Search This Blog

Monday, August 5, 2013

Puntland:- Isbaahyasiga Rajo soo celin oo Dacwad ka dhan ah Dr Faroole u Gudbiyya ICC





Puntland - Isbahaysiga   Rajo    Soo   Celinta  Puntland     ayaa   Isbuucii  La soo dhaafay Qoraal ka Kooban lix Bogg u Gudbiyay     Maxkmada  Denbiyada Dagaalka,  kaasi oo  ay  ku eedeynayaan      Madaxweynaha  Puntland    Inuu    yahay  Denbiile  Dagaal,  Qoraalkan oo   Xanbaarasan Xog  Muhiim ah   iyo Muqaalo Sawiro  ah  ayaa  lagu Sheegay  in  Mudadii  uu xilka   hayey     Maamulkiisu uu ku kacay  Gabood  fallo  la  xidhiidha   Awood  sheegasho,   Cabudhinta      Xoriyatul  Qawlka iyo  Dilal  Qarshaysnaa  oo uu ka  fuliyey Degaanada  Puntland Tan  iyo Sanadkii 2009- Markaasi oo uu Hogaanka La Wareegay Dr C/raxmaan Faroole.

Qoraalkan waxaa  lagu Muujiyey   357  qof  oo  Rayid ah   oo  wax -tal u lahaa  Bulshada reer  Puntland     dilkooda oo laga  Amray  Madaxtooyda    taasi oo  loola  dan lahaa cabsi gelinta    shacabka   si   xilka uu ugu  Negaado.

Baaadhitaan     Isbahasigani waday  mudo  laba sano  ah ayuu  ku ogaaday  Shirqoolada  iyo Amaan  xumda   uu qayb ka  ahaa  Maamulka  jira,  waxay   kaloo  waraysiyo  lala yeeshay   Ehelada Dad  wax  gal u ahaa  Bulshada  oo    ay  galaafteen    Shirqoolada Dahsoon  ee ka  socday  Puntland  Kuwaasi oo  qiray  in    Maamulku ka danbeeyo      Dhimashada    dadkooda

sidoo  kale  Aabe  dhalay wiil  14  jira  oo ciidamadu    Dil   toogasho ah  ku  fuliyeen     ka dib markii  ay    ku Eedeyeen shabaab  ayaa  isna ka hadlay.

Warbixinta ayaa waxa sidoo kale Lagu qeexay inay Dacwad u Gudbiyeen Hay’addaha Xuquuqul Insaanka ah iyo Dowladaha daneeya Arrimaha Somaliya Gaar ahaan Puntland.

Guddiga Isbaahyasiga Rajo Soo Celin  ee Gal-Dacweedka u Gudbiyay  [ICC  international criminal court]  ayaa waxa ka Mid ah Siyaasiyiin wakhtigan aan Ka mid ahayn Dowlada Puntland, Nabadoono Xadhig loo Gaystay Qaarkood iyo Dad kale oo  ka soo Jeeda Deegaanka Kiilka Shanaaad ee Somalida kuwaasi oo Xadhig iyo Dil Loogu gaytsay Gudaha Puntland , qaarkoodna Xabsiyada ay ku dhinteen iyaga oo aan wax Maxkamada ah la Hor-Keenin.

Liiska Dadkii Puntland lagu Dilay 2009- ilaa 2013-

1. Nabadoon Cabdirisaaq Maxamuud Guhaad : Wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka mudug si firfircoona uga qayb qaadan jiray howlaha ammnigga gobolka, nabadoon cabdirisaaq guhaad waxaa la dilay bishii june 23 2008 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo, waxaana dilkiisa loo adeegsaday miino loo hoos dhigay gaarigiisa aakhirkiina wuu ku geeriyooday.

2. Nabadoon Yaasin Cali Barre (Fitilig) : Wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka mudug si aad ahna had iyo jeer uga hadli jiray howlaha amnigga gobolka, nabadoon yaasin fitilig waxaa la dilay bishii june 30 2008 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo xili uu ku sugnaa maqaaxi uu marxuumku lahaa, dilkiisana waxaa gaystay niman afka soo duubtay oo u adeegsaday baastoolad.

3. Nabadoon Cabdi Kacaan : Wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka mudug had iyo jeerna ka shaqayn jiray wacyi galinta bulshadda ee dhanka amnigga. nabadoon cabdi kacaan waxaa la dilay bishii February 6 2009 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo, iyadoo dilkiisa ay gaysteen kooxo afka soo duubtay.

4. Suldaan Ciise Xasan Cumar : Wuxuu kamid ahaa salaadiinta waaweyn ee Reer Puntland si aad ahna looga yaqaan gobolka bari, suldaan ciise wuxuu habeen iyo maalin kala hadli jiray bulshadda kana wacyi galin jiray khataraha dhanka amniga iyo dhibaatadda burcad badeeda, suldaanka waxaa la dilay bishii November 21 2010 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso xili uu kasoo baxay salaadii maqrib oo uu kutu kaday masjidka aqsaa ee magaaladda bosaaso, dilkiisana waxaa gaystay laba nin oo afka soo duubtay.

5. Nabadoon Nuur Xirsi Cismaan(Nuur Waal) : Wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka mudug oo inta badan ka hadli jiray howlaha ammaanka gobolka, sidoo kale nabadoonku waxuu la shaqayn jiray Hay’adda PDRC qaybteeda gaalkacyo oo uu ka qayb qaadan jiray inta badan barnaamijyadda nabadda, nabadoon nuur waxaa la dilay bishii march 30 2011, balse dhaawac halis ah oo soogaaray ayuu u geeriyooday 48 saac kadib, dilkiisana waxaa gaystay kooxo afka soo duubtay.

6. Nabadoon Saalax Cabdisalaan Axmed (Faqash) : Wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka bari si aad ahna uga hadli jira howlaha nabadgalyadda gobolka, nabadoon saalax waxaa la dilay bishii Aprill 7 2011, waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso xili uu nabadoonku kasoo baxay salaadii makhrib ee uu ku tukaday masjidka Al-Raxma .

7. Nabadoon Siciid Xasan Cumar (Kashwiito) : Wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka bari kuwooda aadka u firfircoon had iyo jeerna ka hadli jiray ammaanka, nabadoon siciid waxaa la dilay bishii Aprill 24 2011 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso xili uu kasoo baxay salaada cishaha oo uu ku tukaday masjidka Al-Rashiid.

8. Ganacsadde Cali Jaamac Biixi (Janno-Galle) : Wuxuu kamid ahaa Ganacsatadda gobolka mudug iyo waliba odayaasha gobolka, wuxuu kaloo cali biixi mar ahaa Madaxii Shirkadda Biyaha ee Magaaladda Gaalkacyo, wuxuuna inta badan ganacsadde cali biixi ka hadli jiray ammaanka magaaladda gaalkacyo wuxuuna ahaa tiirarka muhiimka u ah hormarka magaaladda gaalkacyo aadna looga yaqaanay marxuumka, cali biixi waxaa la dilay bishii july 9 2008 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo xili uu kasoo baxay salaadii subax, dilkiisana waxaa gaystay koox afka soo duubatay.

9. Ganacsadde Maxamuud Shiikh Cismaan : Wuxuu kamid ahaa ganacsatadda gobolka mudug waliba ku wooda ku leh miisaanka sidoo kale wuxuu kamid ahaa Guddigga Nabad Galyadda Magaaladda Gaalkacyo, ganacsadde maxamuud shiikh waxaa la dilay bishii October 8 2008, waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo xili uu kasoo baxay masjidka al towba, dilkiisana waxaa gaystay kooxo afka soo duubtay.

10. Wasiir Warsame Cabdi Shirwac (Seefta-Banaanka) : Wuxuu ahaa wasiirkii warfaafinta dowladda puntland sidoo kale wuxuu ahaa ruug cadaa siyaasi ah oo kasoo qayb qaatay asaaskii dowladda puntland sanadkii 1998, wuxuuna xilal kala duwan oo wasiirnimo ka soo qabtay dhammaan xukuumadihii puntland soo maray marka laga reebo xukuumadii Madaxweyne Gen Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde), Geeridiisuna waxay raad ku reebtay oo dhammaanba tabay shacabweynaha puntland iyo waliba xukuumadii uu katirsanaa markaas, Marxuum Seefta Banaanka waxaa la dilay bishii Augosto 5 2009 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo, dilkiisana waxaa gaystay kooxo ah dablay oo hubaysan.

