Search This Blog

Monday, January 7, 2013

Somalia’s literary lessons on education: More teachers, classrooms and jobs

Caroline Kende-Robb and Nuruddin Farah   



In an ancient Somali poem, Coldiid is a wise warrior who rejects all forms of violence. Mocked at first by his peers, he eventually shows them that violence is not a way to earn respect or love.


This story may be lost on many of today’s Somali warriors, because so few of them will have any education — yet another brutal consequence of instability in Somalia that has been dragging on for more than 20 years. 

Africa’s conflicts remain a key obstacle to education and a better start in life for millions of African children. But away from the Somali and other conflicts, Africa has made major progress. 

The recently held Kwani LitFest 2012 was a great example of the Horn’s impressive cultural legacies and it proved that we can take some comfort that all across Africa, millions more children are going to primary school and dropout rates have tumbled.

The ability to read and write means the ability to buy and sell, to trade and make a living. An additional year of school in a poor country, for instance, has the potential to increase a person’s income by ten per cent.

Education is the best possible opportunity of securing decent work.

To our north and west, the lack of jobs, justice, and equity prompted popular uprisings all across the Middle East. If Africa is to avoid the same fate, then we must do all that we can to keep youth unemployment down. 

But with the world’s fastest growing populations, governments and societies face a real challenge to create jobs fast enough.  

Our continent’s rapid population boom means that by 2020, Africa’s population of 15-24 year olds will rise from 172 million to 246 million. Africa must create another 74 million jobs in order to prevent youth unemployment from rising.

Africa may have some of the fastest growing economies in the world, but growth — especially when generated by oil and mining — does not automatically translate into jobs. 

Some analysts say that if we can persuade them to invest in Africa, manufacturing industries offer good hope for job creation in Africa. Africa is more connected with the world than ever before. But this is a highly competitive world. Our workforces must be better educated to be competitive. 

To be sure, Africa has seen an increase in primary school enrolment from 60 per cent in 2000 to 76 per cent in 2009, and reduction in school dropout from 42 million to 30 million within the same period.

Much as the continent must raise its education standards, existing analyses suggest we are way off track. By 2025, a decade after the MDG target date for universal primary education, Africa will still have 17 million children out of school, according to a recent report by the Africa Progress Panel. 

And millions of African children are still emerging from primary school lacking the basic skills in literacy and numeracy.

Gloomy stuff, but then some African countries have made extraordinary progress with their education.

 

Ciidamadda Booliska Burco oo Hal nin ku Dilay kadib markii ay Rasaas ku fureen Baabuur Khamri Siday oo uu Saaraa!!!

Wariyaha Gobolka Togdheer ee Waaheen ayaa sheegay in goor dhaweyd ay Ciidamadda Booliska Magalada  Burco ay   Toogteen gaadhi siday khamri isla markana waxay ku toogteen mid ka mid aha kooxadii wadatay.Wariyuhu wuxu intaasi ku darayaa in ay boolisku qabteen gaadhiga iyo kooxdii wasatay.
Ma ah markii ugu horeysay ee Ciidamada Gobolka Togdheer ay soo qabqabtan dad si sharcidarro ah Maandooriyaha  ku soo galinaya Somaliland.

Iyada oo Bilihii ugu danbeysay ay hawlagalo ciidamada Somaliland ku qaadeen dadka sida sharcidarada uga ganacsada Maandooriyaha ee Dalka soo galiya, iyada oo dhawaana Ciidamada Booliska ee Burco iyo hargeysa Gubeen Khamri badan oo ay soo qabteen.

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo xidhay Ganacsade Maxamed Dable oo leh Wershadaha Raaxo

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soma,iland Maxamed Nuur Carraale Duur ayaa Xabsiga Dhigay Ganacsade Maxamed Dable oo leh Wershada Raaxo oo ka kooban afar Wershadood oo soo saara Buushka, Balastic, Karaatoonta iyo caagada.

Xadhiga Ganacsade Maxamed Dable ayaa la sheegay inuu ka dhashay Kaftan ay isku weydaarsadeen isaga iyo Wasiir Duur Hotelka Maan soor oo ay xalay ku wada cawaynayeen, waxaaa la sheegay in uu kaftnakaasi ka xumaaday, kadib markii ay kala aragti ka noqdeen qaabka ay xukuumaddu Dalka u maamusho.

Ilo wareedyo xogogaal ah ayaa Waaheen u xaqiiyay inay Ciidamo Booliis ahi ka qabteen Ganacsade Maxmed Dable isla Hotelka Man soor, kadib sida ay sheegeen ilo wareedyadaasi markii uu Wasiir Duur Telefoon kula hadlay Taliyaha Booliiska Qaybta Galbeed, kaasoo ciidan dul keenay Ganacsadaha.

Ganacsade Maxamed Dable ayaa ku xidhan Saldhiga Degmadda Ibraahim Kood buur, halkaas oo uu xalay u hoyday.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo aanu isku daynay inaanu xadhiga Ganacsadaha wax ka weydiino ayaa naga qaban waayay Telefoonkiisa.

Short URL: http://waaheen.com/?p=56843

Gawaadhida Jaadka oo Rasaas Ooda kaga Qaaday Kastamka Caynaba kuna Dhaawac ay Taliyaha Kastamka iyo Afar Askari

Rag hubaysan oo saaran gawaadhida shirkada jaadka 571 ee Ina Afdiinle ayaa rasaas ooda kaga qaaday Kastamka magaaladda Caynaba, waxana ku dhaawacmay Taliyihii Saldhiga Booliska Degmada Caynabo Saleebaan Maxamed 'Gorayo eri', Darawalkii Duqa magaalada Caynabo Cilmi Baaruud iyo 2 askari oo kale.

 Wararku waxay intaa ku darayaan in Maamulaha Kastamka Caynabo uu isagana dhaawac ka soo gaadhay shil baabuur ka dib markii uu isku dayey inuu baabuurkiisa ku eryado baarbuurka jaadka ee falka gaystay balse uu la gadoomay baabuurkii uu watay.

Dhacdadan ayaa sida wararku sheegayaan ka dhalatay ka dib markii cashuurta qaadka la kordhiyey, balse ay ka dhaga-adaygeen baabuurta jaadku inay bixiyaan, taasina ay keentay inay xoog ku jiidhaan isla markaana ay rasaas ooda kaga qaadaan kastamka Magaaladda Caynabo. 

Dhinaca kale, taliyaha Kastamka oo gaadhi ka daba kaxaystay si uu u baacsado baabuurta qaadka ayaa isna gaadhigiisii la gadoomay, dhawaacna uu ka soo gaadhay shilkaasi.

Askar Booliis ah Oo Badhtamaha Laascaanood Ku Dhaawacay Nin Ganacsade Ah iyo Haweenay iyo Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo gaadhay

Laascaanood – Koox dablay hubaysan ah ayaa shalay subaxdii badhtamaha Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ee Somaliland ku toogtay nin ganacsade ah.

Ninkan ganacsada ah oo ka mid ah ganacsada caanka ah Gobolka Sool, ayaa waxa kooxdani ku wareereen badhtamaha Laascaanood oo marayey, waxayna sida wararku sheegeen ay rasaastu kaga dhacday Madaxa iyo Laabta, inkasta oo aan xaaladiisa caafimaad aan laga dayrinayn.

Ganacsadahan oo Lagu Magacaabo Axmed Cabdi Timir, ayaa sida goob-joogayaal sheegeen in kooxdii weerartay ay markiiba halkaasi ka baxsadeen, iyadda oo markaa ka dib dhaawaca ninkan ganacsadaha la gaadhsiiyay cisbitaala guud ee Magaalada Laascaanood.

Shaqaalaha caafimaadka ee cisbitaalka ayaa Hiiraan Online u sheegay sidan “Xaaladad ganacsadaha waa wanaagsan tahay, xabbadihii madaxa kaga dhacayna uma gudbin maskaxda, waxaana socda baadhitaanno lagu sameynayo rasaastii kaga dhacday laabta” ayay tidhi Roodo Nuur Gadhle oo ka mid ah kaaliyeyaasha cisbitaalka Laascaanood.

Ciidamada booliska Laascaanood ayaa sheegay inay ku daba-jiraan kooxihii falkaas geystey iyadoo askariga ka mid ah ciidamada booliiska uu sheegay in la garanayo haybta ragga dilka geystay.

Weerarkan lagu dhaawacay gancsadaha ayaa u muuqday weerar qorsheysan, iyadda oo weerar habeen hore lagu qaaday gurigiisa lagu dhaawacay xaaska nin ay wallaalo yihiin ganacsadahan.

Dhanka kale, maamulka Gobolka Sool ayaan ilaa hadda ka hadal arintan.

Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Somaliland C/risaaq Khaliif ayaa isla xalayba gaadhay magaaladda Laascaanood si ay wax uga qabtaan Xiisad ka dhalatay falka ay Boolisku ku kaceen oo Laascaanood ka abuurtay inay laba Beelood kala saftaan

Sunday, January 6, 2013

“Somaliland has demonstrated its capacity to develop and consolidate its democratic, economic and administrative structures over more than twenty years and create a sustainable democratic process” - EU Strategy for the Horn of Africa latest Report said

December 10, 2012


The European Parliament adopted EU Strategy for the Horn of Africa on 10 December 2012 and notes that Somaliland has so far been very successful in consolidating security and stability on its territory and in cooperating in the fight against piracy and terrorism; expresses concern, however, that should Al-Shabaab regroup in its mountainous border regions, Somaliland may become vulnerable; stresses,



67. Underlines the very positive example of Somaliland, which has demonstrated its capacity to develop and consolidate its democratic, economic and administrative structures over more than twenty years and create a sustainable democratic process; notes that Somaliland has so far been very successful in consolidating security and stability on its territory and in cooperating in the fight against piracy and terrorism; expresses concern, however, that should Al-Shabaab regroup in its mountainous border regions, Somaliland may become vulnerable; stresses, therefore, that it is essential to support Somaliland in the fight against terrorism, including such measures as promoting economic diversification and building capacity for youth employment in order to curtail recruitment amongst the young; points out the importance for Somaliland of promoting economic and social development in the region as a way to counter the radicalisation of areas of instability on its territory; calls on the Commission and the EEAS to support Somaliland in enhancing its development prospects and promoting its economic and social stability; stresses that in the quest for a solution for the long-term stability and security of Somalia it is important to evaluate the positive example of Somaliland’s stability;


68. Welcomes the strong statement of support for the new federal institutions of Somalia made by the HR/VP at the UN General Assembly Mini-Summit on Somalia held in New York and, in particular, her commitment to a four-year process of consolidation of the new federal institutions and regional administrations, as well as to an international conference on Somalia in 2013; calls on Somaliland and the other federal entities to play a full and supportive role in negotiating their legal and political relationship with the new federal institutions in Somalia, with a view to achieving a sustainable, stable and prosperous Somali federal state;



source: http://www.europarl.europa.eu/sides/getDoc.do?type=REPORT&reference=A7-2012-0408&language=EN

Rochester Hills Company expands into the Horn of Africa



January 5, 2013
By: Richard Weaver

PAT USA of Rochester Hills, MI announced yesterday they are in the final stages of opening a branch office in Djibouti, one of the four countries that make up the Horn of Africa.

Djibouti, slightly smaller than Massachusetts, occupies a strategic geographic location at the mouth of the Red Sea and serves as an important transshipment location for goods entering and leaving the east African highlands. The country is also the terminus of rail traffic into Ethiopia and hosts the only US military base in sub-Saharan Africa; Camp Lemonnier.

This facility is located near the Djibouti airport and the Djiboutian government is allowing the United States to use the base for demining, humanitarian, and counter-terrorism efforts. From design/build construction projects on the base to the installation of solar panels and power plants; many American companies who are doing work in Djibouti are mainly working at Camp Lemonnier. However, that is the difference between every other American company and PAT USA.

“We are seeking to work with Djibouti to establish infrastructure improvements to support the country’s income and population growth,” said Rick Weaver, Vice President of PAT. After traveling to Djibouti in mid-2012 and researching the country, PAT is extremely intent on capitalizing on the country’s growth potential; especially seeing that Djibouti’s GDP growth shot up from 3.5% in 2010 to 4.8% in 2012 (International Monetary Fund (IMF) - World Economic Outlook April 2012).

PAT USA, Inc. is one of several companies that form the PAT Group of international Engineering, Procurement, Integration and Commissioning (EPIC) construction companies. PAT is continuously expanding to new countries and cities throughout the world and achieving


View Video: http://grab-media.com/premium-videos/4779814

Dagaal Saaka ka Qarxay Agagaarka magaalada Boosaaso oo u dhexeeya Ciidamada Maamul goboleedka Puntland iyo Dagaalyahanka Al-Shabaab



Wararka naga soo gaadhay magaalada Boosaaso ee Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya in uu ka bilaabmay dagaal xoogani Buuraha Galgala oo dhawr Kiiloomitir u jira magaalada xeebeeda Boosaaso  dagaal oo ah mid aad u xoogan oo la isku adeegsanayo hubka culculus. 


Warku wuxuu intaa ku darayaa in Dagaalka u dhaxeeyo ciidamada maamul goboleedka Puntland iyo dagaalyahanada Al-Shabaab oo fadhiisimo ku leh halkaasi.

Ciidamada Puntland ayaa la sheegayaa in ay iyagu bilaabeen dagaalka kadib markii ay weerareen fadhiisimada dagaalyahanka Al Shabaab ay ku leeyihiin Buuraha Gal-Gala. 




Lama Oga qasaaraha rasmiga ah ee dagaalka oo wali soconaya, waxaana dagaalkan uu daba socdaa dagaalo waayadan ka jiray deegaanada Gal-Gala.

Laba Ciidan Beeleed oo qarqarka u saaran in ay ku dagalaamaan gacan ku haynta Degmada Saylac

Wararka naga soo gaadhayay Xalay Degmadda Saylac ayaa sheegaya in laba Ciidan Beeleed oo ka kala tirsan Beelaha Ciise iyo Samaroon ay isku Urursadeen Deegaamadda Degmadda Saylac ee Bariisle iyo Fiqi Aadan oo ka tirsan Gobolka Salal.Sida uu ku soo waramayo Wariyaha Gobolkaasi mid ka mid ah Ciidan Beeleedyadaasi waxa uu sheegay shalay inay u tageen Badhasaabka Gobolka Salal iyo Taliayaha Qaybta Booliiska balse waxa ay ku guul daraysteen inay kala kaxeeyaan Ciidan Beeleedkaasi oo degay buurta u dhaw Bariisle.

Sidoo kale waxa uu sheegay Ciidan Beeleedka kale ee ka soo jeeda Beesha Samaroon in ay iyana shaly galab isa soo urursadeen oo ay degeen Duleedka tuuladda Fiqi fuliye, kuwaasoo difaac ka galay balse labada dhinac ilaa hada mid kood-na ma uu samayn wax talaabo ah.Xaalada Deegaanka Saylac ayaa u muuqda mid kacsan oo aanay Xukuumaddu ilaa hada wax xal ah u haynin, waxaanay ilo wareedyo u dhaw Xukuumaddu Waaheen u sheegeen in Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale Duur Madaxtooyadda ku war geliyay in dhakhso wax looga qabto, hase yeeshee wax talaabo ah oo ilaa hada la qaaday ma jirto.

Somalia: State Dept. On U.S. As 2013 Chair of Counter-Piracy Contact Group

press release

In 2013, the United States will chair the Contact Group on Piracy off the Coast of Somalia, a partnership of nearly 80 countries and international organizations that has been working since 2009 to turn the tide on maritime crime along one of the world's busiest shipping corridors.

In a communiqué following their December 11, 2012 meeting in New York, the Contact Group noted continued significant reductions in attacks and hijackings and called for a renewed international commitment to combating piracy through military, law enforcement, and development activities. Among its recommendations, the Contact Group:

- Stressed the need for greater cooperation between all stakeholders, including states, relevant organizations, and the private sector for the prosecution of pirates, as well as for the liberation of seafarers from pirate captivity.

- Called on Somali authorities to develop a detailed maritime security strategy to facilitate close cooperation with the international community to disrupt and counter pirate activity.

- Underlined the need to maintain present levels of operational activity, coordination and force generation in order to keep pressure on pirates and consolidate recent gains.

- Recognized the need to strengthen mechanisms to prosecute pirates apprehended off the coast of Somalia and reiterated the urgent need to investigate and prosecute anyone who incites or intentionally facilitates piracy operations.

- Noted the importance of ongoing work to dismantle piracy networks, with particular focus on the leaders, financers and enablers of piracy.

Full text of the Contact Group's communiqué is available on the Department of State website at: http://www.state.gov/t/pm/rls/othr/misc/202270.htm.

Boolis Ku Labisan Dharka Dhakhaatiirta oo Baadhaya Heerka Wacyiga Dadka

Ciidamadda Booliska ee dalka Turkiga ayaa xidhay, iyagoo iska dhigaya dhakhaatiir, koodhadh cadcad iyo sameecadaha dhagaha, ka dibna garaacayey guryaha dadka shacabka ah si ay u wacyi-galiyaan dadka.




Booliskan dhakhaatiirta iska dhigayey ayaa u sheegayay dadka inay ka baadhayaan dhiig-karka ka dibna waxay u siinayeen kiniin. Waxaana ka yaabiyey Booliskii markii 86 guri oo ka mid ahaa 100 guri oo ay booqdeen dadkii ku noolaa ay liqeen kiniinkii ay siiyeen. Ka dibna waxay dib ugu soo laabteen isla guryahii waxaanay dadka ka wacyigaliyeen inay feejignaan dheeraad ah falalka noocan oo kale ah u yeeshaan.

Kiniinaddan ay boolisku bixiyeen ayaa ahaa kuwo aan wax dhibaato ah lahayn. Waxaanay sheegeen boolisku inay tallaabadan ay qaadeen ee wacyi-galinta ah ay ka danbaysay markii ay soo baxeen kooxo tuugo ah oo dadka guryaha ku garaacaya, oo iska dhigaya dhakhaatiir dawladda ka socota, oo dadka guriga ku nool siinaya kiniino xoogan oo seexiya, ka dibna dhacaya oo raranaya dhammaan waxa guriga yaala oo dhan.

Isla talaabadan oo kale ayay ciidamadda Booliska Turkigu ka sameeyeen gobolo kala duwan oo dalkaasi ku yaala si ay dadka uga wacyigaliyaan tabaha ay la imanayaan tuugadda tallaabooyinka noocan oo kale ah adeegsanaya.

Munaasibad uu xilka uu kula wareegayey Maayarka cusub ee Caasimada Hargeysa Eng.Yusuf Warsame Siciid

Munaasibad uu xilka uu kula wareegayey Maayarka cusub ee Caasimada Hargeysa Eng.Yusuf Warsame Siciid, ayaa maanta lagu qabtay Maglada Hargeysa gaar ahaan Hoolka Shaqalaha.

Munaasibadan oo si qurux badan loo soo Agaasimey ayaa wax ka soo qaybgalay Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxmaed Nuur Caraale Duur, wasiirka Cadaalada Xusseen, Guddomiye kuxigeenka koowad maxamed kaahin, wasiirka diinta iyo awqaafta Sheekh khaliil, maariyaha waakalada Biyaha, qaar ka mid ah maayiradii soo maray hargeysa, saladiin, aqoonayahano haween, dhalinayro, iyo Xildhibaanda Golaha deeganka ee la doortay.



Ugu Horeyan wax halkasi ka hadlay Badhsaabka Gobolka Maroodijeex Xamarji iyo Mareyaha wakalada Biyaha Hargeysa Ibraahin siyaad yoonis waxay illahay uga baryeen in uu xilkaasi loo dhibay maayirka iyo maayir ku-xigeenka ku asturo.

Wax kale oo iyaguna halkaasi ka hadlay Marwo Adna A
adan iyo wasiirka Cadaalada Xusseen Axmed Caydiid waxayna dardaaran u jeediyeen Xogaanka Cusub ee xilka lagu wareejiyey iyo Xildhibaanada kale ee golaha ka tirsan waxay xuseen in caasimada hargeysa oo baahiyo badan qaabta ay sugayso.




Maxamed Kaahin oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye ayaa ka
hadlay isaguna madashaasi waxanu hambalyo u diray maayarka cusub iyo golaha deegaanka ee caasimad kuwaas oo uu sheegay in looga fadhiyo sidii ay gudan lahaayeen xilka loo igmaday.

Maayarkii hore ee caasimada Hargeysa Eng:Xuseen Maxamuud Jiciir oo ka hadlay munaasibadan ayaa sheegay in mudadii uu xilka maayarka caasimada hayey ay u qabsoomeen waxqabadyo badan kuwaas oo uu tilmamaay inay u hir galeen sidii loogu tala galay, waxanu hoosta ka xariiqay in muddadii 10sanno ee xilka ay hayeen Shan sanno ay muran kaga dhamatay lakiin shantii sanno ee kale wax qabteen, waxanu tilmaamay in wadooyin badan ay ka hirgaliyee magalada hargeysa, bilicda magaladan ay hagaajiyeen, isaga oo sheegay in magaalooyin badan hargeysa la mataaneeyeen.

Maayirka Cusub ee Magalada Hargeysa.Eng. yusuf warsame Siciid oo ka hadlay munaasibadaasi ayaa balan qaaday in ay u qorshaysan tahay in ay wax badan qabtaan.

Wasiirka arimaha gudaha Maxamed Nuur Caraale Duur oo isaguna ka hadlay munaasibadan ayaa sheegay in maayarka cusub looga fadhiyo wax qabad, waxanu tilaamay in wax badan ay wasarada arrimaha guduhu la qaban doonto.





Somaliland and Somalia: Foreign Ministers in London







On Thursday, Somalia's Foreign Minister Fowzia Yusuf Adam met with UK's Foreign Secretary, William Hague.

Somalia's Foreign Minister Fowzia Yusuf Adam
It was Minister's first visit to the UK in her new role. Speaking after the meeting, Mr. Hague, said Somalia had made tangible progress in recent months, both politically, following the end of the transitional period, and in improving security, with Al-Shabaab pushed out of major towns. It was, he said, critical that this momentum continued. Somalia's Foreign Minister outlined the Somali government's plans to tackle the challenges ahead including improving security, increasing access to justice, transparent financial management, political reconciliation and economic development.

Somaliland's Minister of Foreign Affairs, Dr. Mohamed Omar met with the UK Minister of Africa, Mark Simmonds, at the Foreign and Commonwealth Office
Also on Thursday, Somaliland's Minister of Foreign Affairs, Dr. Mohamed Omar met with the UK Minister of Africa, Mark Simmonds, at the Foreign and Commonwealth Office. Dr. Omar briefed Mr. Simmonds on Somaliland's recent local elections, and thanked the Minister for the assistance the UK is providing to Somaliland, its help with the security sector, and its support for the elections.

Dr. Omar said Somaliland was ready to resume talks with Somalia now that President Hassan Sheikh Mohamud had established his new government in Mogadishu. Mr. Simmonds confirmed Britain's commitment to support Somaliland development and democratic achievements and said the UK would be happy to facilitate dialogue between Somaliland and Somalia when the two sides are ready to resume talks.

Army plans to shift troops to U.S. Africa Command Aims for quick crisis response

By Kristina WongThe Washington Times                                Sunday, December 23, 2012



U.S. Africa Command, the military’s newest regional force, will have more troops available early next year as the Pentagon winds down from two ground wars over the past decade, Gen. Raymond T. Odierno, Army chief of staff, told The Washington Times.

[Paragraph updated 12/27/12 to clarify the size and timeline of troop deployments:] As part of Gen. Odierno’s Regionally Aligned Forces concept, small teams of soldiers, eventually totaling about 1,200 troops, will begin deploying to Africa in March in an effort to place troops strategically around the globe to respond quickly to sudden challenges in hot spots such as Libya and to develop ties with the people and officials in host countries.

“In the past, we just said, ‘Hey, if you need us, call us and we’ll be there,’ but now it’s much more specific.” — Gen. Raymond T. Odierno, Army chief of staff (Barbara L. Salisbury/The Washington Times)
“It’s about us moving towards a scalable, tailorable capability t to shape the environment they’re working in, doing a variety of tasks from building partner capability to engagement, to multilateral training to bilateral training to actual deployment of forces, if necessary,” Gen. Odierno said in an interview.

Amid budget cuts and with President Obama’s new military strategy downplaying the chances of another major land war, the Army has sought to maintain its relevance among admirals and generals in the Pacific, the Middle East and North Africa — likely places for the next flash point. When terrorists attacked the U.S. Consulate in Benghazi, Libya, on Sept. 11, no U.S. troops were close enough to help.

Gen. Odierno, the Army’s 38th chief of staff, said the idea for the Regionally Aligned Forces came to him during his tours of duty as the top U.S. commander in Iraq and as the commander of U.S. Joint Forces. He realized then that combatant commanders — the generals and admirals conducting foreign operations — wanted better-defined support for their missions and were not getting it from the Army because it was engaged in Iraq and Afghanistan.

Under the Regionally Aligned Forces plan, brigades will be designated to geographic combatant commands to develop regional expertise and conversational language skills, as well as prepare for and conduct different-sized missions ranging from training host nation forces to field operations.

“In the past, we just said, ‘Hey, if you need us, call us and we’ll be there,’ but now it’s much more specific,” Gen. Odierno said. “It’s much more detailed, which gives more confidence to the combatant commanders that, in fact, the people they get will understand their area, will be understanding of the culture, of the physical terrain, of the virtual terrain, of the human terrain that they’ll have to operate in. I think that makes a big difference.”

Ready, responsive
Beginning in March, small teams of soldiers from the 2nd Heavy Brigade Combat Team, 1st Infantry Division, based in Fort Riley, Kan., will conduct at least 108 missions in at least 34 countries in Africa through mid-2014.




The missions could include humanitarian assistance and disaster relief, training host-nation forces in marksmanship, first aid and other skills, and conducting military exercises. To prepare for these missions, soldiers are studying the regions and cultures of countries where they will deploy, and learning Arabic, Swahili, French and Portuguese.

According to the Combat Team’s commander, Col. Jeff Broadwater, the brigade will not deploy as a whole, but as smaller units to carry out the missions, some of which will last as short as a week and others as long as a month.

