NAA LILAAHI WA INAA ILAAHU RAAJUCUUN
EEBE KOREEYE WAXANU KA BARYAYNAA IN UU NAXARIISTIISA JANO KA WARAABIYO MARXUUNKA ADOON WANAAGSAN OO QARANKIISA U ADEEGA OO DADKA BAAHAN WAX SIIYA AYUU AHAA EE EEBOW SADAQADII UU ADOOMAHAAGA SIINAYAY UGU NAXARIISO.
MADAXWAYNAHA JAMHUURIYADA JABUUTI MUDANE ISMAIL OMAR GEELEH IYO MARWADIISA KHADRA MOHAMOUD HAID IYO GUUD AHAAN SHACABKA JAMHUURIYADA JABUUTI WAXANU LEENAHAY SAMIR IYO IIMAAN EEBE HA IDINKA SIIYO
TACSIDAN MID LA MID AH WAXANU U DIRAYNAA OORADII UU KA TAGAY MARXUUNKU, CARUURTIISII WALAALADII, QARAABADIISII IYO DHAMAAN SHAQAALIHII BANIGAGA DHEXE EE JAMHUURIYADA JABUUTI
WAXANU ILAAHAY KA TUUGAYNAA IN UU JANADII KA WARAABIYO MARXUUNKA
INAA LILAAHI WA INAA ILAAHU RAAJUCUUN
AAAMIIN AAAMIN AAAAMIN AAAMIN AAAAMIN AAAMIN
Suleiman Ismail Bolalah
Gud. Gudida Ilaalada Xuquuqda Aadamiga Geeska Afrika (HORN-WATCH)
No comments:
Post a Comment
Horn-Watch welcomes your comment