Thursday, May 16, 2013

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo Warsaxaafadeed uu Soo Saaray Kaga Hadlay Arimo Badan iyo Khilaafka Kooxda Al Shabaab



“WAXAN DOONAYA MAANTA INAAN KA HADLO XAALADA DADKEENA IYO DALKAENA OO MEEL ADAG OO XAASAASI AH MARAYSA”… Sheekh Xasan Daahir Aways


Muqdisho - WAXAN DONAYA MANTA INAN KA HADLO XALADA DADKENA IYO DALKENA oo meel adag oo xasasi ah mareysa,waxyabaha an ka hadalayana waxa ugu wayn laba arimod oo kala ah .

ARIMAHA DIBADA iyo KUWA GUDAHA, xaga gudaha waxan si weyn dIirada u sari dona arimaha dhexdeena ah, Sida aad ogtihinba dalkena Somaliya waxa uu leeyahay ahmiyad gaar ah oo ah halka uu dhaco Juquraafi ahaan, Sido kale waxan nahay muslimin ahlu suna ah oo ah difaaca koowad xagga koofured ee xarameynka , musliminta dagta geska Africa oo boqolkiba 80 %ku dhow waxan u nahay garab ay dugsadan.

Arimahas iyo kuwa kale oo leysku geyyey aya waxay sababen inu cadowga na begsado oo nagula soo qado dulamo isdaba jog ah

Marka wa inan isweydina yaa cadow u ah ummadan yase gacal u ah?

Waxa la wada ogyahay in umadda cadowgedu yahay yahuuda iyo nasaarada sida uu allah kitabkisa qur?anka nogu shegay,iyadoo cadowgaas manta ay horkacayan wadamda Mareykanka iyo Ingriska

Kuwaso ah kuwa kala googoynaya horayne u kala googoyey wadamada islaamka

Sida Somalia o ay u qeybiyen 5qeybod,Falastiin,Keshmiir,Suudan.iyo Miyannaar ,Oo dhamaantodba dad muslimin ah ku dhibateynayan galadu.

Waxa ugu danbeyey dhibatoyinka ay nagu hayan shirqoolkii shir ku shega aha ee dhawan lagu qabtay dalka Ingiriska

Tan kale dhaqalaha ay somaliya ugu yaboohayan waxad ogatan in yabooha ay dhafsanayan mawaaqif iyo masaalix oo ay ugu adegayan danahoda garka ah kamana run sheegan, waxa yar e ka dhaboobana waxay dib ugu labtaan jeebkoda si xirfadeysan .

Runtina umaddana wan uga digeynaa inaysan ku kadsoomin shirqolkaas uu cadowga maleygayo.

Waxan raba inan adkeyo in erayada ay isticmalayan ee ah aqoonsiga ,dib u dhiska iyo waxi la mid ah inayan waxba ka jirin oo ay tahay wax ay ku tala galeen inay ku baneystaan kheyraadka dalka.

Waxa kalo codowga umadda ka mid ah kuwa daba dhilifyada ah oo dowladdda federalka ah o anaga an u naqano inay tahay dowlad ridda ah waxana umadda wajib ku ah inay ridaan dowladaas badalkeeda ay dhistaan dowlad islaami ah oo umada ku dhaqda sharecada islaamka isla markaana shuura leh oo ay ku mideysan yihin dadka musliminta ah ee somaliyeed .

Intaas kadib umadda mar hadi ay ogatay cadowgeda dhanka kale wa in ay gartaan cidda u gacalka ah oo ah culimada oo ay ugu horeyaan mujaahidinta.

Mujahidinta runtii ahmiyad gaar ah ayey leyihiin iyagana waxay ka dhasheen dacwadi mudada laso waday ee ay horkacayen xarakaad islamiga ah ,marka an kaso gudubno maxkamidhi islamiga oo runtii aha waxa ugu wayn oo isu kenaya mirahaas dacwada waxa xigay oo lays dhihi karo wa dhamestirtay isu keenidii mirahas arin weyn oo aheyd midowgi xarakada al shabab iyo xisbul islaami oo ay umaddu ad ugu faraxday lagana filayey inay kaso baxdo awood mideysan oo cadowga lagala hortago balse natiijadi ay noqotay taa mid an aheyn arintasina sababkeda oo iska laha hal roox oo la kali noqday masirrki umadda ,taa oo kentay inay mujaahidinta daciifaan ,cadowgina uu kuso dhiirado kana saaro dhulka intii badneyd ee muslimiinta gacanta ugu jirtay ,waxa kalo ka dhashay la kali noqoshadas laba arimood oo wa weyn o kala ah

1:shareecadi umaddu ay ku mideysned oo hoos lo dhigay waxan arinkas micnihisu yahay in markii leys qabto oo la yirahdo shareecada ha lo noqdo ay ka madax adeegto cidda la kali noqotay masiirka umadda iyo in leysku qalday manhajkii rasulki scw iyo siyaasadii MIIKAAfERIYADA. manhajka ama dariiqa rasuulka wa in ad waxa wanagsan ee ad doneyso u martaa dariiq wanagsan ,halka MIIKAAfERIYADA waxa ad dooneyso u mar dariiqa ad doonto(aldaruuratu tubiixul maxduuraat) halkan ka dhageyso war saxafadedka shekha

Marka ay taasi dhacday o laga madax adegay in loo labto kitaabka allaah waxa bilaabatay in leyska hor yimaado halkaana uu ka dhaco in la daadiyo dhiig an bananeyn waxa lagu dadiyey oo la garanayo anay jirin dhanka kalana ciddi ka hadasha arimaha dhacaya laga dhigo mid la eryo, mid la dilo, mid xabsi la dhigo iyo mid la tuhmo o la suurad xumeyo,arintaa oo kentay in dadbadan dib uga baxan qadiyadi oo markas koox yar la kali noqoto masirka umada somaliyeed.

Waxa kalo an umada u cadeynaya arinta dadka mujahidnta lagu bacsanayo Bay iyo Bakool oo dhiigoda la baneysanayo inay tahay arimaha Qatarta ah ee jira oo xitaa fatwadi ay culimadu kaso saren aysan jirin cid maqashay ,ila hadana lagu howlanyahay in la dilo rag mujahidin ah o somaliya u yimid inay u gargraan walalahoda musliminta ah ,waxana loo bahanyahay in lays weydiyo hadii ay arintaan fatwadi ay culimada kso sareen celinweyday maxa celinaya?

2:sidoo kale waxa muhim ah inay umaddu ogato in cidda la kali noqotay masiirka umadda ay mesha ka sartay shuuradi ama wadatashigii iyado la ogyahay ahmiyada ay dinta islamka siisay shuurada iyo boska ay ka jogto .

Marka ay shurada meshi ka baxaday waxa ka dhashay in ummadu ay kala daadatay oo ay bilowday in cadowga loo jilicsanado .

Dadka mujaahidint ah iyo ummada musliminta ah waxan kula dardaramaya in ay qataan wajibka uu allah saaray ,fuliyaana sedex arimood oo kala ah ,in ay kor u qaadan shareecada allah ,nidaam shuura ku dhisan ,iyo Mamul wanagsan sidaa ayena ku jirtaa maslaxada umada somaliyed.

mujahidinta hubka u qatay inay la dagalamana galada iyagana waxan ku adkeynaya in aysan hubkoda kuso jedinin walalahood ,iyo in ay qadanin awaamirta qaldan ee la siinayo oo ah inay dadiyaan dhiig qof walalkood ah ,hadii ay sidas dhacdo oo ruxa mujaahidka ah fuliyo xitaa hadu uu dono ha ahado macaasi iyo inuu dadiyo dhig qofkale oo muslim ah ,ruuxas waxu qasarayya adun iyo aakhiro lagumana adecayo qof mas?ul ah macaasida allah sida ku cad diintena islaamka arinkaas waxa cadeynaya nusuus sharci ah in an qofna lagu adeeci Karin macaasida allah.

Tusaale arinkaasi waxa nooga filan markii cidama mujahidinta Bay iyo Bakool loo jeediyey inay dagal ku qadan rag muslimiin ah oo wlalahood ah marki ay tAasi dhacday aya waxa maleshiyadki ku sugna Bay iyo Bakool ay bilbeen inay deganadaas kuso fafan oo ay ku kacaan falal burcadnimo oo ay ku boobayan hantida umadda tasina waxay ka dhalatay marki cidama mujahidinta ee cadowga hortagna lo weciyey dhanka walalahood sidaa ayuna cadowga uga faaideystay, waxa kalo laga marmaan ah in umadda loo cadeyo inaysan ku Nolan Karin qof kaligi ah taladiisa isla markana an samata bixin Karin umadda shakhsi yirahda waxwaliba ana ah ,ana dowlad ah, ana culimo ah, ana ra?yigeyga saxan yahay iyo wm.

Sidoo kale waxan shegeynaa inuu jihadka yahay manta wajib ceyni oo saran qof kasto muslim ah ,sida salada mana jirto cid is hortagi karta jihadka umadda ay ku jirto.

Arinta kale ee an donayo in umadu uso gudbiyo aya waxay tahay in dadka musliminta somaliyed ay jihadka meshoda ka wadan anigoo uga digayo inay is dhiiban waayo umad kasta oo an dagalamin waa ay dullowda ,waxana ugu baqaya umada in laga wada qeyb qato jihadka ee kasocda somaliya.

Dhanka kale waxan huba in ay galadu ay ku jabayan dagalka ka socda somaliya umadda msuliminta ah allah aya u gargaraya,galada waxa ay qirten 6di sano ee lasoo dhafay ay Somalia kaga dhinten ciidamadoda ilaa 3kun oo askari,taso guul u ah umada somaliyeed sido kalana iyagoo duleysan ayey ka baxi donan somaliya insh allah

Sidii mareykankaba ay uga baxen somaliya.anagana waxan garsin doona galada in mardanbe ay nagu soo dulin.

Waxan marwalba idinku boorinaya in ad laba laba, kox kox iyo boqlal iyo kumananba isugu xirantaan oo ad iska celisan galada nagu soo dushay.

اللهم ابرم لهذه الأ مة أمراً رشدايعز فيه أهل طاعتك ويذل فيه أهل معصيتك
ويؤمرفيه بالمعروف وينهي فيه عن المنكر
وآخر دعوانا أن الحمد لله رب العا لمين

وصلي الله وسلم علي نبينا محمد وآله وصحبه أجمعين


No comments: