Search This Blog

Friday, September 20, 2013

SOMALI POLICE: 16 PEOPLE DIE MINING STONES; NO SURVIVORS REPORTED


MOGADISHU, Somalia — A Somali police official says 16 people have died and others are missing after a quarry where they were mining construction stone collapsed.
Capt. Mohamed Hussein said late Thursday there was no reports of survivors. He declined to say how many people are missing.
Residents in Karan district, north of Mogadishu, dug through rocks and sand looking for survivors but their efforts were hampered by darkness.
omalia is recovering from decades of war that left the country’s infrastructure in tatters with no resources for disaster response
Mogadishu, the Somali capital, is experiencing a construction boom due to the relative peace since African Union troops pushed out al-Qaida-linked militants two years ago.
Source: AP
Accident Photos:




BOOLIQUUTANIMADA ARAGTIYAHA: DHAYALSI KALE!


W/Q: Idiris M. Cali
Hadda ka hor waxaan ku digay, “Mar na ba is ma siin kartid aragti…uu qof kale ku saxiixanyahay”[1]; waxa aanan u digay qofka isagu, xaqsiin la’aan, qoraal amma hadaal[2]uu leeyahay ku googgoosta xogo uusan isku habaysan, amma uusan curinnin, balse uu soo irgistay. Kala shareerista aragtiyaha iyo curiyahooda, oo kama’ loo kala shareero, waxay ka dhigan tahay “dhayalsi” la dhayalsanayo curiyahaas. Bal aynu faydno tusaalaha maanta ee dhayalsigan.
Bal hadda dhugo: Xogjeedshe innagu qulaamaya meerisyo ka mid ah tixda Dixdhagaxeed maxaa ku jaban haddii uu xuso in gabaygaasi uu tiriyay Timacadde? Dhan marka laga eego, waxa uu xogjeedshahani isku beeri karaa dareen ah, “Ba’aa, ma Timacaddiyo Dixdhagaxeed ayay dhagaystayaashaydani isla waayayaan?” ka dibna waaba uu ka gaabsan karaa xusidda magaca Timacadde, isaga oo ku gaabsan kara, “Waa tuu geeraarshihii yiri…” Dhanka kale se, aayar ayuu xogjeedshahani ugu nuuxnuusan karaa magaca Timacadde; warcelinta weydiinteennaasuna waa, “Waxba ku ma jabna.”
Aheey aqoondarro! Labadan daw midkoodna ma uusan qaadin walaalkay Mahdi Cumar Ismaaciil (Mr. Midgaan) markuu taxanihiisa Maansooley (siiba qaybta koobaad) ku nashnaashayay xogo uu Axmed Faarax Cali (Idaajaa) waayo aan sii fogayn shaaciyay. Haddana waxaa meesha taallay, “Nin ambaday halkuu aaday way, ula ekoonayde”—oo la wariyay inuu yiri Axmed-Dirir Nuur Aadan (Doollo.com)—kaas oo ah meeris, laga yaabee, in aynu u garaabno Mahdi innagu dirqin lahaa haddiiiyo haddii oo kaliya oo uu qiran lahaa inuu ka ambaday dawyada loo maro ilaalinta aragtiyaha qofafka kale.”[3]
Qeexis ahaan, aragti waa: “Sida arrin cid ugu muuqato” (Qaamuuska Af-Soomaaliga, 30). Qofka raba inuu hadalkiisa u dhigo sida uu qof kale horey ugu dhigay waxa uu ku qasban yahay in uu xuso, ugu yaraan magaca, qofkaas horey sidaas hadalkaas u yiri. Tan waxaa la yiraahdaa, “Wax-xigasho.” Ma jiro qof ka maarmi kara wax-xigasho haddii uu  ka maarmi waayo adeegsashada aragti uusan iskiis maskaxdiisa uga curinnin. Mana jiro waxbaare aan wax-xigannin; waayo, waxbaaruhu intaa waxa uu kala rogrogayaa aragtiyaha ay cid kale curisay.
Mahdi waxaa loo aqoonsan karaa inuu yahay waxbaare, ammaba inuu isku dayay waxbaaris, maaddaama oo uu arrimo dhaqan-sooyiileed kaga warramayo taxanihiisa Maansooley. Mahdi ugu ma horreeyo, ugu mana dambeeyo, waxbaarayaasha mawduucan uu soo saaro horey wax uga qortay/tiri. Weydiini kama oogna inuu Mahdi xaq buuxa u leeyahay soosaarista mawduucan iyo in kale. Hasayeeshee, waxaa Mahdi xaq buuxa loogu leeyahay inuusan garab marin wax-xigashada uu ku qasban yahay, ka waxbaare ahaan. Ayaandarro, xaqaas Mahdi ciddii ku lahayd duudsii.[4]
Maddaama oo xaqaasi ahaa mid aan duugmaynin si kasta oo ciddii lahayd loo duudsiiyo waxaa Mahdi la gudboonayd inuu ku afgobaadsado, sidii Axmed-Dirir, “Anigoo arkaayaan waddadi, Eerigoo maraye.” Ayaandarro, afgobaadsi ha joogee waxa uu Mahdi is biday inuu yahay qof lagu gardarrooday. Arrintii maankahadalka ku salaysnayd ayaa debeed isu rogtay laabkahadal. Arrintii joogtay “ilaalinta aragtiyaha qofafka kale” ayaa gaadhay: Ma xeer baa jira ii diidaya inaan dadkayga la wadaago suugaantooda?!
Iyada oo aysan suugaantu ahayn mid sida miraha geedaha qof kastaaba u arahdoonan karo, haddana waxbaaraha isku hawla qadhaabsiga suugaanta ma jiro xeer kaga gudboon hawshiisaas. Wali cid runtaas beenisay, oo Mahdi u diidday xaqiisa suugaanwarineed, lama hayo.[5] Sidaas daraaddeed, andacada Mahdi waa qiiq-isku-qarin. Waayo, Mahdi waxaa xanuujiyay in lagu yiri wax baad bililiqaysatay (faahfaahinta ka eeg dhugmada 4d). Taas isaga oo ka cararaya ayaa waxa uu Mahdi isku qaaday darbi adag.[6]
Mahdi waa inuu ka garaabaa in waxa lagu haysto uu salka ku hayo booliquutanimo aragtiyeed oo uu fuliyay. Mahdi inta uusan taas ku dhaqaaqin lama baajin karo in taageerayaashiisa ku garab galsan falkaas foolxumada leh ay Youtube ka soo muuqdaan. Sartu meesha ay ka qudhuntay waa la ogyahay ee yaan la iska indhasaabin. Gabagabadii, in aan maqaalkan qoro waxaa igu kallifay hadaalka Ugaas Cali Yabarag Warsame (Youtube). Runta uu Ugaasku taxayo—ee ah in haybsoocu daacuun yahay—kuma lug laha arrinta Mahdi lagu maxkamadaynayo. Qiiqa uu Mahdi isku gadaamay ayuun bay tani sii hurinaysaa.
Idiris M. Cali
Dhanjac: idiris.m.cali@gmail.com
———–
Tixraac

