole ka cadhooday Siigo Yaraa ayay maahmaahi
tidhaahdaa, waxan shalay idhahayga saaray rag waawayn oo kolay aan anigu u han
waynaa oo ku leh, anigu abaalmarina qaadan maayo oo waayo? Qaar waxay iigu
jawaabeen Daahir Rayaale iyo C/laahi Ciro ayaa ku jira nin kale oo waliba culimo ahi markuu meeshii yimid iee
uu liiskii akhriyay ayuu iska baxay waxana igu maqaalo ah Xirsi markuu ku arkay
Liiska ayuu qaatay go’aankaasi in uu iskaga tago abaal marinta.
Nin kale isna wuxuu u iman waayay maadaama oo Madaxwaynihii Jamhuuriyadu bixinayo Abaalmarinta oo uu yahay kii Xilka iga qaaday maxaan ka dooni ayaa laga hayaa.
Nasiibdarada jirtaa ee Somaliland haystaa ayaa waxay
tahay mid bisayl badani ka maqan yahay, qaaciido aasaasi ah ayaa tidhaahda
hogaanka dal yeeshaa wuxuu noqdaa hadba sida wadciga dadka dalkaasi yahay.
Haddaad aragto ruux ruux kale ku kacsan oo xataa dantii
guud ee uu kula waday uga tagaya ruuxaasi
dartii, markaasi kaasi lama odhan karo waa ruux
dhamaystiran, haldoornimadana markeedii hore ayaa lagula khaldamay Ilaahaybaase
seejiyay.
Waxan hadalkayga kaga baxayaa Abaal marinta qorista
maqaalada haweenku xiiseeyaan ayaan siinayaa Xasan Cumar Hoori madal il yartu
is qabatay oo waliba haween u badan ayaanan ku siinayaa waxanan ku kalsoonahay
in uu iga aqbali doono maadaama oo akhristayaashii barnaamijkaagii caanka
noqday ee xaawo iyo aadan ay wali joogaan adiguna aad tahay ninkii qori jiray.
Qalinkii Sulieman Ismail Bolaleh
Thursday, February 21, 2013
SALEEBAAN XUQUUQ OO KU GUULAYSTAY ABAALMARINTA 2DA QARNI EE KA SHAQAYNTA DANTA GUUD EE XUQUUQDA AADAMAHA BARNAAMUJKA QIIMEE QOFKAAGA
Subscribe to:
Comments (Atom)