Taleex (Somaliland) - Wararka ka imanaya degmada Taleex oo ka tirsan gobolka Sool ayaa xaqiijiyay in maleeshiyada maamulka Majeerteen oo weerar ku soo qaaday degmada Taleex 28/11//2013 ay qudha ka jareen Abwaan caan ka ah gobolka Sool, Abwaanka ayaa ka mid ahaa dadkii rayidka ahaa ee ay ciidamada Faroole ku laayeen gudaha magaalada Taleex Eebe dhamaantood ha u naxariistee.
Somaliland Human Rights Defenders
No comments:
Post a Comment