[1] Idiris M. Cali. “Booliquutanimada Aragtiyaha: Ma Dhayalsi baa, mise waa Dhagris?” WardheerNews.com. 5 September 2012. Dhugmo: Dhammaan weedhaha ku dhex jira kolmooyinka, isla markaasna madoobaysan, waxay la xiriiraan maqaalka, “Booliquutanimada Aragtiyaha: Ma Dhayalsi baa, mise waa Dhagris?”
[2] Hadaal: xogjeedin; khudbo. Ereyga “hadal” oo aan shaqalka labaad dheereeyay, lana qaafiyad ah ereyga “qoraal,” ayaa noqday “hadaal.” Tusaale waxa uu yahay: Runtii madaxweynaha hadaalkiisu i la ma toolmoonayn. Qofka gudanaya xilka hadaaleed, dheddig iyo labood ba, waa “hadaalli.” Sidaas oo ay tahay, haddana waan soo dhawaynayaa dhalliil, siiba hadday dhaliishani habdhiska “Macnaha” iyo ka “Naxwaha” ku kala/wada ugnan tahay.
[3] Inuu Mahdi ku kacay fal booliquutanimo aragtiyeed way caddahay. Mahdi waxa uu si aan gabbosho lahayn u adeegsanayaa ereyada Axmed Faarax Cali (Idaajaa); misana ma uu sheegayo ereyadan inuu abwaan Idaajaa horey u yiri. Sidii Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi) oo kale Mahdi xogo uusan curin ku ma uu buuxsan baalasha buug uu qoray, balse waa isla halkii oo Mahdi waxa uu xogo uusan curin ku buuxsaday hadaal uu maansooleyda kaga warramayo. Kolka ay joogto waxbaarista, xogaha ay labaduba adeegsadeen in ay adeegsadaan ma jiro xeer diidaya, balse waxay ku gawracan yihiin in ay si habboon u xusaan cidda leh xogahaas iyo goobaha ay xogahaas ka soo heleen. Ayaandarro, labaduba way garab mareen dawgaas.
[4] Sida jirta, waxaan laga maarmi karin in la shaaciyo raadraacyada, intaan ka gaari karno, falka booliquutanimo ee mawduuca qoraalkan. 1) Taxanihiisa Maansooley hordhaciisa (Youtube), siiba marka uu ka hadlayo abla-ablaynta suugaanta/afka, waxa uu Mahdi wax-xigasho la’aanadeegsanayaa aragtiyo uu Aw Jaamac Cumar Ciise ku qoray buugaagtiisa qaarkood, siiba buugga Diiwaanka Gabayadii Sayid Maxamad Cabdille Xasan. Guud ahaan, raacraaca hordhacaas waxaa loogu tegayaa buuggaas. 2) Qaybta koobaad (Youtube) ee taxanihiisa Maansooley aragtiyaha ugu badan ee uu wax-xigasho la’aan adeegsanayo waxaa loogu tegayaa barmaamijka VOA-Soomaai ee “Dhaqanka iyo Hiddaha” ee Axmed Faarax Cali (Idaajaa). Kobgalshaha Hoyaalay ayaa ku dedaalay muujinta in yar oo ka mid ah raadraacyadan (Youtube). Intaas wixii ka dambeeya, qof walba oo la socday barmaamijka “Hiddaha iyo Dhaqanka,” heli karana buugaagta Aw Jaamac Cumar Ciise, ka ma qarsoona raadraacyada ay leeyihiin aragtiyaha uu Mahdi ku naaxiyay taxanihiisa Maansooley. Dhabtii, Mahdi iskuma hawlin inuu ereyadiisa ku dabbaqo aragtiyaha uu labadaas abwaan ka korarsaday—ee ereyadoodii ayuu sidooda u adeegsaday. Tanna waxaan ku tilmaami karnaa “naaxin.”
[5] Ma jiro qof aan waxba galabsan oo ay maangaabyadu iska sannifi karin, siiba haddii qofkani muujisto xeeladaha Eebbe ku galladay, sida: codkarnimada, geesinnimada, aqoonyahannimada, iwm. Si uun looma waayo maangaab si sixir leh aqoonyahanka wax xun uga sheega, amma magaca uga saxarooda intuu maqaalla-qoris isku hawlo. Intuu xeeledle dunida ku nool yahay xaasid ma waayo. Tani Mahdi ma aysan qabsan, ee waxay qabsatay Axmed Faarax Cali (Idaajaa). Aniga qudhaydu waan yeeshay cadow suugaansheegistayda awgeed (Heeshi). Mahdina inuu cadow yeelan doono shaki kuma jiro, maaddaama oo uu faraha la galay kaalin uu leeyahay aqoonyahanku. Balse, dadka ku toosinaya inuu iska dhawro booliquutanimada aragtiyaha in uu Mahdi u arki karo cadowgiisa waa ayaandarro. Waxaa dhabtii u cadow ah Mahdi dadka ku garab galsan inuu booliquutanimo aragtiyeed tiimbado—ha u gogleen madal, amma ha u sacabbo tumeen e.
[6] Waxaa cad inuusan Mahdi kas u yeelin inuu booliquuto xogahaas aan ka soo faalloonay; waxa uu Mahdi xushmad weyn u hayaa dhammaan curiyayaasha uu xogahooda adeegsaday—oo ma adeegsan lahayn xogahoodaas hadduusan xushmad weyn u haynin. Hasayeeshee, xusid li’ida curiyayaashaas waxay Mahdi u wacday in loo arko nin bililiqaystay xogo uusan curin (Hoyaalay). Isaga oo taas ka baxso is leh ayuu taagay gidaar kala qoqobay dadkii ay ahayd in ay isku gebi ka taagnaadaan “ilaalinta aragtiyaha qofafka kale.” Dadka qaar baa ku garab istaagay Mahdi booliquutanimo aragtiyeed. Dadka qaarna way kaga soo horjeesteen. Haddii uu Mahdi sii wado xusid li’ida magacyada curiyayaasha xogaha uu adeegsanayo, amma uu raadraac u yeeli waayo taxanayaashiisa dambe ee Maansooley iyo kuwii hore ba, waxaan laga fursan karin inuu gidaarkaasi sii dheeraado, ka dibna iskii u soo dumo!

