TACSI KU SOCOTA MADAXWAYNAHA JAMHUURIYADA JABUUTI, MUD. ISMAIL OMAR GAULLEH, MARWADIISA MARWO KHADRA MOHAMOUD HAID IYO GUUD AHAAN SHACABKA JAMHUURIYADA JABUUTI.
Anigoo ku hadlaya magaca dhamaan Maamulka iyo xubnaha Gudiga Ilaalada Xuquuqda Aadamiga Geeska Afrika ee HORN WATCH guud ahaan Shacabka Jamhuuriyada Jabuuti waxanu la qaybsanaynaa tiiraanyada geerida naxdinta leh ee ku timid Gudoomiyihii Baanka Dhexe ee Dalka Djibouti Jama Mohamoud Haid.
EEBE KOREEYE WAXANU KA BARYAYNAA IN UU NAXARIISTIISA JANO KA WARAABIYO MARXUUNKA ADOON WANAAGSAN OO QARANKIISA U ADEEGA OO DADKA BAAHAN WAX SIIYA AYUU AHAA EE EEBOW SADAQADII UU ADOOMAHAAGA SIINAYAY UGU NAXARIISO.
MADAXWAYNAHA JAMHUURIYADA JABUUTI MUDANE ISMAIL OMAR GEELEH IYO MARWADIISA KHADRA MOHAMOUD HAID IYO GUUD AHAAN SHACABKA JAMHUURIYADA JABUUTI WAXANU LEENAHAY SAMIR IYO IIMAAN EEBE HA IDINKA SIIYO
TACSIDAN MID LA MID AH WAXANU U DIRAYNAA OORADII UU KA TAGAY MARXUUNKU, CARUURTIISII WALAALADII, QARAABADIISII IYO DHAMAAN SHAQAALIHII BANIGAGA DHEXE EE JAMHUURIYADA JABUUTI
WAXANU ILAAHAY KA TUUGAYNAA IN UU JANADII KA WARAABIYO MARXUUNKA
INAA LILAAHI WA INAA ILAAHU RAAJUCUUN
AAAMIIN AAAMIN AAAAMIN AAAMIN AAAAMIN AAAMIN
Suleiman Ismail Bolalah
Gud. Gudida Ilaalada Xuquuqda Aadamiga Geeska Afrika (HORN-WATCH)
No comments:
Post a Comment
Horn-Watch welcomes your comment