Search This Blog

Friday, September 6, 2013

Sheppey crossing crash: Dozens hurt as 130 vehicles crash



Witnesses described seeing cars under lorries and people lying on the ground
Sixty people have been injured as more than 130 vehicles were involved in a series of crashes in thick fog on the Sheppey crossing in Kent.


Eight of those hurt in the collisions, which took place in thick fog, sustained serious injuries.

Ambulance crews said 35 casualties needed hospital treatment in what were described as "horrendous scenes".

The A249 bridge was closed for more than nine hours and reopened to traffic at about 17:30.

One witness said visibility had been very poor at the time of the crash but drivers were approaching the crossing with no lights.

Others at the scene described a mass of tangled cars, lorries, and a car transporter. Some reports said the crash went on for 10 minutes as cars continuously collided with each other.
Scene 'horrendous'

South East Coast Ambulance Service (Secamb) said a further 200 people were either treated for minor injuries or given advice should symptoms develop later.

Firefighters had to free five people from their vehicles on the southbound carriageway.

The injured people were taken to six different hospitals in Medway, Ashford, Margate, Maidstone, Canterbury and London.

Medway Maritime Hospital declared a major incident and cancelled all its routine planned surgery, to help deal with the incident.

Service returned to normal at the hospital at about 14:00 BST.

Secamb said the first ambulances left the crash scene at 08:50 BST because much of the triage and early treatment was carried out at the scene.

Patients started arriving in hospitals shortly after with Medway admitting its first casualty at 09:45 BST.
'People on floor'

The national speed limit applies to the dual carriageway crossing, with cars able to travel up to 70mph, the Highways Agency said.


Driver Martin Stammers said the scene was "horrendous" and described seeing cars under lorries and people lying on the floor.

He said visibility was about 10 to 20 yards when he approached the bridge and saw five cars smashed into each other with one across the outside lane.

He managed to squeeze through a gap between that car and the central reservation.

"For 10 minutes afterwards, all we could hear was screeching, cars thudding into each other, lorries crashing," he added.

He said he and his son ran to warn other drivers and warn cars to slow down.

"Later, a woman came up to us sobbing saying, 'thank you, thank you, you saved my life'," he said.
'Smashed cars everywhere'

Jaime Emmett, a 19-year-old student who was driving through the fog, said she managed to stop in time but a van collided with her car, and she then hit a car in front.

She said the fog was so thick she could only see a few cars ahead but added: "All I could hear was the cars smashing in front of each other and I could not know how far ahead the accident was."

Later she said she could see "smashed cars everywhere", a lorry that had crashed into the central reservation and ambulance crews helping injured people with one team carrying a man in a stretcher.

Cliff Montgomery, 53, who was driving from his home on the Isle of Sheppey to Gillingham, said he was trapped in a group of vehicles with a pile-up in front of him and another one behind.

"I was in the outside lane when vehicles in front of me braked and cars were crashing," he said.

"There was another pile-up behind the group of cars I was travelling in. All I could do was brake, stop and await further instructions."

He said it was very foggy and in some places he could only see 30ft in front of him.

Mr Montgomery added: "When you see the state of vehicles being brought off the bridge on transporters, you have to think it's very lucky that no one was killed."

Aerial footage shows the aftermath of the collisions
'Hazardous fog'

Ch Insp Andy Reeves said the crash was over a "protracted area" with undamaged vehicles between others which had collided.

When asked if the fog had caused the crash, Mr Reeves said it was "too early" to give a cause but added the "weather will be a factor".

"It was... very hazardous. It was described to me as a very thick fog and it was certainly low visibility at the time."

Soon after the bridge opened in 2006, concerns about safety were raised, including the lack of lighting
The front of the crash happened where traffic was coming off the bridge towards Sittingbourne, and it had then "concertinaed" over the bridge behind it with incidents stretching back to Queenborough, he said.

Sittingbourne and Sheppey MP Gordon Henderson said he had previously had concerns about lighting on the bridge and said he would be asking questions of the authorities about the accident.

"My concerns must rest solely with the people that have been injured on the bridge," he said.

A spokesman for the Highways Agency said: "It is far too early to speculate on the cause of today's incident which is still under investigation by police."

He confirmed a safety audit was carried out on the crossing a year after its completion.

"This audit concluded that accidents on the A249 had decreased since the completion of the scheme and that the accident rate was below the national average for that type of road," he said.

The £100m four-lane crossing, which connects the Isle of Sheppey with mainland Kent, opened in 2006 and is 0.75 miles (1.25km) long and rises to 115ft (35m) at its highest point.

Thursday, September 5, 2013

Maxkamadda Sare Ee Somaliland: Oo Sii Daysay Nin 13 Sanadood u xidhnaa Dil Aanu Gaysan.




Hargeysa - Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa Xoriyadiisa u soo celisay Nin u dhashay waddanka itoobiya oo muddo 13 sanadood ah Xabsiyada ugu xidhnaa Kiis Dil ah oo lagu waayay.

Qaraar ka soo baxay Maxkamadda Sare Somaliland 30/06/2013, kuna dhawaaqeen Shan Garsoore oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa xoriyadiisa si buuxda loogu soo celiyay Nuuradiin Maxamed Cabdiqaadir “ina Mutaax X. Cali” oo ah Nin ka soo jeeda qoomiyada Oromadda ee waddanka itoobiya oo sanadkii 2001-dii Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ku xukuntay Dil, isla markaana Rafcaanku xukunkaasi mid la mid ah ku riday isaga iyo dhawr qof oo kale oo Itoobiyaan ah, kuwaasoo loo haystay dilka Nin magaciisa lagu sheegay Maxamed Axmed Dajaas.

Maxkamadda ayaa sii deynta Ninkan u cuskaday ku qancid ay ku qanacday dib u eegis lagu sameeyay kiiskan muddo dhaafay marxaladihii uu soo maray iyo Qodobada 15,16,232,233,234b X.H.C, sida lagu muujiyay Nuqul ka mid ah qaraarka Maxkamaddu ku sii deysay Maxbuuskan oo uu qoray Qareen dhamaystirka Kiiskan loo magacaabay, iyadoo Xukun kale ee lagu riday Ninka dambigu ku cadaaday loo cuskaday qodobka 445 ee XCG.

Sidoo kale Maxkamaddu waxay Kiiska Ninkani ku xidhnaa ku xukuntay Nin magaciisa lagu sheegay Maxamed Muuse Gamateysan “Ina Nuura Xaashi”, kaasoo lagu xukumay muddo ka yar intii uu xidhnaa iyo Magta Marxuumka labada Nin Dilkiisa loo haystay.

