Search This Blog

Sunday, September 8, 2013

Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax Dhigay Dhisme Rugta Kutubta Oo Heer Qaran ah Iyo Dhismayaal Loo Kordhinayo Was. Boosaha + Sawiro






Hargeysa - Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud 'Siillanyo' ayaa Maanta Dhagax dhigay Dhisme Cusub oo loogu talogaly in uu noqdo Rugta Kutubt'a Heer Qaran (Somaliland National Library) iyo Dhismayaal  Cusub oo ay Yeelanyso  Wasarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta, madaxweynaha ayaa waxa ku wahelinayey dhagaxdhigaasi wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Madaxtooyada, Wasiirka Warfaafinta, Wasiirka Qorshaynta Qaranka iyo Wasiirka Wasaarada Waxbarashada.

Dhanka kale Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsiinta Maxmed Abgaal ayaa sheegay in baahi weyn ay u qabeen dhisme cusub, waxaanu madaxweynaha ku aamanay in dhismahaasi ay u dhisaan.





No comments: