Nabadoon Warsame oo Muqdisho jooga iyo Nabadoon Cabdikariin Muuse Casir ayaa waxay si wada jir ah usheegay in Itoobiya aysan isbadaleyn shaati kasta hadii loo galiyo islamarkaana ay Soomaaliya u tahay Cadow soo Jireen ah.
Nabadoon Warsame ayaa sheegay Shacabka Soomaaliyeed kuwooda damiirka usaaxiibka ah inay diyaar uyihiin sidii ay isaga dhicin lahaayeen Ciidanka Itoobiya.
No comments:
Post a Comment
Horn-Watch welcomes your comment