Waxaana Qoraalka Maxkamadda ee Kiiskan lagu go’aamiyay u dhignaa sidan:-“Maxkamadda sare waxa u cadaatay Dambiga dhacay inuu yahay kan ku xusan qodobka 445 ee Xeerka Ciqaabta Guud oo ah dagaal ay iskaga horyimaadeen Rafcaanlaha koowaad iyo Marxuumku iyagoo isku adeegsaday Mindi Gur,sida marag muujinta ka muuqata inay ahayd Mindi oouu hor qaatay marxuumku, kuna dambeysay gacanta Marxuumka.Maxkamaddu waxay u cuskatay xukunka qodobka 445 XCG.

1-Maxkmaddu waxay ogolaatay Asbaabta Rafcaanleyaasha iyo korhdinta Asbaabta Rafcaanka xukunka Kisikan.

2-waxay diiday Jawaab celinta ku-xigeenka Xeer-ilaaliyaha Guud.

3- waxaa wax laga bedelay Xukuunada Maxkamadaha hoose Rafcaanka G/hargeysa ee sumadiisu tahay MRGH/DDRL/39/2001, ee 05/07/2005 iyo ka Maxkamadda G/Hargeysa ee sumadiisu tahay MGH/DDL/588/001 ee 13/03/2002, waxa xoriyadiisa si buuxda loogu celiyay Rafcaanlaha Nuuradiin Maxamed C/qaadir “ina Mutaax X. Cali oo aan wax dambiya ku cadaan, Dil iyo mid kale toona, waxa Rafcaanlaha 2aad Maxamed Muuse Gamateysan “ina Nuuriya Xaashi” ku xukuntay mudadu xidhnaa oo ka bilaamaysa 11 sano iyo sideed bilood iyo labaatan Cisho iyo Magtii Marxuumka Maxamed Axmed Dajaas.

4- xukunka waxa lagu dhawaaqay Maanta 30/06/2013.”ayaa lagu yidhi Qoraalka maxkamadda oo qayb ka mid ah aanu idiinka soo miin-guurinay Gacdacwadeedka Ninkan lagu sii daayay oo Wargeyska Dawan helay.

Nuuradiin Maxamed oo mudo kooban ka sokeeyay Xabsiga Mandheera oo sanado badan hoy u ahaa ayaa Wariye Saleban Cabdi Cali (Kalshaale) oo ka tirsan Wargeyska Dawan iyo Mareegta Gobanimonews kula kulmay magaalada Hargeysa, waxaanu ahaa qof dareen ahaan faraxsan oo aan wax dhibaato ahi dushiisa ka muuqan, inkasta oo aan laga dheehanayn degenaanshiyo dhab ah, kuna jiro marxaalad dib u soo kabasho ah iyo la qabsi nolosha xoriyad ah.

Maxamed ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay inuu Xoriyadiisa helo 13 sanadood ka dib markii Jeel ku jiray, balse m uu bixin faahfaahintaasi ka badan oo ku saabsan dareenkiisa iyo duruufihii uu jeelka ku soo maray.

Geesta kale Axmed-Wali Maxamed Diiriye oo ka mid ah Daneeyayaasha Xuquuqda Aadamaha Somaliland , isla maraana u dhaqdhaqaaqa dadka xabsiyada ugu xidhan Cadaalad darada, mudo afar sanadood ahna Kiiskan Ninkan daba socday ayaa sheegay in go’aan ka gaadhista Kiiskan iyo kuwo hore mudo dhaaf lagu dhameeyayba intii Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo talada haysay fure u noqon doonaan in dib eegis iyo sixid lagu sameeyo Kiisas hore Khaladaad ugu dhacay.

“Kiiskan Ninkan iyo kuwo kale oo wali xidhan mudo dheer ayaan daba socday, waxaanan ku faraxsanahay inuu maanta xoriyadiisa helo, arintaana wxaan ku hambalyaynayaa Maxkamadda sare ee soo deysay, runtii waxa wa jira dad badan oo u xidhan kiisas baadhista ama Maxkamaddaha ku Camaalaqma,oo aan inta badan laga daba tegin, markaa Kiiskan iyo kuwo hore oo lagu guulaystay waxay furre u noqonayaan in Cadaalada la saxo oo dadka xaq-darada ku xidhani Cadaalad helaan”ayuu yidhi.

Waxaanu intaasi ku daray “Ninkan Maxkamadda Sare ayaa Qareen u dooda u qabatay, waxaana mudo kooban lagu ogaaday cidii Kiiska loo haysto fulisay oo ah Ninka labaad ee la xidhnaa, waxa kale oo jiray da d kale oo Dumar ku jireen oo la xidhnaa, waxaana lagu xidhay markii dilku dhacay Ninkani wuxuu ka mid ahaa dadkii Dhakhtarka keenay Ninka gacanta lahaa oo dhaawac, waxaanay ku yidhaahdeen sidaanu cadeymaha ku helnay Ninkan nin kale ayay isdileen, kii kale wuu dhintay kana waa dhaawac”ayuu yidhi Axmed Wali.

HR Axmed-wali ayaa ugu dambeyntii Bahda Cadaaladda ugu baaqay in la sii wado xogogaal u noqoshada dadka ku xidhan Xabsiyada waddanka, waxaanu sidoo kale dhaliilay Hay’adaha lacagta ku qaata u gar-qaadista Dadka aan awoodin inay qareeno u qabsadaan dacwadahooda, kuwaasoo uu sheegay inay ka gabiyeen shaqada Ururadda caalamiga ah iyo Waddamada dhinaca Cadaalada ka taageera Somaliland ku siiyaan Mashaariicda.

Kiiskan ayaa ah mid inta badan dadka yaab iyo naxdin ku abuuray, isla markaana loo arkaa mid ka mid ah Raadad Calaalad xumo oo xalin balaadhan iyo in si weyn looga hawl-galo soo afjarideeda u baahan.

Waxaaanu noqonaya kiiskii labaad ee Xabsiyada ka soo fuura saddexdii sanadood ee ugu dambeeyay, waxaana sanadkii 2011-kii sidan oo kale Xabsiga Mandheera laga soo saaray Nin Magaciisa la yidhaahdo Cabdi Ibraahim oo mudo ka badan 15 sanadood ku xidhnaa Kiis aanu qabin oo Dil ah.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa intii uu xilka hayay dhawr jeer ku cel-celiyay in dib u sixid iyo sugnaan dhab ah lagu sameeyo Cadaaladda dalka, waxaanu si taasi u suurto gasho madaxweynuhu sameeyay ficilo lagu dhiiri-gelinayo Hay’adaha Garsoorka , isagoo dhanka kalena wax ka bedel ku sameeyay Maamulka garsoorka dalka.