SOMALILAND OO KU HAMMIYEYSA INAY NOQOTO IRRIDDA LAGA GALO GEESKA AFRICA - Warbixin ay qortay Jariirada Financial Times



Financial Times - Jariirada ugu weyn dunida ee arrimaha dhaqaalaha falanqaysa, Financial Times, oo ka soo baxda Boqortooyada Ingiriirska ayaa daabacday warbixin ay cinwaan uga dhigtay “Somaliland oo ku hammiyeysa inay noqoto irridda laga galo geeska Africa“, taasoo ay ku iftiimisay fursadaha dhaqaale iyo istaraajiyadeed ee dalku leeyahay, gaar ahaan Dekedda Berbera iyo Madaaradda.

Warbixintu waxay daaha ka rogtay baahida weyn ee shacabka Eithopia u qabaan inay helaan deked u dhiganta ta Djibouti oo aan dabooli karin shacabka 92-ka milyan ah ee ku dhaqan waddankaas, taasoo ay warbixintu farta ku fiiqday Marsada Berbera ee ku taala marin-biyoodka muhiimka ah ee Badda Cas.

Warbixinta Financial Times waxay hoosta ka xariiqday duruufaha lumiyay maalgashi caalamiya oo Somaliland ay ku sammeeyaan shirkadaha ganacsigu iyo fursadaha u bannaan inay ka faa#iidaysato ee wakhtiyada dhow.

Hadaba, Hawlwadeennada Berberanews waxay halkan idiinku soo gudbinayaan Nuxurka Warbixinta dheer ee Financial Times daabacday oo aannu idiin soo turunay.

“Hadhaaga diyaarado dagaal oo burburay iyo riyaha rujisanaya jirridda cawska ee ku teedsan dhabbada cusub ee immika uun laga sameeyey madaarka yare ee caasimadda Somaliland Hargeisa , ayaa madmadaw galinaysa inuu waddankani noqdo halbawlaha gobolka.

Laakiin maammulka qarankan iskii isu taagey ee ku yaalla geeska Africa ayaa sheegay in tobanka milyan  ee dollar ee ay dhawaan ugu deeqday dawladda Kuwait si ay ugu horumariyaan laba madaar ay tahay bilaw.

Waxay rajaynayaan inuu maalgashigu dardar gelin doono dedaallada ay ku doonayaan inay noqdaan irridda cusub ee shacabka 92-ka milyan ah ee ku dhaqan waddanka bilaa badda ah ee Eithiopia, oo ay horumarinayaan dhinaca jidadka dhulka, cirka, badda iyo tareennadaba.

“Waxaanu rumaysannahay horumarin aanu ku samayno dekedahayagu inay aad u caawin doonto waddammada gobolka , iyadoo loo eegayo barta muhiimka ah ee aanu ku naallo, taasi oo caawin doonta baayacmushtarka mandaqadda.”ayuu yidhi wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo waddankiisa malaayiin dollar uga soo xarooto xoolaha nool ee uu sannad kasta u raro  guud ahaan gacanka cadmeed ee Yamen iyo Saudi Arabia.

Muddooyinkii u dambeeyey dekedaha Mambasa, Dar es salam, iyo Djabouti ayaa kor u kac laxaad leh sameeyey taasi oo ay ku kasbadeen ballaadhinta dib u dhiska ay ku sameeyeen dekedahooda.

Eithiopia oo dhaqaaleheedu yahay 43 billion oo dollar oo si wayn ugu tiirsan waddammada dibedda sannadkastana samaysa horumar dhaqaale oo boqolkiiba toddoba (7%)ah ayaa si wayn u doonaysa inay kor u qaaddo dhoofinta bunka iyo farsamaynta hargaha iyo saamaha.

Kala dhantaalnaanta Ethiopia waxay dibedda u soo baxday ka dib markii ay wayday marinkeedii muhiimka ahaa ee dhinaca badda sannaddii 1994-kii oo ahayd xilligii Eritrea ay xornimada qaadatay. “Ethiopia waa waddanka keliya ee African ah ee dhinac kasta dhul kaga wareegsan yahay waxaanay leedahay deked keliya oo ay wax kala soo degto.” ayuu yidhi Lars Christian Moller oo ah dhaqaaliyahan ka tirsan bangiga adduunka oo ku sugan magaalada Addis Ababa isagoo uga jeeda dekedda keliya ee ay wax kala soo degaan magaalo madaxda yar ee Djibouti , halkaasi oo ay maalqabeenno reer Dubai ahi ka wadaan dhaqdhaqaaqyo laxaad leh.

“ku xidhnaanshaha marin keliya oo ganacsigu u soo maraa waxay ka dhigtay mid daciif ah siyaasaddii maammulka dhaqaalaha, ee xidhiidhkii ka dhexeeyey waddanka uu wax is dhaafsigu ka dhexeeyo ee Djibouti.” sidaasi waxa lagu sheegay warbixin uu dhawaan soo saaray Baanka adduunku.

Waxay Eithiopia ku tashatay inay Somaliland marin ka dhigato si ay u horumariso wadiiqooyinka wax uga soo degaan, arrintani waxay Ethiopia siisay inay badiso xulashadeeda iyo inay guul ka gaadho la baayactanka dekedaha ay wax uga soo degayaan.

Sidoo kale arrintani waxay gacan wayn ka siisay Somaliland dedaallada ay ku doonayso aqoonsi ay ka hesho bulshada caalamka.

Somaliland waxay madaxbannaanideeda Somalia kala soo noqotay ka dib markii dagaallo sokeeye ka bilaabmeen 22 sano ka hor laakiin illaa hadda waxay waddammada la deriska ahi ku xidheen inay aqoonsi siiyaan maammulka muqdisho oo hadda uun gaadhey nabad aan lugo adag ku taagnayn.

Jiritaanka aragtida odhanaysa  Hargeisi waxay si rasmi ah qayb uga tahay Somalia ayaa ah caqabadda kale ee lama dhaafaanka ku noqotay maalgashatada caalamka.

Waddankan uu hore u soo gumaystay ingiriisku malaha bangiyo, awoodna uma laha xisaabaadka caalamiga ah, waxaanay ku wadaan shacabkeeda afarta milyan ah ee badi xoolo dhaqatada yihiin miisaaniyad sannadeedka boqol iyo shan iyo labaatanka milyan ah taas oo ah dakhliga uga soo xarooda cashuuraadka ay ka qaaddo gaadiidka iyo xawaaladaha.


Shixnad Kontaynaro ah oo Dekeda Berbera 
Markab laga dajiyay
Masuuliyiinta Somaliland waxay wali rejo ka qabaan inay maalin maalmaha ka mida ay qaban doonaan boqolkiiba soddon adeegyada dhoofinta iyo soo dejinta ee loo qabto waddanka Ethiopia kaasi oo ay ka faa’iidi doonto sannadkii hal billion oo dollar isla markaana tartan adag la geli doonaan dekedaha kale sannadkan dhammaadkiisana wadahadal ku saabsan ganacsiga la yeelan doonaan waddanka ay deriska la yihiin ee Ethiopia. “Berridaa ayaanu bilaabaynaa haddii aanu diyaarsanno agabkii iyo awooddii noo suuro gelin lahayd “Saleban Diiriye, agaasimaha wasaaradda ganacsiga ee Somaliland.”

