Oslo (Ramaas) Dec.30, 2012 – shabakada ramaasnews waxa ay
akhristeyaasheeda halkan ugu soo gudbineysaa waraaq sir ah, taas oo ka soo
baxday xafiiskii ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee maxkamadii ciidamada
qalabka sida.
Warqadda oo ah tii lagu fuliyey dilkii toogashada ahaa ee
lagu xukumay 43-kii qof ee loo dilay magaalada Burco, dadkaas oo loo laayey
qabiilka ay ahaayeen oo kaliya.
Qoraalka ayaa u qoran sidan:
HR.192/84 RG Burco, 20/12/84
UJEEDDO:- FULIN XUKUN DIL AH
KU XIGEENKA XEER-ILAALIYAHA GUUD CQS
MARKUU ARKAY:- Go'aanka Maxkamada Dagaalka C.Q.S.
Lam 190/84 ee 20-12-84, kaas oo lagu cayimay
ciqaabta dilka ah ee lagu xukumay eedaysanaasha kala ah.
1- Dilsuge – Qaasin Qodax Jaamac
2- “ -
Cabdiraxmaan X. Maxamed Siraad
3- “ -
Ciise Ibraahin Ismaaciil
4- “ -
Siciid Maxamed Ismaaciil (Madoobe)
5- “ -
Aadan Nuur Ismaaciil (Coraaq)
6- “ -
Yaasiin Axmed Warsame (Soonaani)
7- “ -
Axmed Cabdi Xasan
8- “ -
Cabdi Maxamed Cali (Dhagjar)
9- “ -
Axmed Yuusuf Mire
10- “ - Cabdi
Jaamac Xasan (Sanweyne)
11- “ -
Maxamed Yuusuf Ismaaciil (Comaas)
12- “ - Axmed
Xasan Ismaaciil (Yunbur)
13- “ -
Diiriye Cismaan Yuusuf (Laba Lugood)
14- “ - G/le
Maxamed Cali Qorane
15- “ -
Ex.S/A.Shukri Maxamed Samatar - (Qurmiye)
16- “ -
Ismaaciil Saalax Wiriye “
17- “ -
Maxamed Samatar Axmed “
18- “ -
Saleebaan Hirad Aadan “
19- “ - Cali
Cabdi Xasan “
20- “ - Aadan
Jaamac Warsame “
21- “ -
Maxamed Maxamuud Cabdi “
22- “ - Axmed
Ismaaciil Maxamed “
23- “ - Cali
Cumar Diiriye “
24- “ - Muuse
Xasan Ibraahin “
25- “ - Cali
Giire Cabdi “
26- “ -
C/laahi Maxamed Faarax Taakuliye
27- “ - Aadan
Cali Ibraahin Qurmiye
28- “ - Cabdi
Maxamed Yuusuf Taakuliye
29- “ - Cabdi
Xasan Jaamac “
30- “ - Cabdilaahi Xuseen Nuur Korto
31- “ - Cali
Xuseen (Inta dambe way masaxantay)
32- “ -
S/Alifle Axmed (Inta dambe way masaxantay)
33- “ -
Magacu wuu masaxmay
34- " - S/Alifle Faarax (Inta dambe way masaxantay)
35- " - Jaamac Cabdilaahi Saciid
36- “ -
Dable Maxamed Cige Xabad
37- Edsane - Cabdi Cali Axmed
38- “ -
Saciid Cismaan Geelle
39- “ -
Abuukar Cabdilaahi Rooble
40- “ -
Cabdilaahi Saalax Giir
41- “ -
Cawil Saalax Giire
42- “ -
Ibraahin Maxamed Xandulle (Ina Aar) - Maqane
43- “ -
Cabdi Xuseen Dheere - Maqane
In la fuliyo maanta 20/12/84 Saacadda 0700 subaxnimo
laguna fuliyo goobta toogashada Burco.
MARKUU ARKAY:- QOD.227 XEER
MARKUU ARKAY:- QOD. 69 XEER
MARKUU ARKAY:- Xeer lam 54 ee 14.8.82
WUXUU GO'AAMIYEY
In go'aanka maxkamadda la fuliyo laguna fuliyo meesha iyo
waqtiga ay cayintay, ayna fuliyaan koox ciidan ah oo hogaaminaayo Sarkaal ku
haboon isaguna C.Q.Sida kuwaas ahaan K.D.S.iyo daraawiishta Booliiska.
WUXUU KALOO GO'AAMIYEY
In aasidda dadka iyo wixii kharaj ah loo xilsaaray
D/Hoose ee Burco si toos ahna uu u maamulaya Guddoomiyaha Maamulka Degmada
Burco.
KU XIGEENKA XEER ILAALIYAHA GUUD CQS
G/LE YUUSUF MUUSE FAARAX
Akhri Lifaaq Asliga ah ee hoose:
source: Ramaasnews.com
Buenísima publicación. Efectivamente amo este sitio. ¡Seguid de
ReplyDeleteesta manera! ¡Volveré, ya que he marcado esta página como preferida y lo he twitteado a
mis seguidores!