Akhirtayaasha sharafta lahoow waxaan idiin soo
gudbinaynaa 10 ka xayawaan ee janada galaya sida ay diiinta islaamku inoo
sheegtay.
Diinta islaamka waa diin qaali ah wana diin guda wayn
wana tiin anan katagin waxii lasoo dhafay iyo waxa hada taagaan iyo waxsa soo
socda toona waxa uuna Ilahay SWC ku cadeeyay kitaabka qur’aanka Kariimka ah
ayada kujirta suuratul-ancaam aayada 38 aad ee safxada 5 aad taas oo ilahay ku
cadeeyay in uusan kitaabka qur’aanka ah aduunka kaga tagin waxba oo dhamaan
waxii hore iyo waxa hada joogaba iyo waxa soo socda ay kujiraan .
Hadaba warbaahinta Danwaanews.com waxay idiin soo
gubinaysaa 10ka xawayaan ee janada galaya kuwaas oo aan ku sheegi dooni mid waliba
magaciisa iyo meesha uu ku arooro
1.
Hashii
Nabi Salah Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaatee
Waxaa wax laga xishoodo oo ceeb ah in ay hal geel ah ay
jano gasha ninkii raacayayna uu naar galo taas micnaheedu adoonka alle waxa u
ku casayay allihi uumay oo ma uusan fulinin awaamirtii uu dul dhigay .
2.
Dibigii
Nabi Ibrahim Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaatee
Dibigii uu Nabi Ibrahim u qalay martidii rususha ahayd
xiligii ay oogu bisharaynayeen ismaciil xili uu Nabi Ibrahim ahaa wayeel da’ay
soo food saartay.
3.
Wankii
Nabi ismaaciil Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaatee
4.
Sicii
Nabi Muuse Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaatee
Sicii Nabi Muse ee suurada dhan ee Al-baqara loogu magaca
daray
5.
Xuudkii
Nabi Yuusni Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaatee
Waxa kamid ah Xuutkii Nabi yuunis Liqay markii uu bada
kudhacay
6.
Dameerkii
Nabi Caziiz Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaatee
Dameerkii Nabi Caziir Csw
oo ay qisadiisu kujirto Suurada Al-Baqara Qisada Caziiz insha allah waan
idiin soo gudbin doonaa insha allah
7.
Qudhaan
jadii Nabi Muuse Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaatee
Qudhaan jadii Nabi Muuse ka qoslisay kadib markii ay
kusoo baxeen sulaymaan iyo junuudiisii qudhanjadan oo godadkeedii kasoo baxday
ayaa waxa uu maqalay nabi suleymaan iyada oo leh “qudhaan jooy godadkiina
kunoqda yaysan idin bur burinin sulaymaan iyo junuudiise kadibna nabi muuse waa
uu dhoola cadeeyay
8.
Hud-hudkii
Balqiisa
Hud-hud kan waxa uu kamid ahaa adeegayashii Nabi
suleeymaan CSW oo alle uu u sahlay u adeegida xayawaanaadka waxa uuna ahaa hud
hudkan shinbirkii soo arkay dowaladii ay xukuntay Balqiiso oo xiligaas ahayd
qoom Caabuda Qoraxada Hud-hud waxa uu kamid ahaa xayawaanaadkii uu Nabi
Sulemaynaa CSW u dhaartay in uu gowrici doono ama uu six un u ciqaabi doono
hadii uu war sax ah keeni wayay ama uu sheegi waayo meesha uu kumaqnaa ma uusan
ogayn lakiin nasiib wanaag Hud-hud waxa uu keenay war wanaagsan kaas oo ahaa in
uu soo arkay Balqiiso iyo qoomkeedii.
9.
Aygii
As-xaabul Kahfiga
Aygii wehelinayay As-xaabul Kahfigii loogu magic daray
suratul Kahfi qisada Asxaabul kah fi way dheertahay hadii uu alle idmo waan
idiin soo gudbin doonaa insha allah.
10.
Hashii
Nabigeena Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaatee
Hasha Nabigeenii Nabi Muhamed: N.N.D Hashii nabigeena
waxay ahayd hasha uu gaadiidka ka dhigan jiray waxaana lagu magacaabi jiray
Qaswaa.
Insh allaah waxaan idiin soo gudbin doonaa xawaan kaste
qisadiisii oo dhamaystiran hadii uu alle noo ogalaado
Abdirashiid Abdulahi Ahmed (dhanaane)
Email Dhanaane22@hotmail.com
Mansha allah
ReplyDeleteyou are an excellent webmaster. Website loading speed
ReplyDeleteIt is fantastic. It feels like every trick you do is unique.
In addition, the content is simply amazing. you did
a great job on this topic!
imyfone d back
spotify premium crack
fotojet designer crack latest
ntlite crack
r studio crack
smart defrag portable crack
kiwi for gmail crack
portraitpro crack
euro truck simulator 2 crack
M.a
ReplyDeleteAllha kubarakeeyo
ReplyDelete