US COMMITS USD 69MLN TO SOMALIA PROJECT


WASHINGTON,(KUNA) — In a statement released late Thursday, the US said it had pledged USD 69 million toward a project in Somalia that aims “to promote and strengthen already existing programs in community stabilization, economic growth, education, and enhancing democracy, governance, and rule of law,” according to The Department of State.
The commitment was made Monday in Brussels, the site of the New Deal conference for Somalia. The meeting, attended by 50 delegations from around the world, aimed to implement a three-year plan to rebuild the war-torn nation.
“Through this New Deal platform, America’s longstanding commitment to Somalia and the Somali people will continue to deepen,” said Deputy Spokesperson Marie Harf. “We are committed to working with the Somali people and the Federal Government of Somalia to improve the lives of everyday Somalis, and enhancing our diplomatic and development relationships.” “This progress would not have taken place were it not for the dedication and commitment of the many members of the Somali community who make a daily decision to focus on a future built on hope and peace, rather than on conflict and despair,” she added.
Somali President Hassan Sheikh Mohamud, who also attended the conference, will be in Washington Friday and is expected to meet with Secretary of State John Kerry and Secretary of Defense Chuck Hagel.
Source: KUNA

Thursday, September 19, 2013

New Deal for Somalia but old problems persist

 
Aman Sethi
International donors have pledged €1.8 billion at a conference in Brussels as part of a “New Deal for Somalia”, even as many question the Somali government’s ability to deploy the funds. A bulk of the money is to come from the European Union (EU) which pledged € 650 million to aid the troubled nation.

Somalia has witnessed two decades of relentless conflict and remains divided among rival power centres in the north, south and centre, while the Al Shabaab Islamist militia remains active across the region. Nearly a third of the country has broken away to form the autonomous Republic of Somaliland, while the region of Puntland has repeatedly threatened to secede. A recent deal with Ahmed Madobe, the self-appointed leader of Jubaland, has broad measure of stability to the south.
While the Al Shabaab militia described the deal as “Belgian waffle. Sweet on the outside but really has not much substance” on their twitter account, Somali President Sheikh Hassan Mahmoud described the conference as a new chapter that would take Somalia from “emergency to recovery”.
The government of Somaliland boycotted the conference.

“This meeting was for Somalia, we have been an independent state and a sovereign nation for a long time,” said Somaliland’s Foreign Minister, Mohamed Behi Yonis in an interview in Addis Ababa, “Our development plan and the development status we are in is far ahead of Mogadishu so we certainly need a deal that is distinct and separate from Somalia.”

Mr. Yonis said EU had agreed to a separate arrangement with Somaliland within the New Deal for Somalia. “We are getting a piece of the pie,” he said, “We made it very clear to our brothers in Mogadishu that we do not want to be part of the Somalia federal system.”

“The EU and Somalia argue that now is a good time to adopt the New Deal,” said Mary Harper, a BBC analyst and author of Getting Somalia Wrong, on her website, “But it is possible that the Brussels meeting will simply be the latest in the long list of expensive conferences on Somalia that end with ambitious communiquĂ©s but have little or no impact on the development of the country.”

Faroole: Somaliland aanu wada hadalno oo aan heshiino laga yaabee inaan isla Go’no!

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo ugu baaqay Somaliland inay la heshiiso Puntland, halka uu digniin u diray Dowlada Federaalka inaysan ku xadgudbin Dastuurka Federaalka.

