Search This Blog

Tuesday, January 22, 2013

MADAXWAYNE KA SAAR MADAXDA AAD U DIRTAY SAYLAC ABIID DIIRIYE NUUR (IABIID TIMACAD)

ABIID TIMACAD, WAXAA UU WADANKA KU LEEYAHAY SUMCAD IYO SHARAF LAKIN WAXAAD KU  SHAANBADAYSAY, ARINKII WAXSHINIMADA AHAA EE SEEMAAL, KAAS OO UU BARI KA AHAA,
MARKII DANBANA AANAD WAX CADAYN AH SOO BANDHIGIN.


SI KASTA HA AHAATEE ARINTA SAYLAC WAXAY U BAAHAN TAHAY INAAD U DIRTO CUQAAL IYO CULIMADA DALKA IYO SIYAASIYIIN  KASOO JEEDO GOBOLADA KALE EE DALKA.

MAAHA INAAD HOR GAYSO MUUSE BIIXI, OO LA YAQAANO HADALADISII TURXAANTA BADNAA, IYO ABIIB DIIRIYE OO AAD KU QANCISAY WAX MA GARATADA KANAA KA DANBEEYAY  KADIBNA ISKA SII DAYSAY, SI BILAA NAXARIISANA ULA DHAQANTAY, ILAAHAY AYAAN KA BARYAYA INUU ILAHAY NABAD WAARTA KALA DHAX DHIGO NABAD DADKA WALAALAHA AH.

mustafa abdulahi xidig
mustafexidig@hotmail.com

No comments: