Search This Blog

Wednesday, January 9, 2013

Lack of disclosure a major problem in tackling the spread of HIV/AIDS in Ethiopia - research

Posted by Gabriel

(FIGO) - Efforts to tackle the spread of HIV in Ethiopia may be undermined by a lack of disclosure among carriers of the infection.

According to Brown University in the US and Ethiopia's Jimma University, two-thirds of people have made their spouse aware that they suffer from HIV.

Meanwhile, less than one in five carriers have informed their siblings of their medical status.

Ayala Reda, a sociology researcher at Brown, is concerned that this widespread non-disclosure could lead to the infection spreading further among Ethiopian nationals.

"This will create significant obstacles to the lifelong treatment process and the prevention of the spread of the virus, he commented.

"It may also increase drug resistance."

Figures showed that more than 11 per cent of HIV patients in Ethiopia failed to make their health status known to anybody at all.

More than 1.2 million people in the African country – one of the most heavily populated nations in the entire continent - currently carry the HIV infection.

رجل مسن واعمى يستدل على المسجد بحبMAAD KU CIBRO QAADAN WALAALKAYGA MUSLINKA AHOW, ODAY WAAYEEL AH OO INDHO BEELAY KA DIBNA SAMAYSTAY XADHIG UU MASAAJIDKA KU TAGO MAALIN KASTANA 5-SALAADOOD SIDAA JAMACA KULA TUKADAل


MAAD KU CIBRO QAADAN WALAALKAYGA MUSLINKA AHOW, ODAY WAAYEEL AH OO INDHO BEELAY KA DIBNA SAMAYSTAY XADHIG UU MASAAJIDKA KU TAGO MAALIN KASTANA 5-SALAADOOD SIDAA JAMACA KULA TUKADA






"رجل مسن واعمى يستدل على المسجد بحبل"

Muuqaalkani waa nin waayeel ah oo u dhashay dalalka Khaliijka, waxa uu gartay ninkani in shanta salaadood yihiin, sahaydiisa dhabbta ah ee Aakhiro, anficina doonaan maalin aan wiil iyo maal midna wax tarin, waxa uu waayay labadiisi indhood, laakiin muu waayin indhihii caqliga, waxaanu samaystay xadhig uu gurigiisa ilaa masaajidka ku xidhiidhsado maalin kasta, kaas oo marka dhulka yaala marna haga isaga, oo gacanta bidix uu ku qabsado, gacanta midigna uu ushiisa ku halabsado, laakiin waa cibro u baahan in dadka indhahooda qabaa wax ku qaataan.


DAAWO MUDAHARAAADKII SAAKA KA DHACAY SAYLAC:


Hal Ayaa Ku Dhintay 6 Kalena Dhaawac Culus ayaa Soo Gaadhay Kadib Markii Ciidamadda Qaranku Saaka Rasaas Nool la Dhaceen Dadwayne Mudahraadayay Deg. Saylac 

WAR DEGDEG AH OO DHIILO XAMBAARSAN: Hal Ayaa Ku Dhintay 6 Kalena Dhaawac Culus ayaa Soo Gaadhay Kadib Markii Ciidamadda Qaranku Rasaaseeyeen Dadwayne Mudahraadayay Deg. Saylac

Mid ka mid ah Toddoba Qof oo ay saaka salaadii rasaas la dhaceen Ciidamadda Milatariga Saylac ayaa ku geeriyooday dhexda, iyadoo loo sii siday dhinaca Jabuuti, sidaas waxa ku soo waramaya wariyaha Waaheen ee Saylac oo khadka toos ugu jira.

Wariyuhu waxa uu sheegayaa in xaaladda dhaawaca kale ee yaala Cisbitaalka Sayalc ay aad u adagtahay isla markaana qaarkood la filayo in loo qaadi doono dhinaca Jabuuti, iyadoo Xiisadii saaka halkaas ka dhacday wali taagan tahay.

Ciidamadda Milatariga ayaa wali gacanta ku haya magaaladda Sayalc kadib markii ay Booliisku waxba ka qaban kari waayeen muranka ka taagan Golaha Deegaanka Saylac.