11. Gudoomiye Yaasin Siciid Xuseen : Wuxuu ahaa Gudoomiyihii Gobolka Karkaar sidoo kalena waxuu ahaa Mas’uul si weyn uga shaqayn jiray howlaha Amnigga iyo Hormarka Gobolka Karkaar, Gudoomiye Yaasin waxaa la dilay Bishii APril 27 2009 waxaana lagu dilay Degaanka Dhudub oo Katirsan gobolka karkaar, xili uu halkaas ku tagay shaqo howleed.

12. Ganacsadde Shire Siciid Cabdiraxmaan (Walbaq) : Wuxuu kamid ahaa ganacsatadda waa weyn ee gobolka bari, sidoo kale wuxuu ahaa Gudoomiyihii hore ee degmadda Ufayn oo katirsan gobolka Bari, waxaa la dilay bishii May 14 2011 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso, dilkiisana waxaa gaystay kooxo afka soo duubtay.

13. Gudoomiye Shiikh Maxamed Cabdi (Awaare) : Wuxuu ahaa Gudoomiyihii Maxkamadda Darajadda 1aad ee Gobolka Bari In kabadan 20 sano, wuxuuna ahaa xaakim leh khibrad fog iyo xeel durugsan dilkiisuna wuxuu wiiqay hanaankii Garsoorayaasha maadaama uu ahaa shakhsi leh khibrad dheer, Gudoomiye Awaare waxaa la dilay bishii November 11 2009 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso xili uu kasoo baxay salaada makhrib dilkiisana waxaa gaystay koox afka soo duubatay.

14. Gudoomiye Shiikh Xuseen Maxamed Khaliif : Wuxuu ahaa Gudoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Mudug, iyo waliba culimadda si weyn looga yaqaano magaaladda oo dhan, waxaana la dilay bishii Feb 8 2011, waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo.

15. Xeer i laaliye Cabdiqaadir Jaamac Nugaal (Caato) : Wuxuu ahaa Xeer i laaliyaha guud ee gobolka mudug waxaana la dilay bishii January 25 2011 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo xili uu kasoo baxay salaadii cishaha, dilkiisana waxaa gaystay kooxo afka soo duubtay.

16. Xeer i laaliye Maxamuud Aw Muuse Gelle (Tima Jilic) : Wuxuu ahaa Xeer i laaliyaha guud ee gobolka mudug, waxaana la dilay bishii June 7 2011 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo, dilkiisana waxaa gaystay kooxo afka soo duubtay.

17. Xeer i laaliye Cali Jaamac Qalas : Wuxuu ahaa Xeer i laaliye kuxigeenka maxkamadda darajadda 1aad ee bosaaso, ahaana sii haya xilka gudoomiyaha maxkamadda sare, waxaana la dilay bishii June 12 2010 waxana lagu dilay magaaladda bosaaso xili uu kasoo baxay shaqadiisa, dilkiisana waxaa gaystay kooxo afka soo duubtay.

18. Xeer i laaliye Col. Cabdullaahi Saalax Shirwac : Wuxuu ahaa xeer i laaliyaha maxkamadda sare ee gobolka bari, sidoo kale wuxuu ahaa Taliye Kuxigeenka Akadeemiyadda Tababarka Ciidamada ee Carmo, waxaana la dilay bishii November 30 2010 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso, dilkiisana waxaa gaystay kooxo afka duubtay.

19. Xildhibaan / Qareen Ibaraahim Cilmi Warsame (Gaab) : Wuxuu ahaa Xildhibaan ka tirsan Golaha Baarlamaanka Puntland sidoo kale waxuu ahaa Qareen u dooda xuquuqda aadanaha sidoo kale wuxuu xubin ka ahaa gudigga xiriirka golayaasha, waxaana la dilay bishii November 11 2009 waxaana lagu dilay magaaladda Garoowe dilka xildhibaankana waxaa gaystay kooxo afka soo duubtay.