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Hortagay Golaha Wakiilada Kana Hor Akhriyay Warbixin Mug Leh



Hargeysa - Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa hortagay Golaha Wakiilada halkaasi oo uu ka hor akhriyay warbixin dheer kadibna mudanayaasha golaha Wakiilada ayaa qaarkood waydiiyeen su'aalo tirobadan oo uu ka wada jawaabay. Nuqul ka mid ah khudbadii Wasiirka Madaxtooyada Somaliland ka hor akhriyay mudanayaasha Aqalka Wakiilada Soomaaliland oo aanu helay hoos ka akhriso. 

Mudane Xirsi Cali Xaaji Xassan waxa uu ku bilaabay warbaxintiisa: 


"Anigoo Ixtiraamaya Xilka aad qaranka u haysaan iyo Muhiimada ay qaranka u leedahay is xog- waraysiga iyo La xisaabtanka Hay’adaha kala duwan ee dalka marka loo baahdo ayaan jecelahay in aan warbixin kooban idinka siiyo Xukuumadii Ummadu Dooratay iyo Halka ay Majaraha Maamulka Marinayaan”

Waxay ahayd 04/09/2013, kadib markaan kulan xog iyo xaal waran ah aan ku siiyey Mudanayaasha Aqalka Sharci Dajinta ee Somaliland halka uu dalku guud ahaan marayo.

Ugu horayn waan ku faraxsanahay in aan maanta oo kale hor tago Mudanayaal milgo iyo maamus badan mudan oo waajib ka mida waajibaadka dastuuriga ah fulinaya, in aan hor tago isla markaana ka warbixiyo xukuumada talada dalka haysa ee aan ka midka ahay wasiiradeedu halka ay majaraha maamul ee Dalka marinayaan.

Waxaan warbixin kooban ka siiyey xaalada xoolo dhaqatada iyo Roobabka dhawaanahay ka da’ay dhulkeena

-Sida aad la socotaan maadama nolosheenu ku xidhan tahay xoolaha nool , waxaa mudooyinkii u dambeeyey ay heleen roob lagu diirsaday oo Nimcad Halka Alle inooga timid ah, walaw deegamadu ku kala badnayeen, balse sida aynu ognahay roobabkaasi waxay gaysteen woxooga khasaare ah maadama wakhtigii roobka la filayey uu dib uuga dhacay isla markaana uu ku soo beegmay xili aan dalag iyo degaalba diyaar loo ahayn hadana Alxamdulillah dadkeenu way ku diirsadeen wayna ku nabad iyo caano qabaan.

Amaanka iyo Nabad Galyada
- Xukuumaddu iyadoo ka duulaysa baahida uu dalku nabadgelyada u qabo waxay kordhisay tirada iyo tayada ciidamada kala duwan ee ka shaqeeya nabadgelyada, afar dufcadood oo ciidanka booliska ah ayaa laga soo saaray xeryaha kala duwan ee tabobarada, kuwaas oo ay ka mid yihiin ciidamada sida gaarka ah u tabobaran ee SPU-da loo yaqaano, kuwa RRU-da loo yaqaano iyo kuwa STU-da loo yaqaano . Ciidamadaa waxa loogu talo galay in ay xuduudaha dalka oo dhan gaadhi karaan, waana tiro yar oo la tayeeyay. Ciidankani waxay ka qayb qaadan karaan wixii degdeg ah ee qarankan ku yimaada gude iyo dibadba. waxaa kor loo qaaday Ciidmada badda iyagoo lagu qalabeeyey Doonyo ay ku hawgalaan kuwo cusub iyo kuwo la tayac tirayba.

- Dhankaa sare oo dhan waa tayada iyo kor u qaadida muuqata balse sidoo kale si kor loogu qaado Niyadooda waxaa Ciidanka qaranka iyagoon marba abaalkooga la gudin karin loo qabtay in Darajo loo sameeyo Toban kun “10,000” oo Askari oo min Alifle Ilaa General ah isla markaana Guno-dooda loo kordhiyo iyagoo lagu siinayo hadba darajada u sito isla markaana ay ku mushaar qaadan doonaan Sanadkan Insha Allah, kuwa Dable-yaasha ahna loo kordhin doono een wax darajo ah sidan.

- Sannadkii 2012 waxa dalka ka dhacay in ku dhaw (Sideed iyo toban kun iyo sagaal boqol sideetan iyo sagaal dambi, halka sannadkan 2013 oo lagu jiro bishiisii sagaalaad ay dalka guud ahaan ka dhaceen (Toban kun ilaa laba iyo toban kun inta u dhaxaysa).” ayuu yidhi wasiirku.
Sidoo kele waxa uu wasiirku sheegay in uu hoos u dhac aad u wayni ku yimi dilalkii labadii sanno ee u dambeeyay “Dilalku hoos bay u dhaceen, waxay ahaayeen sannadkii hore (todobaatan iyo todoba, laakiin sannadkan afartan dil ma gaadhaan -Goobaha Nabad galyada, sida Saldhigyada ama Rugaha dalka laga hirgaliyey anoo ku qiyaas qaadanayaa Goboladii horay u jiray maadama aan joogo Xaruntii Sharci Dajinta oo ayna wali Si Dhamaystiran aydaan u ansixin goboladii la magaacabay ee dambe waxay yihiin sidan:

M/jeex – Saldhig: 21 Rug: 20 , Togdheer – Saldhig :26 Rug: 15 , Awdal – Saldhig: 11 Rug: 7 Saaxil - Saldhig: 9 Rug: 3 , Sool – Saldhig : 5 Rug :5 , Sanaag – Saldhig : 14 Rug: 5
Guud ahaan Tirada Saldhigyada: 76 Tirada Rugaha: 55 marka lagu daro 32 control waxay noqonayaan 82 Rugood intaas oo dhan ayey ka hawl galaan Ciidamada Nabad galyadu si loo sugo amniga iyo nabad galyada dalka

Miiisaniyada iyo Dhaqaalaha
Marka la qiimaynayo Kor u kaca dhaqaale ee umadeed waxaa laga dheehdaa Miisaaniydooda, hadaba anagoo ka duulayna qorshihii shanta sano ee xukuumada “5 year Plan” waxay xukuumadu la wareegtay xukunka dalka waxaad dareemaysa korodhka dhaqaale ee dhacay iyagoo ka soo qaaday 46 Milyan maantana Miisaniiyada dalku marayso 125 Milyan taasoo sidoo kale ay laban laabatantay wax soo saarka Dawladaha hoose,

Xakamaynta Musuqmaasuqa
Si loo xakameeyo isla markaana meesha looga saaro lunsiga hanitda qaranka, waxaa si dhamaystiran u hawl galay hanti-dhawraha qaranka, isagoo mudo yar shaqeeyay hadana qabtay shaqo badan iyadoo laga dheehan karo tirada ama cases ka uu wax ka qabtay gobolada kala duwan ee dalka iyagoo dhamaan maray hay’adaha iyo laamaha kala duwan ee Dawlada, sida aan ognahay dhaqaalaaha waxaa saamayn badan ku leh lacagta, hadaba si wax looga qabto lacagaha kala duwan ee dalka dhex socon jiray waxaan wax badan ka qabanay isla markaana ka badalnay lacagtii Giimbaartii Gobolka Togdheer hadana uu Gudoomihiyii bank-u ku maqan yahay gobolka Sanaag si gobolkaasna looga badalo woxoogaga lacagtii Giimbaarta ahayd ee ku dhiman looga saaro, si dhamaystirana ay uuga hawl gali lahayd lacagta Somaliland oo qorshaheegii iyo lacagtii ku filnayd loo daabacay.

Biyaha
Sida aan la socono Biyuhu waa Noloasha sida uu Alleba Quraankiisaba ku sheegay, hadaba si looga haqab beelo biyaha xukuumada talada dalka maanta haysa si wayn ayey uuga hawl gashay in biyo ku filan ay helaan guud ahaan gobolada Somaliland walaw wax inoo dhiman yihiin hadana dadaalo badan ayaa socda oo waxaa ceelal kala duwan laga qoday Dhamaan gobolada dalka aan ku horeeyo Caasimada oo tirada dadka uugu badan ee reer Somaliland ku nool yihiin: Waxaa Pipe ka Geed Deeble ee Hargeisa biyaha keena la wada qorshe lagu badalayo maadama uu daciif yahay uu keeno oo kaliya 9000m3 waxaana lagu badali doonaa pipe keena 24,000m3 balse sida khubaradu sheegeen halka uu ceelkaasi ku yaalo ayaa lagu qiyaasay in maalintii ay ku haboon tahay oo kaliya in laga soo qaado 14,000m3 waxaanan filaynaa hadii ugu yaraan la gaadhsiiyo 16,000m3 ay noqon doonto laban-laab intii awal Biyo soo gaadhi jirtay Caasimada. Waxaa kaloo qorshaheeda la wada in magaalada meelaha ayna pipe lines ku wali gaadhi la gaadhsiiyo dhaqaalaheegeeni waa loo raadiyey. Sidoo kale waxaa la wada in ceelal cusub laga ag qodo goobtaas . Sidoo kale waxaa mashruuca ka mida qalab caawiya in biyaha ay soo riixaan, sidoo kale waxaa la qorsheeyey in Xaraf project la sameeyo kaasi oo 95% hada dhamaystirmay si uu u gaadhsiiyo adeega biyaha dadka degan AYAX 1,2,3,4 oo ah bulshada uugu nugul marka la eegayo dadka degan caasimada oo IDPS ah, intaas uun laguma dayn ee waxaa socda Mashruucii Xumbo Wayne oo ka koobnaa 13 Ceel in mudo badan lagu hawlanaa sidii biyahaas loo keeni laha caasimada, wuxuuna Madaxweynaha qaranku Safaradiisii badnaa ee uu gaala-bixinayey Dalalka Carabta gaar ahaan Dalka Imaaradka Carabta uu waydiisanayey in ay ka caawiyaan soo in ay soo gaadhsiiyaan Biyahaas runtiina way ka aqbaleen qiimayntii u horaysayna way inoogu yimadeen waxaanan Insha Allah Rajaynaynaa in ay dhakhso u bilaabaan hadaba ceelasha la qoday waxaa barbar socda hab kale oo ceelashii waadanta afka laga daboolayo loona yaqaano “MINI SYSTEM” isla markaana lagu rakibayo Pump Biyaha soo tuura kaasi oo wax badan ka taray baahida biyaha , hadaba aan warbixin kooban idinka siiyo inta ceel iyo mini system ee la hirgaliyey M/jeex - Ceel: 14 Minisystem: 9 Togdheer- Ceel :12 Minisystem: 17 Saaxil - Ceel: 7 Minisystem: 17 Sool - Ceel: 4 Minisystem: 12 Sanaag - Ceel: 6 Minisystem: 13

Guud ahaan tirada ceelasha ee la qoday waa 51 Ceel,
Mashruuca Geed deeble waxaa lagu qiyaasay 28 Milyan Xukuumaduna waxay u hawl gashay sidii ay caawimo uuga heli lahayd Hay’addaha ay ka mid yihiin EU du, sidoo kale xukuumadu waxay gacanta ku haysaa sidii ay balaadhan uugu samayn lahayd ceelasha dhamaan gobolada dalka, hadaba xukuumad waxay gacan wayn ka gaysatay qodida ceelal wax bada ka tara baahida biyaha iyadoo mudadaa kooban ee xukuumadani joogto la qoday 51 ceel halka mudadii 20 sano ka badnayd ee xukuumadihii kala duwanaa xilka soo hayeen la qoday oo kaliya 89 Ceel. Hadaba marka la isku geeyo guud ahaan ceelasha dalka ka qodan waxay noqonayaan 140 Ceel.

Waxbarashada

Guud ahaan waxbarashada wax badan ayaa laga qabtay, tirada korodhka ardayda ayaa gaadhay 43% taaaso ah korodhka labadii sano ee hore iyadoo wali aan la soo saarin korodhka sanadkan, kor u kaca intaas leeg ayaa lagu sifayn karaa kadib markii arday badan oon tahli karin jirin waxbrasho ay fursad waxbarasho heleen. Waxaa kor loo qaaday lana kordhiyey tirada macaliimiinnta oo la gaadhsiiyey 3230 macalin si nidaamka lacag la’aanta ah ee waxbarashada loo ilaasho korna loogu qaado.

Sidoo kale si kor loogu qaado Waxbarashada Sare ee dalka, Madaxweynuhu wuxuu sameeyey gudi loo yaqaano Gudida Tacliinta sare waxayna sameeyeen Siyaasada qiimaynta jaamacadaha si loo qiimeeyo loona kala reebo, sidoo kale in qiimayn fiican oo lagu kala saaro loo sameeyo ardayda iyo kolba Kuliyada ay galayaan. Tirada ardayda ee waxbarasho dibeda ah lo helay ayaa ah sidan:

Turkey: 84 Arday Sudan: 108 Yemen: 45 Malayisa: 23 Kenya: 15 Ethiopia: 130 Uganda: 15 Libiya: 29
Guud ahaan Ardayda ee reer Somaliland ee waxbarasho dibeda loogu diray waxay dhan yihiin 449 Arday, sidoo kale deeqaha waxbarasho ee ardayda kaalimaha hore ka gashay waxbarashada isla markaana jaamacadaha dalka gudihiisa wax ku barta waxay dhan yihiin 448 Arday

Tirada Dugsigayada hoose dhexe ee dawladu soo kordhisay waxay dhan yihiin 166 Dugsi

M/jeex: 64 Dugsi Togdheer: 46 Dugsi Awdal: 21 Dugsi Saaxil:13Dugsi Sool: 8 Dugsi Sanaag: 14 Dugsi
Caafimaadka


Caafimaadka oo ah halbowle waxaa laga qabtay wax wayn oo ay ka mid yihiin hirgalinta iyo kor u qaadida Cusbitaalada ku yaala gobolada dalka aan ku bilaabo Awdal waxaa ka hawl gala 3 Cusbitaal oo kala ah Cusbtiaalka guud iyo mid ka shaqeeya xanuunka TB da iyo sidoo kale Cusbitaal guud oo ka hawl gala Salal . Marooji Jeex: 5 Cusbitaal Saaxil : 2Cusbitaal Togdheer:3 “Waxaa xusid mudan in Hay’adii MSF si deg deg ah uuga baxday hawlihii ay ka haysay dhakhtarkaas iyagoo inooga baxay wax aynaan inagu gaysan , ka dawlad ahaana aan ka hawlgalnay in aan waxbadan ka daboolno baahida ku soo banaanatay” Sool : 3 Cusbitaal Sanaag: 4 Cusbitaal Tirada Guud ee Cusbitaalada: 20

Markaan cusbitaal leeyahay waa xarunta uugu muhiimsan ee caafimaad loogu adeego bulshada, markaan eegno dhanka Xarumaha caafimaadka ee kale sida MCH yada waxaa ka hawl gala Gobolada dalka sidan:

Awdal :             22    
MCHs
M/Jeex:           23     MCHs
Togdheer:        16     MCHs
Saaxil:              11     MCHs
Sool:                 10    MCHs
Sanaag:            12    MCHs
Tirada Guud:   104  MCHs
Marka aan eegno qaybta ama xarunta uugu yar ee gargaar caafimaad bixiya oo loo yaqaano primary health unit ama Health Post waxay yihiin sidan

Awdal:             36 
Health Posts
M/Jeex:          31  Health Posts
Togdheer:       34  Health Posts
Saaxil:            15   Health Posts
Sool:               30   Health Posts
Sanaag:          27   Health Posts
Tirada Guud: 173 Health Posts
 

Hadaba sadexdaa goobood ee Caafimaad dadka soo gaadhi kari waaya waxaa loogu talo galay in ay soo qaadan Gadiidka loo yaqaano Umbulunce-ka hadaba tirada Gadiidkaas ayaa ah sida:

Awdal :           4 
  Umbulunces
M/Jeex:         7    Umbulunces
Togdheer:      4    Umbulunces
Saaxil:            4   Umbulunces
Sool:               2   Umbulunces
Sanaag:          4   Umbulunces
Tirada Guud: 24 Umbulunces
 
Guud ahaan tirada gaadiidka ee xukuumadan hada talada haysa ka hor ka hawl gali jiray dalku waxay ahayeen 9 Umbulunce hadana waxay marayaan 24

Cadaalada
Maadama Cadaaladu tahay laf dhabar muhiim u ah qaranamida dalka waxaa lagama maarmaan ah in ugu horayn kor loo qaado aqoonta garsoorayaasha iyo xaakimada iyo sidoo kale in kor loo qaado sharaftooda iyo dhaqaalahooga si ay habsami ugu gutaan wajibkooga, hadaba xukuumadu waxay ka hawl gashay in ay kor u qaado isla markaana ay siiso dhaqaale intii awoodu Saamaxayso taasoo tusaale ahaan Maxkmada sare markii hore la qaadan jiray sadex Milyan hadana la gaadhsiiyey ilaa Todoba Milyan iyo Shan boqol ilaa Sideed Milyan

Sidoo kale tirada maxkamadaha ee xukuumadu xilka kula wareegtay waxay ahayeen ilaa 97 hadana waxay guud ahaan gaadhayaan ilaa 154, sidoo kale si aqoontooda kor loogu qaado waxay xukuumada wax bartay 2dii dufacdood ee uugu horeeyey ee ka soo baxa jaamacadaha sharciga oo dhanaa 80 arday waxa kale oo xukuumada bilowday isla markaana dardar galisay maxkamadaha Wareega ama Mobile Courts , waxyaabaha kale ee lagu dar dar galinayo cadalada waxaa kamida oo hada gacanta lagu hayaa in la abuuro system la yidhaa case review oo dib uu eegis lagu sameeyo Kiis kasta oo la qaado, si looga daba tagi karo isla markaana loo hubin karo.

Si hanaanka iyo haybada dawladnimada kor loogu qaado waxay xukuumadu ka hawl gashay sidii muuqaalka wasaaradaha iyo hay’adaha kala duwan dhisme iyo daayactir loogu samayn lahaa oo Ishaa Macalina wasaradaha bilicda iyo dhismaha lagu kordhiyey waxaa kamida: Madaxtooyada Qaranka, W/Arrimaha Gudaha W/ Arrimaha Dibeda oo labadaba gacantaa lagu hayo dhamaadna ku dhaw Wasaaradaha Kaluumaysiga, Gaashaandhiga iyo sidoo kale W/Shaqada iyo Arrimaha Bulshadu way dhamaystirmeen oo waa lagu shaqeeyaa wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha way dhamaystirantay balse wali lama galin waxaa sidoo kale dhamaystirmay wasaaaradaha Xanaanada Xoolaha iyo Deegaanka sidoo kale wasaaarada Duulista hawaduna waxay ku dhaw dahay gabo gabo

waxaad sidoo kale ka war qabtaan Madaarada dalka sida Hargiesa iyo Berbera horumarinta lagu sameeyey oo Madaarkii Hargeisa waa la furay waana lagu shaqeeya halka Madaarka Berbera-na gabo gabo ku dhaw yahay.