Madaxweynaha Somaliland ayaa hore u sheegay Doorashadaasi inay si sax ah u dhacday, hase yeeshee Beesha Ciise ayaa baaq ay soo saartay Madaxweynaha kaga dalbatay in uu dib uga noqdo.

Qaybtii 3aad: Gorfaynta Xeerka Sir-doonka Qaranka: Xakamaynta Qawlka iyo Qalinka. Qoraaga Sare Boobe Yuusuf Ducaale



 Qaybtii 3aad: Gorfaynta Xeerka Sir-doonka Qaranka: Xakamaynta Qawlka iyo Qalinka. Qoraaga Sare Boobe Yuusuf Ducaale
Qoraaga Sare Boobe Yuusuf Ducaale
Beryahaa uu macallinkii Maxamed Siyaad Barre dalka ka talinayay, sidaas ayaa loo yaqaannay Baarlamaan-ku-sheeggii dalka ka jiray.

Intii aynu la soo noqonnay madax-bannaanideenna ee aynu samaynay Jamhuuriyadda Somaliland, naanaysaha u baxay Golaheenna Wakiillada waxa ugu mudnaa ama ugu magac-dheeraa, sida aad ka wada dheregsan tihiin magaca ‘Dhaameel’. Waa intii aanay xukuumadda maanta dalka ka talisaa kursiga ku fadhiisan.

Maanta, marka aynu dheehanno xaaladdan aloosan iyo sowraca xeerarkan ay inagu sharciyaynayaan, iyo sida aanay u danaynayn goldaloolooyinka maamulka ku jira, maxaa loo bixin lahaa ama loogu wan-qali lahaa? Malahayga waxa ila fiican in aynu ku deysanno tuduc Hadraawi lahaa oo odhanaya:

“Dib baa looga sheekayn,
Ka-daraa u-magac-bixin,”

Waxaan hordhacan gole-ka-fuulka ah ee kooban ku soo khatimayaa, tuducyo aan ka soo qaadanayo maansadii Taariikhiga ahayd ee ‘Daba-taxan’ ee 5/1/1997kii Maxamed Xaashi Dhamac, Gaarriye, ka tiriyay Shirweynihii Guurtida ee xilligaa ka socday Hargeysa, waxaanu yidhi maalintaas:


“Afartaa dheh: ‘Deelleey,’
Dig siiyee ku soo noqo,
Demmenaha warkiisii,

Dadka waxa ka soo dhacay,
Duruustii la barayoo,
Daarihii burburay shalay,
Waxa maanta kaga daran,
Iimaan-darraantiyo,
Nabaad-guurka Diintiyo,
Kaga dhacay damiirkoo,

Dal waxaan ku noolahay,
Saddexdii dalaaqood,
Lagu furay dadnimadii,

Dal waxaan ku noolahay,
Runtu arag-darraysoo,
Daaddihi la yidhi been,
Hadday dunida ceeb tahay,
Dus-duskiyo khiyaamadu,
Noo dabeecad weeyaan,

Nin dillaala mooyee,
Degmadaan ku noolahay,
Nin daryeel yidhaahdaa,
Dulli buu ka qoran yahay,

Hebel laga ducaystiyo,
Mana laha nin dooroo,
Dayaxii u soo baxa,
Daammur baa la mariyaa,

Mooralkaana laga dilay,
Danabyadii u kici laa,
Markii geela loo diray,
Kii maqasha daayacay,”


Maanta oo dhan ka geyoon meynno xigashada Gaarriye ee waxyaabaha dalkeenna ka dhacaya ee aynu goob-joogga ka nahay ee aan weliba la iskula yaabayn.

Waxaan is-lahayn, siday ugu soo xiiqeen ee ay ugu xoolo beeleen si ay kursigan u fadhiistaan iyo dareen-la’aanta iyo dhugmo-la’aanta maanta taagan. Beyd Hadraawi lahaa oo maansadii Gudgude ku jiray ayaa igu soo noq-noqda oo ahaa:

“Gunti furay nin caashaqay haddii, guudka loo sudho e’”,

Waxay ahayd oo xeer iyo xaagaanba inoogu qoran in aynu wax-qabadka iyo hawl-gallada Golaha Fulinta ee Madaxweynuhu hoggaamiyo uga cabanno ugana dacwoonno Golayaasha Xeer-dejinta. Waa se sillan-sugan oo waa sidii kale. Golihii Wakiillada ee aynu u dacwoon lahayn ee aynu Waaxda Fulinta uga caban lahayn, ayaynu Madaxweynihii Waaxda Fulinta u madaxda ahaa uga dacwoonaynaa. Wax walba madaxiisii minjo ayaynu u rognay. Meeday dimuqraadiyaddii baarlamaaniga ahayd ee aynu ku naalloonaynay. Waa Wakiillo dadweynaha ka wakiil ah oo la soo doortay oo ay tahay in ay ra’yiga dadweynaha la shir-yimaaddaan Sidaas ayay Wakiillo ku noqonayaan, illeyn Golaha Wakiillada soo wada fadhiisan meynno oo inama wada qaadayo e’. Iyaguna waxay isu qaateen in la Boqray oo aynu addoomo u hoggaansan nahay. Xildhibaanku marka uu Golaha Wakiillada dhex fadhiyo ayuun buu ina dheer yahay hadalka ama doodda uu ka qayb-gelayo iyo farta uu taagayo. Ma haddii kalaa, waa qof caadiya oo magaciisa loo raacinayo Xildhibaan ee wax kale yaanay isu qaadan. Miskiinnimadeenna ayay arkeen.  Fulin iyo Xeer-dejinba innaga ayaa dirannay. Waa in ay inoo adeegaan oo aanay inoo qaadan in aynu innagu u adeegayno. Karaamada iyo Haybaddaba innaga ayaa iska leh.

Gole Xeer-dejineed iyo Gole Fulineed oo isku jiq ah meel ku gaadhi meynno. Laba isu nacamleeyana kob caano leh kaga soo durdurin meynno. Mid waliba xilkiisa si nadiif ah ha u guto oo dadka iyo dalka ha u shaqeeyo ee yaan laga shaqaysan oo aan loo heshiin ma-huraanka maanta la hagranayo, horena loo hagraday, dibna loo hagran doono haddaan laga gurman.

Waxba yaan qalin-taraarin e’, aan meel gaaban oo aan sidaa u sii fogayn ka soo kala fireeyo.

Mowduuceennii Hay’adda Nabadgelyada ku soo noqo:

Hay’addan Nabadgelyada ama Nabad-sugiddu wax adduunka ku cusub ma aha. Dhanka kale marka aad iska taagto, adduunyadu waa ay ku kala duwan tahay aragtida ay ka kala qabto Hay’adahan Nabadgelyada. Siyaabo badan ayaa loogu kala duwanaan karaa ama la iskugu khilaafi karaaba.
Marka mowduucan Xafiiska Nabadgelyda laga murmayo waxa laga kala dhaqaaqayaa aragtiyaha ay ku dhisan yihiin dawladaha kala duwani. Midi iyadu shaki kuma jirto oo waa geed-ka-go’an: Talis milleteri ah oo qori caaradii dal ama ummadba ku qabsaday, Hay’adda nabadgelyo ee uu dhistaa waa mid cadaadin, cabbudhin iyo xasuuq dadweyne loogu talo-galay si aanay uga hor iman nidaamkaa dalka ka talinaya.

Nidaamkii Maxamed Siyaad Barre iyo kuwa la midka ah ee xukuumadaha qoriga ku qabsada, la yaab ma laha in ay samaystaan Hay’ad Nabad-sugideed oo dadweynaha u cabbudhisa una ciqaabta. Maxaa wacay? Nidaamyada baadi-soocdaa lihi waxay marka horeba halkan soo dhigtaan in aanay xukunka ka deign, haddii aanay weliba marka danbena dhaxaltooyo ka dhigin.

Su’aasha is-weydiinta mudani waxay tahay: innagu nidaam ahaan miyaynu sidaas oo kale noqon karynaa? Jawaabtu waa MAYA far waaweyn ku qoran. Dalkan Dastuur ayaa lagu maamulaa, xilkuna waa meerto oo waa muddeysan yahay. Kolka xaal caynkaas yahayna sabab la isu xuuraamo, la isu dabo-galo, la isu dhega-dhegaayaa meesha ma taal. Dastuurkii ayaa dammaanad qaadaya dimuqraadiyad si badheedh ah oo xalaal ah la isugu dhalliilayo, la isugu ololeeyo si uu xilku meerto u noqdo oo aanay cidi ugu dheggenaan. Laba jeer wax ka badan in aad xilka hayso Dastuurka ayaa xaaraantimaynaya. Markaa maxaa looga baahan yahay in dadka guuxooda iyo dareemmadooda laga tarjumo. Mise wax aynaan ogeyn ayaa jira, oo burkaba bahal kama aynaan filan.

Nidaamyada keli-taliska ah waxa ka duwanaan kara sida caqliga fayoobi ina siinayo, Hay’adaha Nabadgelyada ee ay dhistaan xukuumadaha Barlamaaniga ah ee ku dhaqma nidaamka dimuqraadiga ah. Waxyaabaha kale ee lagu kala tegi karo waxa iyaguna ka mid ah:

Ujeeddooyinka gude iyo dibadba laga yeelan karo hay’adaha noocan ah,
Baaxadda jiidaha ama aagagga laga hawl-gelayo,
Miisaaniyadda ama adeegyada la haysto si loo hawl-geliyo hay’ad noocan oo kale ah,

 (la soco qaybta 4aad …………………………………..)

Afghan President Hamid Karzai surrounded by privately-hired heavily armed bodyguards.




  Afghan President Hamid Karzai surrounded by privately-hired heavily armed bodyguards.



IT SOUNDS like a radically modern idea. With the Royal Navy now downsized to a mere shadow of its former glory how do you protect commercial shipping, not to mention human cargo, in pirate-infested waters? Answer: bring in a private navy.

And in a couple of months that is precisely what corporations or indeed governments will be able to do when Typhon, a privately owned and run British maritime force, goes into operation. Set up by British businessman Simon Murray Typhon will provide an armed escort for shipping off the east of Africa which has long been plagued by Somali pirates. Murray, 72, plans to provide at least three so-called “mother ships” to accompany shipping convoys wanting to take the shortest – but also the riskiest – route from the Horn of Africa through the Mozambique Channel down to the Cape of Good Hope.
With a former Royal Navy commodore and an ex-commander on board as heads of operations the venture seems destined for success.

After all, since almost every other public service has been privatised – the railways, telecommunications, gas and electricity – privatising a branch of the armed forces seems a natural progression, a move in step with the march of the modern world.

Private armies already operate in at least 50 countries from South America to the Middle East. President Karzai of Afghanistan’s bodyguards are provided by a private company not his own state. In Nigeria private forces guard oil platforms. Iraq is awash with private security firms with around 48,000 operatives. The Americans alone employ about 20,000 of them. The US army has even used a private firm’s Apache helicopters to fly special forces personnel to the location of a covert operation.

The Libyans guarding the American consulate in Benghazi, Libya’s second city, when the building was torched last September were employed not by the Libyan state or even by the Americans but by Blue Mountain, a British company. Indeed about 70 per cent of private military or security firms are British or American.

 

War Degdeg Ah: Xukuumada Jabuuti Oo Xidhay Xadka Ay La Wadaagto Jamhuuriyad Somaliland & Cabsi Laga Qabo in Dagaal Sockeeye ka Bilaabmo Deegaanada Xeebta Galbeed Ee Somaliland !!!!

Saylac - Xukuumada Jabuuti ayaa dhinaceeda xidhatay xadka ay la wadaagto Somaliland ka dib markii ay saaka ciidamada Qaranka Somaliland weerar ku qaadeen dadkii mudaharaadayey ee  ku sugnaa magaalada Saylac weerarkaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaadhay shacabkii mudaharaadayay.

Lama garanayo sababta rasmiga ah ee haatan keentay in  Xukuumada Jabuuti xidho Xadka ay la wadaagto Jamhuuriyada Somaliland basle waxa laga yaabaa in ay la la xidhiidho arimo la xidhiidha amaandarada ka soo korodhay deegaanada xuduuda ee Jabuuti ay la wadaagto Somaliland iyadoo Xadka dhinaca Jabuutina uu ku yaalo Saldhiga Mirataniga ciidamada Maraykanka ee loo yaqaan Camp Lemonnier oo hoy u ah  Ciidamada la yidhaa Combined Joint Task Force - Horn of Africa, iyadoo warbaahinta Somalilandna wiigagii ugu dambeeyay ay qorayeen warar la xidhiidha Labo Ciidan Beeleed isku urursanayaan xadka labada dal u dhexeeya dhinaca Somaliland lagana cabsi qabo dagaal sokeeye oo ku dhexmara deegaanada xadka beelaha Ciisaha iyo Gadabuurisiga.


Wararkii hore ee ay HornWatch qortay: http://hornwatch4rights.blogspot.com/2013/01/ciidan-beeleedyo-iska-soo-horjeeda-oo.html

Laba Ciidan Beeleed oo qarqarka u saaran in ay ku dagalaamaan gacan ku haynta Degmada Saylac

Wararka naga soo gaadhayay Xalay Degmadda Saylac ayaa sheegaya in laba Ciidan Beeleed oo ka kala tirsan Beelaha Ciise iyo Samaroon ay isku Urursadeen Deegaamadda Degmadda Saylac ee Bariisle iyo Fiqi Aadan oo ka tirsan Gobolka Salal.Sida uu ku soo waramayo Wariyaha Gobolkaasi mid ka mid ah Ciidan Beeleedyadaasi waxa uu sheegay shalay inay u tageen Badhasaabka Gobolka Salal iyo Taliayaha Qaybta Booliiska balse waxa ay ku guul daraysteen inay kala kaxeeyaan Ciidan Beeleedkaasi oo degay buurta u dhaw Bariisle.

Sidoo kale waxa uu sheegay Ciidan Beeleedka kale ee ka soo jeeda Beesha Samaroon in ay iyana shaly galab isa soo urursadeen oo ay degeen Duleedka tuuladda Fiqi fuliye, kuwaasoo difaac ka galay balse labada dhinac ilaa hada mid kood-na ma uu samayn wax talaabo ah.Xaalada Deegaanka Saylac ayaa u muuqda mid kacsan oo aanay Xukuumaddu ilaa hada wax xal ah u haynin, waxaanay ilo wareedyo u dhaw Xukuumaddu Waaheen u sheegeen in Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale Duur Madaxtooyadda ku war geliyay in dhakhso wax looga qabto, hase yeeshee wax talaabo ah oo ilaa hada la qaaday ma jirto.
SOURCE: http://waaheen.com/?p=57048

WAR DEGDEG AH: Madaxweyne Siilaanyo Oo Qalinka Ku Duugay Xeerka Sirdoonka Qaranka Oo Dhabarjab Ku Ah Xoriyadda Ra'yi Dhiibashada & Saxaafada Dastuuriga ah

Wednesday, January 09, 2013

Hargeysa: Dhaqan-galka Xeerka Hayadda Sirdoonka Qaranka Xeer Lr. 59/2012 ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud
(Siilaanyo)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud
(Siilaanyo), ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku dhaqan geliyay Xeerka
Sirdoonka Qaranka. 

Xeerkan oo ay hore u soo ansixiyeen labadda Gole ee guurtida iyo wakiiladda Somaliland ayuu qalinka ku duugay Madaxweyne Siilaanyo.

Sidaasna waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta Madaxtooyadda oo uu ku saxeexnaa Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul.

Waxaanu u dhignaa sidan

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu maanta digreeto madaxweyne ku Dhaqan-geliyey Xeerka Hay?adda Sirdoonka Qaranka Xeer Lr. 59/2012.

Madaxweynuhu:-

Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markuu Arkay: Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markuu Arkay: Goaanka Golaha Wakiilada JSL, Goaan Lr. GW/G/KF-19/581/2012 ee ku taariikhaysan 27/12/2012 ee ay ku ansixiyeen Xeerka Hay?adda Sirdoonka Qaranka Xeer Lr. 59/2012;

Wuxuu Soo Saaray

Dhaqan-galka Xeerka Hayadda Sirdoonka Qaranka Xeer Lr. 59/2012 ee Jamhuuriyadda Somaliland.

U.S. Marine Corps leadership visits CJTF-HOA Marines

By Air Force Staff Sgt. Veronica McMahon | Marine Corps Forces Africa | January 08, 2013  
 
CAMP LEMONNIER, Djibouti -- 

U.S. Marine Corps leadership visited  the Marines of Camp Lemonnier, Djibouti, at an all-call Dec. 28, 2012, to deliver a holiday message and emphasize the important role each Marine plays in Combined Joint Task Force-Horn of Africa’s mission of promoting security throughout the region.
The 35th commandant of the Marine Corps Gen. James F. Amos, his wife Bonnie Amos, the Sergeant Major of the Marine Corps Sgt. Maj. Micheal P. Barrett, and other members of the commandant’s staff met with CJTF-HOA Marines and thanked them for their service to our country. 

 “The purpose of coming here is solely to see you,” the commandant said. “The world’s a tough place right now… There’s a lot of people who count on us to provide some sense of stability and sense of rule of law – that’s what we do. So I am proud of you and wanted to wish every one of you a belated Merry Christmas and Happy New Year.”
The commandant recalled one of his favorite Christmases spent with members of his Marine family in Afghanistan, saying it was his best Christmas ever. He spoke about the sacrifices service members have made and the success and forward progress he has seen in his four decades of service. 
“So that’s why we are here,” General Amos continued. “We have naval forces, Marines, Navy, our Air Force brothers, our Army brothers and sisters … and if it wasn’t us who would it be? You can’t turn your back on it. It’s too important. What you do here is important, and that’s how you fit in.”
Prior to his arrival in East Africa, the commandant spent Christmas with Marines and other troops in Afghanistan followed by a stop aboard the USS Peleliu to visit the Marines and sailors of the 15th Marine Expeditionary Unit and Peleliu Amphibious Ready Group. This particular trip was unique because it was the first time since General Amos became the commandant that his wife of 42 years accompanied him to visit the troops - something she had wanted to do for a long time.
Mrs. Amos said she was thrilled to be able to spend the holidays with deployed Marines and took the opportunity to express her thanks for their service and sacrifices. 
Your family members, your friends, your neighbors would rather have you under their Christmas tree than here, but the mission you are doing is vitally important for the sake of our nation,” she said. “You do it for the sake of our nation, the sake of our Corps. You do it for my family, your family, and you do it for each other.”
She said she represents their loved ones and families back home and extended their love and gratitude, encouraging all the Marines to keep in touch with family and friends this holiday season.
Along with the Amoses, the sergeant major also spoke with the Marines and answered questions. He thanked the troops for all that they do and expressed how proud he was to wear the uniform alongside them.
“You could’ve done anything you wanted in your life, but you chose to put on the uniform and protect the nation, protect the people, protect an idea,” Barrett said.  “To be here at this place right now is humbling, and I am blown away I get to wear the same uniform as you.”
The sergeant major ended the all-call with some words of advice regarding professional development and promotion outlooks for the future. General Amos and his command team thanked the Marines for their service and wished them all the best in 2013.

DAAWO:VIDEO LAYAAB LEH - WARAYSI FAWSIYA YUUSUF X. AADAN RAIISAL WASAARE KU/XIGEENKA AHNA WASIIRKA ARIMAHA DIBADDA EE SOOMAA.LIYA .........

Wasiirka arrimaha dibedda Somalia Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa illaa
iyo hadda lagu kari la’ yahay inay qirto midnimada Somalia.

Wareysi ay siisay Tv-ga Somali Channel, oo sidii la rabay aan su’aalo
loo weydiin ayay Fowsiya ku sheegtay wax lala yaabay, ayada oo Somali
iyo Somaliland u kala qaaday dalkii Somalia, kadibna tiri “Labadaba waan
ka dhashay”.

Waxa ay tiri “Somaliland waan u dhashay, oo aabahay ayaaba caan ka ah
Hargeysa, Somalia-na waan u dhashay oo ina Aftooje ayaaba ahaa
odaygeyga, ilmana aan u dhalay”.

Ciddii aan garaneyn allaha u naxariistee General Aftooje, waxa uu ahaa
nin Hawiye ah, Habar Gidir, Sacad.

Waxaa la yaab leh oo ma guurka Aftooje ayay Somali ku noqotay?

Waxa kale oo ay kala garan weyday gobolladii dalka Somalia, mar ay ka
hadleysay arrinta Jubbooyinka

*Halkan ka daawo wareysiga Fowsiya?