Madaxweynaha Dowlada Puntland 
Cabdiraxmaan Maxamed Faroole
Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo khudbad dheer kasoo jeediyey Shirka Urur Siyaasadeedkiisa uga furmay magaalada Garowe ayaa ka hadlay in wadahadalo u socdaan Puntland iyo Somaliland, isagoo ugu baaqay maamulka Soomaaliland inay heshiiyaan.
Madaxweyne Faroole ayaa khudbadiisa ku sheegay in arrimaha Gooni isu taaga Soomaaliland ay tahay mid mar danbe laga hadli doono, balse marka hore ay gudboontahay in Puntland iyo Somaliland dhexdooda wadahadalaan oo ay heshiiyaan, wuxuuna sheegay inay hada socdaan wadahadalo hoose.
Madaxweyne Faroole ayaa dhinaca kale digniin u diray Dowlada Federaalka oo uu sheegay in Xukuumadiisa aysan iska eegan doonin iyadoo lagu tumanayo Dastuurka Federaalka Soomaaliya.
Dhageyso Madaxweynaha Puntland oo ka hadlayey arrimaha Federaalka Soomaaliya ayaa yiri:
“…Ma jireyso in lagu tunto Dastuurka (Federaalka) anagana (Puntland) aan iska eeganeyno…Anagu diyaar baan u nahay in dowlada Federaalka ah ee Kumeel gaarka ah, maye hada kumeel gaar ma ahee Dowladee waxaa Kumeel gaar ah Dastuurka, diyaar baan u nahay inaan la shaqeyno balse inay (Dowlada Federaalka) tiraaho inagaa wax walba sameenayna Laga yeeli maayo, Anaga ka yeeli meyno, Adduunka ka yeeli maayo, Soomaalina ka yeeli meyso….”
Dhinaca kale Madaxweynaha Puntland oo ka hadlayey Baaqa uu u dirayo Somaliland ayaa yiri:
“…Qolooyinka (Somaliland) iyagu hada tashaday oo gooni aaday, anaguna malihin kaalaya khasab baanu idinku heysanayaan, Laakiin waxa naga dhaxeeya aan ka heshiino Bal waxa kale waa la isugu imaan doonaayee..Waxbaa naga Dhexeeya…”
[Sacabka Taageerayaasha]
“….Reer Baadiyaha waxay yiraahaan [Oodo dhacameed siday u kala korreeyaan baa loo qaadaa], Anaga (Somaliland iyo Puntland) horta khilaafkeena aan meel dhigno, Marka HADALO way iska soc socdaan, bal aan meel wax isla dhigno….Ama isla go’nay Ama aan heshiinay,  Ama Soomaali kuwada biirnay Ama Waa la wada kala tagay….”
Hadalka Madaxweynaha Puntland ayaa kusoo beegamaya xili ay u dhamaatay 4tii sano ee xilka loo dhaariyey. Madaxweynaha Puntland ayaa wakhtigii uu qabanayey Xilka sheegay inuu arrinta gobalada Sool, Sanaag iyo Cayn ee Somaliland ku sugan tahay gaar ahaan magaalada Laascaanood uu kusoo afjari doono muddo sanad gudaheed ah.
Xili Xukuumada Puntland ay sheegtay in hirgelineyso nidaamka Asxaabta badan ayaa waxaa qodobada kamid ah shuruudaha ururada Siyaasada lagu xiray kamid ah in ay ururada xafiisyo ka sameystaan dhamaan gobalada Puntland iyo degmooyinka ay ka dhacayaan doorashooyinka Golaha deegaanka oo ay ku jiraan Laascaanood iyo magaalooyin kale oo ay hada ka arrimiso Somaliland.
Ururka Horsed ee uu Madaxweynaha Puntland hogaamiya ayaa lagu wadaa in todobaadkan ay xafiis ka furtaan magaalada Boocame maadaama inta kale ee gobalka Sool ay hada ugu gacan jirto maamulka Somaliland iyo Khaatumo. Todobaadkan ayaa banaanbax weyn oo ka dhacay Buuhoodle ay shacabka ku diideen in magaaladaasi laga furo xafiiska xisbiga xukuumada Puntland.
Wada hadalka Somaliland iyo Federaaalka Soomaaliya
Waxaa horey ugu socdey Somaliland iyo Dowladda Federaalka ah wada hadal kaas oo ka kala dhacay Magaalooyinka London iyo Dubai, Somaliland waxay shuruud uga dhigtey in wada hadalkaas laga saaro wasiiro ka socdey Puntland oo asal ahaan ka soo jeeda Sool & Sanaag,  Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in wada hadal u dhexeeya Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Somaliland oo aysan Puntland ku jirin uu yahay mid aan waxba ka jirin waxbana ka soo baxayn.
Dhawaan ayaa lagu wadaa in wada hadalkii dib u furmo iyada oo maamulka Puntland aanu ka hadlin sida uu uga hadley kii hore, waxaana xusid mudan in Dowladdii Shiikh Shariif ay oggoleyd in Miiska wada hadalka ay soo fariistaan Puntland.
Yaa mudan in  lala hadlo Khaatumo mise Somaliland?
Inkastoo Madaxweynaha Puntland uu baaq u diray maamulka Soomaaliland oo isagu gooni isu taagay isla markaan aawood militari kula wareegay goobihii horey Puntland uga talin jirtay, ayaan hadana Madaxweynaha wax baaq ah u dirin maamulka Khaatumo oo ay sameysteen dadka ku dhaqan gaar ahaan gobalada Sool iyo Cayn, kuwaasi oo kamid ahaa dadkii wax ka dhisay Puntland balse hada sheegay inay ka baxeen maamulkii ay kamid ahaayeen ee Puntland.
Dhanka kale waxaa xusid mudan Madaxweyne kuxigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire oo isaguna kamid ah ururka Madaxweyne Faroole sameystay ayaan ka hadlin arrimaha gobalada uu kasoo jeedo. Gen.Cabdisamad ayaa sidoo kale ka hadlin dagaalkii ka dhacay magaalada uu kasoo jeedo ee Xudun oo ay Somaliland ciidamo iyo sanaadiikha codbixinta usoo dirtay doorashadii bishii November 2012, halkaasi oo dagaal ku dhexmaray ciidamada Khatumo iyo Somaliland ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac isugu jira, iyada oo dagaalkii u danbeeyey dhacay todobaadkii hore.
Source: Horseed Media





Somalia replaces central bank chief criticised in U.N. report

- Abdusalam Omer held job for 7 months
- Clean management of finances key to recovery

Abdusalam Omer - Governor of the Central Bank of Somalia -

and accused by latest UN report of being at the centre of

corruption involving state assets.

By Edmund Blair

NAIROBI, Sept 19 (Reuters) - Abdusalam Omer has been replaced as Somalia's central bank governor after seven months in the job, he said on Thursday, once again strongly denying graft allegations made by United Nations monitors.

The allegations in a U.N. report linking him to irregularities regarding millions of dollars withdrawn from the bank have also been formally rejected by the Somali government.

The U.N. Monitoring Group on Somalia and Eritrea said in July that Mogadishu's central bank had become a "slush fund" for political leaders and that Omer had played a central role in irregularities surrounding unaccountable disbursements.