Dooraashooyinka
Waxaa la wada mashruucii civil Registration-ka oo ay Wasaaradda Arrimaha guduhu gacanta ku hayso sidoo kale sida la qorshaynayo waxaa lagu wada in Photo Registration ku ka dambeeyo civil registration ka hada socda, inagoo mar walba eegayna kolkba qaabka aynu ku heli karno dhaqaale, dhanka doorashada Guurtida waxa socda sharciyadii lagu dooran lahaa oo idinka ka Wakiilo ahaan qayb baad ka tihiin oo wali ma dhamaystirmin la idinka sugayo diyaarintiisa, halka doorashadii wakiilada la filayo maadama dooraashada Madaxtooyadu tahay 2015 waxaa la dhamaystiri doonaa dhamaystirka Xeerka, waxaanan ka wakiilo ahaan idinka codsanaynaa in aad nagu caawisaan oo aynu ka wada shaqayno in Doorashadu wakhtigeegi qabsoonto sidii Madaxweynuhu hortiina ka balan qaaday,

Tahriibka


Si wax looga qabto tahriibta oo ah dhiig bax iyo aafo qaran Wuxuu Madaxweynaha Qaranku u saaray Gudi Saddex boqol oo tahriibeyaal ah ayaa la soo qabtay oo dalka dib loogu soo celiyay, lix iyo toban tahriibiye oo ah kuwa dadkeena tahriibiya ayaa xukunno kala duwan lagu xukumay. War cusub oo xalay nasoo gaadhayna waxa naloo sheegaayay in labadii ugu waawaynaa oo xukuumadda ay iska kaashadeen wadamada jaarka lagu qabtay.

Arrimaha Dibeda
Arimaha dibeda wax waynbaa laga qabtay, waxaad la socotaan in Aduunku cimaamaday Dawlad ka jirta Koonfurta si taas looga hor tagana dadaalo badan ayaa laga galay si ayna u wax yeelayn qaranimadeena iyo dawladnimadeena ku dhisan rabitaanka shacabkeena, si hadaba arimahaas wax looga qabto dawladu waxay diyaarisay qorshe yaal ay kaga hortagayso arrimahaas, waxaad la socotaan in Madaxweynuhu safaro ku gaalaa bixiyey dawladaha waawayn ee ay ka mid yihiin Dalalka USA, UK iyo Dalal badan oo carabta ah, sidoo kale si meesha looga saaro maxaad Somaliya uula hadli waydeena waxaynu la galnay wada hadalo iyo heshiisyo ay ka soo baxeen qodobo aad wada ogtihiin,inagoo kulamo badan la galnay hadii shir lala galo ama qaadacaad la qaadaco macno leedahayna intaba waynu samaynay si xujuada caalamka inooga dhaco, Wada Hadalada Somaliland iyo Somalia marxlado kala duwan ayuu soo maray hadana mudo kooban kadib ayaa loo balansan yahay, ujeedada uugu wayn ee Xukuumadu ka leedahay wada hadaladu waa in aynu xaqiijno Qaranimadeena iyo gooni isu-taageena, dhamaan wada hadaladii la galayna waxaynu ku galnay inagoo ah laba dawladood oo siman waxaana guulaha uugu wayn ee durba la taaban karo ka mid ah in aynu deeqaha caalamka halkii awal hay’ado la soo marin jiray aynu u helno ka dalwad ahaan inagoo isticmaalaynaa Hay’adaha waawayn ee ay kamid yihiin World Bank iyo IMF si dhaqaalaha dalka kor loogu qaado, waa talaabo iyo guul aan horay u qaadnay oo Xukuumamdani ku suntan tahay kuna aadan siyaasadeena arrimaha dibeda, talaabooyinka guusha ah ee uugu horeeyana ay ka mid tahay in markii u horaysay Somaliland loo ogoladaay in Sanduuq Caawimo oo sanadkan dhammaa "11Milyan" loogu shubo oo aanan loo soo marin gacan kale. “Somaliland Trust Fund” looguna talo galay in lagu horumriyo Mashaariicda ay kamidka yihiin Xoolaha"3.1 Million , Kaluumaysiga "1Million" walaw ay hada ka cudur daarteen, Wadooyinka "2 Million" Deegaanka1.6Million " Biyaha "1.5 Million" Biyaha Caasimada "1.7" Milyan sidoo kale si aynu isku filnaasho uga gaadhno wax soo saarka Xukuumadu waxay dajisay Siyaasada Food and Water Security si aynu uuga deeqtoono in aynu wax la soo degno meel fiicana inoo maraya

Guud ahaan warbxintaas kooban ayaan maanta si guud mar ah u siiyey Mudanayaasha Aqalka Sharci dajinta ee Somaliland,,, Shacabkana waxaan rajaynaya in ay wax badan ka fahmeen hanaanka xukuumadii ay doorteen ay wax u wado.. Wabilaahi Tawfiiq,

Djibouti: Japan to provide patrol ships to Djibouti to enhance maritime security



Japanese Prime Minister Shinzo Abe said Tuesday that Japan plans to provide patrol ships to Djibouti to help its coast guard improve maritime security as he met with President Ismail Omar Guelleh.
On the first visit by a Japanese prime minister to the African nation, Abe visited the operating base of Maritime Self-Defense Force personnel stationed in the country to fight piracy that was built on the northern side of Djibouti-Ambouli International Airport in 2011.

"It is vital for Japan to protect waters in the region. And it is essential for the international community to ensure peace, stability and prosperity," Abe told MSDF personnel as he stressed the importance of Japan's contribution to maritime security.

The provision of patrol ships to Djibouti would help commercial vessels and tankers to pass through the area smoothly, as Tokyo aims to ensure the security of sea lanes that are vital to transporting crude oil and natural resources.

Japan will be sending experts in September to assess the situation in Djibouti, Japanese government officials said.

Abe also said Japan will provide support to Djibouti to develop geothermal power generation and secure stable electricity supplies.

The prime minister is on a six-day trip through Thursday to oil-producing nations in the Middle East and Djibouti.

Since taking office last December, Abe has pledged to provide not only financial aid but other forms of assistance in the areas of human resources and security to Africa so that Japanese companies can further venture into the resource-rich continent.

"We need to promote international cooperation to strengthen measures to fight piracy," Abe told reporters after visiting the MSDF base.

The MSDF has two escort vessels and two P-3C patrol aircraft in the region, which since their deployment in 2009 have escorted over 3,000 commercial ships, and conducted warning and surveillance flights over 1,000 times in the Gulf of Aden.

Japan has decided to allow one of the destroyers to be used in a joint operation with multinational forces from December as piracy attacks have shifted from waters off Somalia to a broader area.

Abe has a strong interest in maritime security. In July, he unveiled a plan to provide 10 patrol ships to the Philippines, which is involved in a territorial dispute with China in the South China Sea.

Saudi, Kuwait shelve Dorra gas field project



By Reem Shamseddine

KHOBAR, Saudi Arabia | (Reuters) - Saudi Arabia and Kuwait have shelved their project to develop the Dorra offshore gas field after disagreeing over how to share the gas back on land, a senior Kuwaiti energy source said.

Dorra has long been a bone of contention between Kuwait and Iran, which also lays claim to part of the field.

Kuwait agreed with Riyadh in 2000 to jointly develop the field they desperately need to satisfy their growing gas thirst. Thirteen years on, little progress has been made and it has now been shelved indefinitely.

"The entire project is on hold, the budget is on hold, no new drilling is anticipated for the 2013/2014 budget for Dorra," said the source.

The plan had been to share Dorra's gas at an offshore facility and pump it down separate pipelines to the project partners. Early last year, Saudi Arabia began pressing for all the gas to be piped first to Khafji, a town on the Saudi side of the border, before piping Kuwait's share overland.

A route via Saudi Arabia raises security of supply issues for Kuwait.

But the original plan to pump its share direct to a Kuwaiti beach near a big gas fired power plant is also stuck because of land disputes between Kuwaiti energy companies.

"The issue between Saudi and Kuwait has not yet been sorted out, nor has the landing point issue within Kuwait been resolved," the senior energy industry source said.

Kuwait Oil Co (KOC) has built a large beach club for employees at the landing site and will not give it up until an alternative location is offered.

"We are now back to square one because there is not enough land for the onshore pipeline that will transport the gas from Saudi Arabia to Kuwait... access to all corridors for the pipelines are blocked."

Kuwati oil and gas officials were either unable to comment, declined to comment or were unavailable for comment. Saudi Aramco could not immediately comment.

Top oil exporter Saudi Arabia plans to raise its gas production capacity to 16 billion cubic feet per day (bcf/d) by 2020. Kuwait, which relies heavily on imports of liquefied natural gas (LNG) to meet a summer surge in air conditioning demand, hopes to nearly quadruple its gas output to more than 4 bcf/d by 2030, with 0.5 bcf/d expected to come from Dorra.

Both need to boost gas supplies to reduce domestic oil consumption for power generation and boost exports, which Dorra's estimated trillion cubic feet of gas and 310 million barrels of oil should help achieve.

Failure to develop Dorra will likely force Kuwait to buy more costly LNG on the global market. (Reporting by Reem Shamseddine, editing by Daniel Fineren and William Hardy)

BringCom wins US govt deal in Djibouti via Harris CapRock


BringCom + Harris CapRock—Fiber Is Healthy (Comms) 

BringCom has announced that it has been awarded and has implemented a multi-year contract by Harris CapRock to provide fibre optic circuit connectivity and fibre construction services for a US government facility in Djibouti. The fibre optic circuit contract utilises BringCom's teleport facilities in Djibouti City and its Network Operating Centre (NOC) in the US. Harris CapRock is supplying managed network equipment and services to provide custom end-to-end communications services to the customer.

A multi-year contract by Harris CapRock to provide fiber optic circuit connectivity and fiber construction services for a U.S. government facility in Djibouti has been awarded to BringCom.

The fiber optic circuit contract uses BringCom's teleport facilities in Djibouti City, Republic of Djibouti, and its Network Operating Center (NOC) in Sterling, Virginia, USA. Harris CapRock is supplying managed network equipment and services to provide a custom end-to-end communications solution to the customer.

Fulfilling the contract makes use of BringCom's extensive local partnerships in Africa and its experience there with connectivity, construction of in-country facilities and continuing maintenance activities.


News: US Army medics offer CLS certification to service members

Combined Joint Task Force - Horn of Africa



Tech. Sgt. Chad Thompson: U.S. Navy Petty Officer 2nd Class
Stephen Yasinosky, Camp Lemonnier anti-terrorism office,
applies a simulated tourniquet to a patient while U.S.
Army Sgt. Christopher Phillips, senior medical training
noncommissioned officer with the 1st Combined Arms
Battalion, 63rd Armor Regiment, 2nd Armored Brigade
Combat Team, 1st Infantry Division, assesses his
performance during a Combat Lifesaver Course
practical exam at Camp Lemonnier, Djibouti, Aug. 30, 2013.
The course, offered to all service members, teaches basics
in battlefield casualty care, such as CPR, opening and
managing airways, controlling bleeding, treating shock
and requesting medical evacuations. It ensures military
members assigned to Combined Joint Task Force-Horn of
Africa are ready at a moment’s notice to deploy
supporting military-to-military engagements throughout
East Africa. (U.S. Air Force photoby Tech. Sgt. Chad Thompson)
Story by Tech. Sgt. Chad Thompson

CAMP LEMONNIER, Djibouti — Combat medics assigned to the 1st Combined Arms Battalion, 63rd Armor Regiment, 2nd Armored Brigade Combat Team, 1st Infantry Division offered a Combat Lifesaver Course to about 20 service members at Camp Lemonnier, Djibouti, Aug. 27-30, 2013.

The course, available to all service members, taught basics in battlefield casualty care, such as CPR, opening and managing airways, controlling bleeding, treating shock and requesting medical evacuations. It consisted of about 40 hours of classroom instruction, a written test and practical evaluation to pass the class with an annual recertification requirement.

“The students, over the past week, have been learning … how to treat battlefield injuries,” said U.S. Army Sgt. Christopher Phillips, senior medical training noncommissioned officer with the battalion. “By no means are they medics, but a combat lifesaver is a good gap between a common service member … and a medic.”

The instructors stressed the importance of combat lifesavers during the four-day course, and how knowing a few basic steps could save a life on the battlefield, he said.

Statistics have shown that about 90 percent of all casualties from past conflicts could have been avoided with better battlefield care, which is one reason why the combat lifesaver program started, Phillips said.

Combat lifesavers assist medics by having basic medical knowledge to treat injuries enabling the medics to concentrate their efforts on the severely injured, he said.

“So when a medic is geared solely on saving one person’s life, which is going to require 100 percent of their time, and they have (others with) minor injuries, the combat lifesaver can go in and actually manage those casualties until the medic can free up enough time to get to them,” Phillips said.

In a joint environment, sharing knowledge and experience is important, which is why this class was open to all services.

U.S. Navy Petty Officer 3rd Class Darrel Dorsey, a strategic plans and policy administrative clerk with Combined Joint Task Force-Horn of Africa, said this is his first joint deployment and felt everything he learned in the class was important.

“I initially wanted to go through the class just for a little extra experience and didn’t know what to expect but I learned a lot,” Dorsey said. “There was a lot more hands-on in the course than what I’m used to and it really instilled the training.”

Another student said the class is beneficial for anyone who attends.

U.S. Army Spc. Adrian Dominguez, an infantryman with the battalion, said this was his third certification through the course, and it has some great lifesaving material.

“The hands-on portion puts added pressure on you and puts everything in perspective,” he said. “It was a great refresher for me, and I’d recommend this class to anyone.”

This training ensures military members assigned to CJTF-HOA are ready at a moment’s notice to deploy supporting military-to-military engagements throughout East Africa.
 