20. Xildhibaan Maxamed Cabdi Jibriil (Daqarre) : Wuxuu kamid ahaa Xildhibaanadda Baarlamaanka Puntland, waxaana la dilay bishii January 19 2010 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso, dilka xildhibaankana waxaa gaystay kooxo afka duubtay.

21. Xildhibaan Cabdullaahi Cali Kaarad : Wuxuu ahaa Xildhibaan kamida Golaha Baarlamaanka Puntland, waxaana la dilay bishii January 5 2010, waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso.

22. Taliye G/sare Yaasin Axmed Sanweyne (Tolwaayey) : Wuxuu ahaa Taliyihii Ciidanka Sirdoonka Puntland (PIS) Qaybta Gobolka Mudug, waxaana la dilay bishii Aprill 29 2009 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo, ayadoo dilkiisana loo adeegsaday Qarax Banbaano oo lala beegsaday gaarigii uu saarnaa Taliyuhu.

23. Taliye G/sare Warsame Yusuf Axmed (Yeey) : Wuxuu ahaa Taliyihii Ciidanka Dambi Baarista (CID) ee Qaybta Gobolka Mudug, sidoo kale wuxuu kamid ahaa Saraakiisha Sare ee Booliska Gobolka Mudug, waxaa la dilay bishii December 1 2010, waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo.

24. Taliye G/sare Xuseen Cali Faarax : Wuxuu ahaa Taliyihii Saldhigga Baalale ee Magaaladda Bosaaso, waxaana la dilay bishii December 10 2010, waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso.

25. Taliye G/sare Axmed Xasan Xaaji (Dhoonge) : Wuxuu ahaa Taliyihii Saldhiga Biyo Kulule ee Magaaladda Bosaaso, waxaana la dilay bishii September 5 2010, waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso.

26. Taliye G/sare Axmed Jaamac Saalax (Ratey) : Wuxuu kamid ahaa Saraakiisha Booliska Puntland, Horayna wuxuu mar usoo noqday Taliya Saldhiga Dhexe Magaaladda Garoowe, waxaana la dilay bishii December 2 2010, waxaana lagu dilay Degmadda Buurtinle oo katirsan Gobolka Nugaal, dilkiisana waxaa gaystay kooxo dablay ah oo hubaysan.

27. Sarkaal Mukhtaar Shiikh Cali (Jifi-Jabsadde) : Wuxuu ahaa Sargaal ka Howl gali jiray Safaaradda Ethiopia ay kuleedahay caasimadda puntland ee garoowe, horayna wuxuu mar usoo noqday Gudoomiya Degmadda Gallaadi ee Ismaamulka Soomaalidda Ethiopia ee Kilillka Shanaad, waxaana la dilay bishii Aprill 22 2011, waxaana lagu dilay magaaladda Gaalkacyo.

28. Agaasime Maxamed Yaasin Ciise (Ilkacase) : Wuxuu ahaa Agaasimihii Maamulka iyo Dhaqaalaha Hay’adda PDRC , waxaana la dilay bishii April 6 2011, Waxaana lagu dilay magaaladda garoowe dilkiisana waxaa gaystay kooxo ah dablay hubaysan.

29. Agaasime Shiikh Ismaaciil Xaashi Xuseen : Wuxuu ahaa Agaasimihii Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Puntland, sidoo kale wuxuu kamid ahaa culimadda waa weyn ee gobolka mudug, waxaana la dilay bishii April 16 2011 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo, dilkiisana waxaa loo adeegsaday miino loo dhigay gaarigii uu saarnaa Agaasimihu kadibna wuu u geeriyooday.

30. Nabadoon Xuseen Cali Dudde : Wuxuu ahaa Gudoomiyihii Gudigga Nabad Galyadda gobolka Mudug , sidoo kale wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka mudug had iyo jeerna ka shaqayn jiray howlaha ammaanka gobolka, waxaana la dilay bishii March 21 2011 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo.

31. Gudoomiye Cabdullaahi Mahdi Xasan (Sayidka) : Wuxuu ahaa Gudoomiyaha Uruka Iskuxirka Ardayda Soomaaliyeed, waxaana la dilay bishii January 31 2010 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso.

32. Sarkaal Cismaan Cabdidaahir Maxamuud (Coor-Coor) : Wuxuu kamid ahaa Saraakiisha Dowladda Puntland ee Gobolka Mudug, iyo waliba odayaasha magaaladda had iyo jeer ka hadla arrimaha ammaanka, waxaana la dilay bishii December 12 2009 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo.

33. Oday Warsame Yusuf Islaan (Cirfe) : Wuxuu kamid ahaa Odayaasha Gobolka Mudug, waxaana la dilay bishii January 3 2011 waxaana lagu dilay magaaladda Gaalkacyo.

34. Ganacsadde Maxamed Cumar Gurey : Wuxuu kamid ahaa ganacsatadda gobolka mudug, waxaana la dilay bishii April 27 2011 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo.

35. Ganacsadde Xasan Axmed Cali Xasan (Yare) : Wuxuu kamid ahaa ganacsatadda gobolka mudug, waxaana la dilay bishii June 11 2008 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo.

36. Ganacsadde Cabdisalaan Warsame Aw Maxamuud : Wuxuu kamid ahaa Ganacsatadda gobolka bari, waxaana la dilay bishii May 14 2011 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso.

37. Ganacsadde Cabdinuur Saalax Dhiidhax : Wuxuu kamid ahaa ganacsatadda gobolka bari, waxaana la dilay bishii May 16 2011 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso.

38. Taliye G/sare Axmed Xaaji Doon (Tiibo-Tiibo)  Wuxuu kamid ahaa Saraakiisha Sare ee Ciidamadda Daraawiishta Puntland, wuxuuna mar soo ahaa Taliya Ciidamadda Daraawiishta Gobolka Nugaal, waxaana la dilay bishii June 13 2011 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso.

39. Nabadoon Axmed Salaad Caynab : Wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka bari, waxaana la dilay bishii March 28 2011 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso.

40. Ganacsade Cumar Aw Muuse Maxamed : Marxuumkani wuxuu kamid ahaa Ganacsatada Waa Weyn ee gobolka bari iyo waliba Mas’uuliyiinta Shirkadda Red Sea ee Xarunteedu tahay Magaaladda Bosaaso, waxaana la dilay Bishii June 20 2011 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso.

Xigasho:- Isbaahaysiga Rajo SOO Celinta Puntland

LEGAL ANALYSIS-Somalia: Draft Media Law


In this analysis, ARTICLE 19 examines the draft Media Law of Somalia which was passed by the Council of Ministers on 11 July 2013 (Draft Law).  




In this analysis, ARTICLE 19 examines the draft Media Law of Somalia which was passed by the Council of Ministers on 11 July 2013 (Draft Law).

The analysis is aimed at informing the work of the Technical Expert Committee on Re-drafting the Somali Media Law, set up by the Deputy Minister of Information, Abdishakur Ali Mire, following the international criticism of the Draft Law.

ARTICLE 19 finds that the Draft Law clearly violates international human rights law on freedom of expression, particularly Article 19 of the International Covenant on Civil and Political Rights, and Article 9 of the African Charter on Human and Peoples' Rights. Although the Draft Law has some positive aspects, such as the proclamation on media freedom and safeguards for transparency of media ownership, it reinforces the state control over the media by allowing censorship of state media, giving powers to the Ministry of Information to authorise private media and requiring permission for the operation of foreign media. Moreover, the Draft Law contains blank and vague prohibitions on expressions like “harming the country, the people or the religion.” Last but not least, it sets out a media regulator, the National Media Council, which is not independent.

ARTICLE 19 hopes that the Technical Expert Committee will incorporate these suggestions into the revised version of the Draft Law. We call on the Federal Government to support this process and make sure that any further drafts of the law are fully in compliance with international freedom of expression standards. We also encourage civil society organisations and media in Somalia and beyond to continue their campaign to persuade the Somali federal government and legislature to adopt the media law in line with international standards on media freedom and freedom of expression.

To read full report click here:  http://www.article19.org/data/files/medialibrary/37192/Somalia-analysis-Final-July-2013-proofed.pdf

Sunday, August 4, 2013

Somalia: Dagaal Culus Oo Mar Kale Ka Dhex Qarxay Al Shabaab Dhexdooda




Marka, Somalia - Ugu yaraan 10-qof ayaa ku dhintay dagaal xoogag ka tirsan Al-shabaab ku dhexmaray deegaan lagu magacaabo Goobaale oo ka tirsan Gobolka Shabeelada Hoose ee Koonfurta Somalia.

Dagaalkan ayaa u dhexeeyay xoogag taabacsan Axmed Cabdi Godane oo ah Hogaamiyaha A-shabaab iyo Sh. Mukhtaar Roobow Abu-Mansur oo fikirka ay ku kala tageen dhawaan, kana mid ah saraakiil kasoo horjeestay Godane.

Goobjoogayaal ku sugan deegaanka uu dagaalku ka dhacay ayaa in dagaalku uu billowday shalay gallinkii dambe uuna socday illaa xalay saqdii dhexe, iyadoo xoogagii taageersanaa Sh. Abu-Mansur ay ka adkaadeen Al-shabaab.

“Dagaalku wuxuu bilowday shalay wuxuuna socday ilaa xalay, deegaanka waxaa gacanta ku haya Abuu-Mansuur dadkii ku noolaa oo dhana waxay ka carareen dagaalka” ayuu yiri Goobjooge magaciisa qariyay oo duleedka degmada ku sugan.

Sidoo kale Goobjooguhu wuxuu sheegay inuu arkay maydadka qaar ka  mid ah dagaalyahanadii lagu dilay dagaalkaas oo ay ku jiraan laba qof oo Ajnabi, kuwaasoo ka mid ahaa kuwii dagaalka hogaaminayay.

Hogaamiyaha Al-shabaab ayaa maalin ka hor sheegay inay jiraan cadow ku howlan inay kala dhantaalaan safka Mujaahidiinta, ayna ka digtoonaadaan kuwaas, balse ma sheegin magacyada kuwa uu uga dan lahaa
hadalkan.

Sh. Abu-Mansur oo ka mid ahaa xubno isku dayay inay ka go’aan Ururka Al-shabaab oo ay ka mid ahaayeen laba sarkaal oo lagu dilay Baraawe iyo Sh. Xasan Daahir Aweys oo DF u xiran ayaa tan xiligaas ku sugnaa deegaano ka tirsan Koonfurta Somalia.

Inkastoo Sh. Abu-Mansur uusan ka hadlin khilaafka hadana isaga xoogag taabacsan ayaa dhawaanahan ku sugnaa Gobolka Bakool, lamana sheegin sababta keentay inuu Godane kula dagaalamo Gobolka Shabeelada Hoose.

Al-shabaab ayaa dhowr jeer dagaalo dhexmareen, kuwaasoo ay ku dhinteen xubno badan oo kooxdan ka tirsan, iyadoo khilaafyadan ay sababi karaan in Al-shabaab uu ku yimaado burbur.

GAROWE ONLINE

"Somaliland to drill for oil in 2014" The Telegraph




Questor share tip: Genel a buy ahead of production boost


Questor thinks Genel shares are a buy ahead of completion of a pipeline to Turkey

South Africa- Genel Energy reported progress on a number of fronts yesterday, with a "substantial" rise in oil output expected next year.

Genel, run by former BP chief executive Tony Hayward, is the largest oil producer in the Kurdish semi-autonomous region of Iraq.

It also has exploration acreage in Morocco, Malta and Somaliland, with drilling expected to start in the final quarter of this year.

The interim figures were in line with City expectations. Revenues in the six months to June rose 30pc to $160.6m (£106m) and pre-tax profit soared to $109.1m from $22.3m. However, the profit figure was flattered by a $54.5m one-off accounting credit after changes in the way depreciation was measured. When this is stripped out, profits rose 148pc. The group still has a net cash position of $867m and Julian Metherell, finance director, raised the possibility of a dividend next year.

The Kurdish Regional Government (KRG) has been in dispute with Iraq over revenue sharing on oil produced in the region. Genel has been trucking oil out to Turkey because the Iraqi central government has banned exports through a Baghdad-owned pipeline.

However, a pipeline built by the KRG is now just 15km from the Turkish border. Genel is likely to be granted export capacity though the pipeline by the KRG and this will allow for the efficient export of oil.

Oil production is expected to rise to between 45,000 barrels and 55,000 barrels of oil equivalent a day for the full year from 44,500 barrels in 2012. The company says this will generate revenue of between $300m and $400m.

Genel has had substantial exploration success this year and has added about 500m barrels of contingent resources. There is also a potential gas deal between Turkey and the KRG which would boost Genel following significant gas discoveries in the first half.

Yesterday Genel raised its estimates for its gas reserves at the 100pc-owned Miran and 44pc-owned Bina Bawi fields to between 8 trillion and 14 trillion cubic feet. Talks are in progress about an export deal that would see the KRG supplying up to 25pc of Turkey's gas requirements.

The exploration programme in Africa starts in the fourth quarter in Morocco, with drilling in Malta expected in the first quarter of 2014.

Most of the world's easy oil has been discovered and oil companies are looking to under-explored areas for new reserves. Next year, Genel will drill its first well in Somaliland, the breakaway East African territory that declared independence from Somalia more than 20 years ago after a bloody civil war. There is talk that the geology in the country is similar to that of Yemen, where oil money generates 75pc of government revenGenel oil blocks in somalilandues.

For obvious reasons, Somaliland is under-explored with little activity since the oil majors left in the 1980s. This means there is a good chance of finding oil. However, the fun will really start following any discovery. Somalia is likely to want a slice of the revenues so thrashing out an agreement may be challenging.

Political difficulties appear to be getting resolved and a gas agreement between Turkey and the KRG will be very positive for Genel following recent gas finds. Diversification away from the KRG is welcome and the company's balance sheet remains robust. The shares are trading on a 2013 earnings multiple of 31.5 but this falls to 15.2 in 2014 and then just 9.8. Questor keeps a buy.

DJIBOUTI: Rachad Farah, the South's candidate

After failing to get the support of Paris for his candidacy as director general of Unesco, Djibouti’s ambassador to France has gone on a tour of Asian countries 
Djibouti diplomat Rachad Farah
Enjoying support from members of OIC, African Unity and other countries, a confident career diplomat in his exclusive talk with Pakistan Observer said he had brought a special message from his President for government of Pakistan in this regard.

“I need solidarity from countries of South to carry out my programmes for its youths, tolerance, health, science and technology and education for refugees,” he said.

The election to be held in October next, Rachad Farah, who is also special representative of his country to UNESCO in Paris said he wants to use the tool of UNESCO for building ‘Highway of Knowledge’ between universities of South. Eighty percent refugees in the world are Muslims and he has a plan of action for them in the field of education.

Fifty-eight Executive Members of the UNESCO Board will cast their votes in the election.

There were only two DGs of UNESCO from South so far in the long history of UNESCO. Now the time has come South should get headship of this important body of the UN, he said.

From Pakistan, the Special Envoy will go to Thailand, Bangladesh, China, Japan, South Korea and Vietnam.

Enjoying a long career in diplomacy, Rachad Farah served Djibouti in ambassadorial positions in several countries. Djibouti is situated in the Horn of Africa at the crossroads of Africa and the Arab world.

Profile of Rachad Farah

Extraordinary and Plenipo tentiary Ambassador of the Republic of Djibouti to France

Permanent Delegate of Djibouti to UNESCO Personal Representative of the Head of State to the Organisation Internationale de la Francophonie (OIF) Since 2004, Rachad Farah has been resident Ambassador to France, where he has also been representing Djibouti in Italy, the United Kingdom, Tunisia, Algeria, Portugal, Spain, Monaco and Iceland.