Omer, who has labelled the allegations malicious, said he was informed by President Hassan Sheikh Mohamud on Sept. 13 that changes would be made at the bank. He submitted a letter of resignation the same day, he said.

Somalia has been struggling to rebuild its institutions and battered finances after two decades of conflict and chaos. Better management of public finances is seen by donors as vital to secure a recovery, debt relief and budget support.

Speaking in the Kenyan capital, Nairobi, Omer told Reuters by phone he was given no reason for the decision.

But he said it "is a possibility" that the government decided to remove him as a result of the report, even though an international probe commissioned by Mogadishu had dismissed its findings.

"My thinking is this: that if you play by the rules and you assemble a team, both diaspora and local people, and try to reform a dormant and important institution called the central bank, I guess you have no place in Somalia," Omer said.

He said he would return to Somalia next week to conduct a handover.

A Somali financial source and Somali media said Omer's replacement was Yussur Abrar. One Somali report said Abrar, who has worked in commercial banking abroad, was the country's first woman governor of the central bank.

Officials could not immediately confirm the new appointment.

In Omer's letter of resignation, obtained by Reuters, the former governor listed his achievements, such as producing the bank's first balance sheet for 22 years.

In the letter, he said he was resigning with "regret and disappointment" and had told staff to ensure a smooth handover.

The Mogadishu government had commissioned FTI Consulting and a U.S. law firm to investigate the U.N. monitoring report findings. FTI's chairman for the Europe, Middle East and Africa region is British peer and former minister Mark Malloch-Brown, once a deputy secretary general of the United Nations.

Somalia's recovery is being hampered by an ongoing Islamist insurgency, deep-seated clan loyalties that continue to govern the way politics and business is conducted and vested interests of powerful politicians.

Source: reuters.com

Related News:
http://africanarguments.org/2013/08/07/naming-and-shaming-latest-un-report-on-somalia-singles-out-central-bank-governor-as-corruption-kingpin-by-hassan-m-abukar/

http://markacadeey.com/2013/07/press-statement-central-bank-governor-responds-to-the-leaked-un-monitoring-group-report/


Saudi Kingdom donating $300,000 to help end piracy in Somalia



In this file photo taken on Nov. 19, 2008, the Liberian-flagged Saudi supertanker oil tanker MV Sirius Star is shown at anchor off the coast of Somalia after it was hijacked. (Reuters)
by Alvin Patrick Relox

RIYADH: The Saudi government announced yesterday that it would donate $300,000 to a trust fund that aims to abolish maritime piracy off the coast of Somalia and to support the prosecutorial legal process.

Prince Turki bin Mohammed bin Saud Al-Kabeer, undersecretary for the Ministry of Foreign Affairs for Multilateral Relations in the UAE, made the announcement in his speech in Dubai during the 3rd conference against maritime piracy. The theme of the conference was “Anti-Piracy: A Continuing Task to Build Regional Capacity.”

Saudi Arabia is known for its active role in combating piracy around the world, as it greatly affects local and international sales of goods in the entertainment industry.

Last year, the government adopted the Unfair Competition Law (UCL) to further boost the Kingdom’s campaign against piracy.

The Kingdom also provided expert training courses for coast guards to identify, prosecute and apprehend pirates in the Arabian Sea’s borders.

Piracy along the Somali coast has threatened the international shipping industry since the Somali civil war.

International deliveries are frequently interrupted along the Somali coast, which has resulted in an unprecedented rise in shipping expenses amounting to around $6.6-6.9 billion a year, according to statistics provided by Oceans Beyond Piracy (OBP).

Source: arabnews.com

Wednesday, September 18, 2013

Somalia Samuel (’14) Selected as Thurgood Marshall Fellow

CUNY School of Law

Somalia Samuel (’14)
Somalia Samuel (’14) has been selected as a Thurgood Marshall Fellow at the New York City Bar Association. The fellowship is designed to honor the legacy of Justice Thurgood Marshall by providing internship experience in public service or civil rights to talented minority law students. As part of her fellowship, Samuel will conduct research and policy analysis for the New York City Bar’s Committee on Civil Rights and will be working with the City Bar Justice Center on immigration issues.

While at CUNY Law, Samuel has interned at the Neighborhood Defender Service of Harlem, known nationally and internationally for its innovative, community-based, holistic public defense practice. She was also selected as a New York City Bar Diversity Fellow and worked on enterprise regulatory law within the legal department of Prudential.

Samuel is currently a student defender within the Criminal Defense Clinic at CUNY Law, where she represents indigent clients charged with misdemeanors in Queens Criminal Court. “I want to provide people in poor communities, like mine, with representation that is fair, effective, and treats them with dignity,” she said.

Turkey is poised to cash in on a stable Somalia



Turkey is building schools across Somalia to restart an education system that has been dormant for over 20 years of conflict. Photo by Will Swanson
Two flags now fly over Mogadishu. There’s the Somali one, of course: white star, blue background. The other’s rise over the battered concrete sprawl is more recent. It flies over schools and hospitals, is stamped on trucks and painted on trash bins. The white-and-red emblem even shares the desk of the city’s mayor.