Wednesday, September 4, 2013

Would You Fancy a Holiday in Somalia?



Despite its proud and rich history, Somalia has long become (internationally, at least) a byword for violence, humanitarian disaster, and despair. Needless to say, the beleaguered failed state hardly comes to mind as a viable tourist destination — indeed, one would think I was making a cruel joke by suggesting such a thing.

And yet there really is a strong push — by Somalis themselves — to create a vibrant and sustainable economy, one that will draw vacationers and business people from around the world.  Although we haven’t heard much about the beleaguered nation as of late, the sense of progress is real and palpable.
After more than 20 years of violence, Somalia moved a step closer to stability last September after picking its first president elected on home soil in decades.
And now, hope is gradually returning to parts of the East African country.
Although security is still an issue, Mogadishu has been experiencing an economic renaissance in recent months, boosted by members of the diaspora returning home to rebuild the country, as well as the efforts of local businessmen who never left.
Osman, who stayed in Somalia throughout its conflict, hopes his new development will attract holidaymakers from abroad. He says that he’s already had American and British visitors staying in his hotels.
“More than 20 tourists they came,” he says. “Some of them they came with their family to show Somalia, especially Mogadishu,” adds Osman. “And really when they went back, they were so excited when they saw how Mogadishu looks like, how beautiful city we have, how beautiful beach we have and that is what we want to show them again and again.”
Osman’s ambitious new projects are part of a growing building activity that is reshaping many of the neighborhoods of bullet-ridden Mogadishu.
It’s remarkable how anyone can remain optimistic in light of this still-tenuous situation (after all, violence and poverty still remain endemic in much of the country). But there you have it — people all over the world continuing to persevere and hope despite all the odds against them. The people who have suffered the most seem the least cynical:
“If you go to Mogadishu the construction is very, very booming,” says Osman. “That is the sign of peace,” he adds. “Especially the people who came back from America and Europe, they start to open the new businesses.”
Mogadishu’s growing economy is manifested not just in real estate and the hotel sector.
Telecommunications is also on the rise, while the aviation industry is spreading its wings too, with about 15 daily domestic and international flights.
“We have six different routes and basically next we’ll be eight,” says Osman Abdullahi, a young Somali entrepreneur who set up the ODAY express airline. “There is a lot of airlines that are planning to (come to) this country and hoping to (have) a hub over here.”
Abdullahi admits that leaving the United States in 2010 to return home and start his business was a “100% huge risk.”
He says that when moved back back to Somalia, it was too dangerous to even drive in Mogadishu. “That picture is already gone. It’s a different picture today,” he says.
This new picture can also be witnessed at Mogadishu’s seaport — Somalia’s key national asset — where creaking cranes lift goods from the commercial ships and boats lining the harbor. The wide array of imported construction materials, household goods and food are then loaded onto rows of waiting trucks.
The customs revenue collected from here has increased exponentially in recent times. And while the system is far from perfect, the income is crucial to the newly formed government in rebuilding the city, whose basic infrastructure has been shattered by war.
I know it’s too soon to say whether this will become a long-term and ultimately permanent trend, as there’s always the very real possibility of renewed violence. But if the long-suffering Somali people can see a cause for hope — and are working to that end — the least I can do is oblige them. I’m optimistic that such creative and hardworking citizens can indeed build a better nation upon the smoldering ashes.  I wish them the best.

Food security gains in Somalia “fragile”



Photo: Kate Holt/IRINIDPs are especially vulnerable
NAIROBI, (IRIN) - Somalia continues to make progress in its recovery from the 2011 famine, but some 870,000 people - most of them internally displaced persons (IDPs) - are predicted to require food assistance up to December 2013, according to new data from the UN Food and Agriculture Organization’s (FAO) Food Security and Nutrition Analysis Unit (FSNAU) for Somalia.

Many parts of the country have experienced average to above average rainfall recently, which, coupled with low food prices and humanitarian intervention, has led to the lowest number of people requiring food aid since famine led to the deaths of more than 250,000 people in southern Somalia in July 2011.

However, experts warn that despite slight improvements, certain populations remain extremely vulnerable to food insecurity; some 206,000 children under the age of five are currently experiencing acute malnutrition - Global Acute Malnutrition rates over 15 percent - down from 215,000 in January.

“It took two to three seasons to deteriorate into a famine situation, so while there is no immediate risk of famine, two or three good rainy seasons does not completely remove the risk,” Daniel Molla, FSNAU’s chief technical adviser, told IRIN. “The recovery is very fragile without good rains, sustained humanitarian intervention and improvements in security.”

A 3 September technical release reported that IDPs constitute 72 percent of the 870,000 “people in Crisis and Emergency”, according to the UN’s Integrated Food Security Phase Classification. “Most of these people live in settlements in very poor living conditions and rely on marginal, unreliable livelihood strategies.”

In the capital Mogadishu, where more than one-third of the country’s 1.1 million IDPs reside, powerful “gatekeepers” often divert the flow of aid intended for IDPs. In a 3 September blog, Horn of Africa advocate for the NGO Refugees International, cautioned that a planned relocation of the city’s IDPs needed to be “deliberate and thoughtful” in order to prevent increasing their vulnerability.

Beyond those in need of urgent support, an estimated 2.3 million Somalis are categorized as “stressed”, or struggling to meet their food needs and vulnerable to “food shocks” such as rises in food prices and poor harvests.

FSNAU reported that many households in Mogadishu spend up to 75 percent of their income on food, placing them at risk in the event of poor rainfall and a rise in food prices. A threat by Britain’s Barclays Bank to withdraw banking services from more than 250 money-transfer companies could also affect the ability of millions of Somalis who depend on remittances from relatives in the UK to buy food and water.

Presenting the data on 3 September, Nina Dodd, nutrition analysis manager for FSNAU, said the areas of Lower and Middle Shabelle, which together are home to some 18.5 percent of Somalia’s 7.5 million people and more than 10 percent of the country’s IDPs, are particularly exposed to food insecurity, as they were previously supported by Médecins Sans Frontières (MSF), which was providing therapeutic feeding but recently pulled out of Somalia, citing high levels of insecurity.

Few humanitarian agencies are able to access populations in need of food, and FSNAU was unable to assess the food security situation there; Dodd warned, however, that “we may soon be warning of emergency levels” in Shabelle if the situation persists.

“The nutrition and health cluster is trying to identify partners on the ground who can take over the activities of MSF,” she added.

Visiting Mogadishu in July, John Ging, director of operations for the UN’s Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA), said Somalia’s humanitarian needs were “immense” and called on the international community to invest in the country, where just 33 percent of the US$1.3 billion 2013-2015 humanitarian appeal has been funded.

Source: irinnews.org