He was accredited to the Republic of Germany, the Helvetic Confederation and the Kingdom of Morocco until 2011, on which date Djibouti opened embassies in these three countries. As permanent Delegate to UNESCO, Rachad FARAH strives to achieve the goal of “Building Peace in the Minds of Men and Women” through education, culture, and dialogue among people and civilizations. Elected to the Executive Board of UNESCO in 2009, he has been Vice Chairperson of the Africa Group to the said Board since 2012.

Assisted by UNESCO, Mr. Rachad FARAH organized the first Think Tank in East Africa, “The Great Horizon,” in liaison with Universities in East Africa and the Intellectual Diaspora. Djibouti has been assigned to house the Headquarters For its fifth edition, the last forum took place in Djibouti in 2010, in the presence of the Ministers for Youth in East Africa and the Assembly of Youth of East Africa.

As part of his activities for the Francophonie, Rachad FARAH has been dealing with cultural and political issues, since 1977.

President Uhuru Kenyatta wants Africa to focus on fighting Al-shabaab

  

By Kazungu Chai
KAMPALA, UGANDA: President Uhuru Kenyatta has urged Africa to remain focused on rooting out Al Shabaab and stabilizing Somalia.

President Uhuru said he saw no room for wavering or distraction on the objective of curbing Al Shabaab‘s heinous acts of terrorism in which people, mainly in East Africa, had lost lives and property destroyed.

“Our first, second and third priorities must remain to root out Al Shabaab and fully stabilize the Somali state. There can be no wavering or distraction from that clearly and openly stated objective,” President Uhuru told a summit of states contributing troops to theAfrican Union Mission in Somalia ( AMISOM).

The tough-talking President told the Somali Federal Government that it needed to match the Troop Contributing Countries’ sacrifices by deploying all its energies to AMISOM’s success.

“This is an imperative from which we cannot walk away. Failure is not an option,” he said.

“We have all made enormous sacrifices towards this course. We are determined that those sacrifices will not be in vain,” he added.

AMISOM’s intervention in Somalia had made it one of the successful peace-keeping operations by Africa forAfrica, Uhuru told the summit at Munyonyo Resort, on the shores of Lake Victoria.

He strongly pushed for AMISOM to continue operating independently of the UN Peace-Keeping Operation in Somalia. Folding AMISOM under the UN force would render the gains it had made invisible, he said.

President Uhuru called on the United Nations and the international community to avail adequate funding for AMISOM to fulfill its objective of stabilizing Somalia.

“We appeal to the international community to offer continued support through provision of adequate resources to facilitate effective and efficient operations,” the President said.

President Kenyatta said Kenya would continue to partner with all the stakeholders to achieve the AMISOM‘s goal of restoring normalcy in Somalia.

“It is through our concerted efforts that we can restore peace, security, stability and ultimately, hope and prosperity in our region,” he said.

Noting that military intervention alone was not adequate to stabilize Somalia, the President told the summit that political processes both at local and national levels were necessary for real progress to be made.

President Kenyatta expressed concern over the continued insecurity in some parts of Somalia: “This state of affairs is detrimental to the envisaged reconstruction, development of Somalia and the eventual return of the Somali Diaspora.”

Kenya is home to more than a million refugees. Government has made it known that it wants them sent back to their homes to help build their country. President Kenyatta said he wanted to see appropriate measures put in place to encourage more Somalis to go home and contribute to the development of their country.

The summit, chaired by President Yoweri Museveni, was also attended by President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia and Ethiopia’s Prime Minister Hailemariam Desalegn. It was preceded by a meeting of Ministers of Foreign Affairs and Ministers of Defence of the countries contributing troops to

Source: Standard Digital



DAAWO MAAMUUS HEER QARAN AH SANADGUURADII 1AAD EE GEERIDII HOGAAMIYIHII ITOOBIYA MALES ZENAWI !!!

DAAWO MAAMUUS HEER QARAN AH SANADGUURADII 1AAD EE GEERIDII HOGAAMIYIHII ITOOBIYA MALES ZENAWI !!!