“The Turkish are giving the kind of support we have never seen before. They are changing the face of Mogadishu,” says Somali President Hasan Sheikh Mohamud.

The two nations’ flags were flapping in the breeze side-by-side above the Mogadishu airstrip on August 19, 2011, when Turkish Prime Minister Tayyip Erdogan touched down for the first visit by a non-African head of state in nearly two decades. At the time, thousands of Somalis were dying each day in the middle of the worst famine in over half a century, yet foreign dignitaries dared not enter.

That year, Erdogan pledged $49 million to Somalia. In 2012, Turkey spent $70 million on full scholarships to over 1,200 Somali students to study in Turkish universities, making Turkey the largest non-OECD donor in Somalia. And private Turkish citizens donated $365 million on top.
Turkey claims its revamping an outmoded and inefficient aid system, and, in the process, improving more lives.

“Big western donors work through the UN agencies with bureaucracy and high administration costs,” says Kani Torun, Turkish Ambassador to Somalia. “But we use the money to directly support Somalis, and the government of Turkey covers all the administration fees.”

Dumpsters from the city of Istanbul, which is leading sanitation operations in Mogadishu. Photo by Will SwansonWill Swanson
Dumpsters from the city of Istanbul, which is leading sanitation operations in Mogadishu. Photo by Will SwansonWill Swanson

The Somali government says the difference is evident: just look at the results, says President Mohamud. “They are creating modern hospitals and establishing the education system. This cannot be delivered through NGOs and through UN agencies. Bilateral aid is what Somalia needs,” he said.
At his office, the Mayor of Mogadishu, Mohamed Nur, continued the argument.

Compare the Turkish approach to the UN approach, he said.

“If I request computers from the UN, they will take months and require a number of assessments. They will spend $50,000 to give me $7,000 of equipment. If I request computers from Turkey, they will show up next week.” At this crucial moment of transition from chaos to tentative stability, this immediate impact is what Somalia needs most, he said.

But not all are enamored with the bold new initiatives of the Turks. Some donors complain a lack of coordination with the rest of foreign aid institutions results at times in duplicating efforts.

“If the UN Agencies want to coordinate, then come to Mogadishu and we can coordinate,” Ambassador Torun responds. “But we can’t spend all of our time going to meetings in Nairobi when our work is here in Mogadishu.”

Most Western agencies continue to base their Somali operations out of Nairobi, Kenya, citing longstanding security concerns. Turkey knows the risks well; in July, six people died when US-designated terrorist group al-Shabab attacked the Turkish embassy. The Turks stayed nonetheless.
Turkey stands to benefit from its more engaged approach here as the Somali government returns the favor. The Somali government recently awarded a Turkish company, Favori LLC, the contract to renovate, maintain and operate the Mogadishu airport for the next 20 years. And although the Somalia government signed its first new oil exploration deal with a British company, the minister of natural resources, Abdirisak Omar Mohamed, noted that he would have awarded it to the Turks “if Turkey was willing to sign a contract, but Turkey never came and asked for a contract.”

The new Turkish ties filter all the way down to Somalia’s famously entrepreneurial family businesses. Local contractor Abdunir Abukar works with a Turkish company rehabilitating properties across Mogadishu. His workers initially resisted working with the Turks, he said, due to communication barriers and a Somali work ethic that atrophied over two decades of conflict. “Our employees have adapted. They have learned discipline and technical skills from them.”

These small changes can multiply quickly. A more disciplined and skilled workforce encourages the diaspora to return and help rebuild, which in turn creates more stability, creating a self-reinforcing cycle of development.

Abdul Majeed Iman owned several shops prior to the civil war. His buildings and inventory were completely destroyed. He returned to Mogadishu in 2010 and re-opened a retail shop. Now, he sources some of his merchandise from Turkey.

“Turkish companies have requested to work together. They have offered to fly businessmen over to Turkey to discuss how they could cooperate,” he said. Despite his own entrepreneurial background, he adds: “We can learn from the Turkish expertise.”

Turkey sees the tightening business ties as more beneficial than the aid it provides. “We encourage business activity because it’s good for Somalis, it creates jobs, teaches Somalis skills and creates less aid dependency,” said Ambassador Torun. Of course, Turkey is looking to profit as well.

Turkish business moving in to Somalia are in direct competition with other international companies operating in Somalia, at times resulting in a zero-sum game for key contracts. For instance, SKA, a company from Dubai, had a 10-year contract to operate the airport. But the Somali government abruptly cancelled the contract and gave it instead to a Turkish company, leaving some to question whether Turkey’s aid has created an unfair competitive advantage with the Somali government.

By accepting the risks here when nobody else was willing to, Turkey more than any other country, is poised to cash in on the rise of a stable Somalia. It’s a unique soft power strategy: more direct than Western nations, more cooperative and willing to transfer skills than China.

Since 2005, Turkey has significantly increased its presence in Africa, going from 12 embassies in 2005 to 34 today. Its aggressive expansion demonstrates a desire to fight for influence on the continent that is poised to be the fastest growing over the next few decades, adding 1.3 billion people by 2050. The general narrative is that China is the most important partner to Africa, but if Somalia is any indication, Turkey might be a real contender.

.
You can follow Kyle on twitter @kylewestaway. We welcome your comments at ideas@qz.com