All missions will be conducted at the request of the host nation and will be coordinated with Africa Command and the State Department, Col. Broadwater said.

Gen. Odierno said the Regionally Aligned Forces concept fulfills the new defense strategy, which calls for more engagement with U.S. partners around the world. It also provides a way for seasoned soldiers to practice skills learned from a decade of war-fighting and for recruits to experience new opportunities around the world.

A key requirement is the Army’s readiness for every conceivable type of situation, such as the consulate attack in Benghazi, said British Col. James Learmont, an exchange officer working on the Army’s concept.

“Responsiveness is a pretty key component of this because everybody wants us to be more responsive — in other words, quicker,” Col. Learmont said in a separate interview.

Gen. Odierno concurred.
“Complexity of the world is changing by the minute. A lot of it has to do with how quickly information is proliferated around the world. It has an impact on many different nations, especially those that don’t have confidence in their governments,” the Army chief of staff said.

“So what’s happening is you’re finding that we have to be prepared to react to many small-scale potential contingencies, and so by aligning ourselves with combatant commands, it gives them more capability capacity and the ability to respond quicker.”

‘A test case’
Col. Learmont, the British exchange officer, said most of the missions will consist of training, not operational, tasks. But “if their combatant commander does require something that falls into the operational bandwagon, then we have the facilities to react to that with the approval of the secretary of defense and the Joint Staff,” he added.

Gen. Odierno said U.S. soldiers could be involved in direct-action operations but noted that their main purpose is to help host nations develop capabilities to handle their own issues, whether it’s terrorism or local conflicts.

There is no shortage of conflict in Africa, what with Islamic extremists increasing their activities in North Africa, ongoing instability in Libya, militant uprisings in oil-rich Nigeria and a civil conflict in the Republic of Congo.

As the smallest of the U.S. geographic combatant commands, U.S. Africa Command, or Africom, has had no shortage of resource demands.

“I picked what I thought is an area that is growing in importance and that we have the opportunity to shape it now to prevent conflict later. So that’s why we chose Africa first as a test case,” Gen. Odierno said. “In Africom, it will give us the opportunity to provide a range of capabilities that are needed, from very small to a bit larger, so I think for us, it’s a great test for the concept to see if it works.”

Gen. Odierno envisions the Regionally Aligned Forces concept to involve the total Army force, including the Reserve, the National Guard and all military occupational specialties, including intelligence, logistics, network support and engineering, and will be broadened to include the U.S. Special Operations Command.

“As we continue to now progress into our new strategy, we think there are a lot of links that will enable conventional forces to provide support to Special Operations Command as they continue to do counterterrorism and other missions around the world,” he said. “So we are working very closely with them to develop the criteria that would allow us then to align forces to support them as they conduct their worldwide missions.”

With regard to a smaller defense budget, Gen. Odierno said, the new concept is an “efficient and optimal use of our resources that will help us to provide security.”

“We’ll learn as we go. We have to figure out specifically how it’ll be funded, but we’ll work our way through that as we go,” he said.

Read more: http://www.washingtontimes.com/news/2012/dec/23/army-plans-to-shift-troops-to-us-africa-command/#ixzz2HEQ5Q1ab 

How does Islam relate to Christianity and Judaism?


Muslims, Christians and Jews all trace their origins to the Prophet and Patriarch Abraham and their three Prophets are direct descendants from Abraham's sons - Muhammad from the eldest, Ishmael, and Moses and Jesus from Isaac (peace be upon them all).

Muslims particularly respect and revere Jesus. They consider him one of the greatest of God's prophets and messengers. A Muslim never refers to him simply as "Jesus", but always adds the phrase "peace be upon him." The Qur'an confirms his virgin birth, and a special chapter of the Qur'an is entitled "Mary" in honor of the mother of Jesus.



Jesus was born miraculously through the same power that had brought Adan (peace be upon them both) into being without a father:

"Truly the likeness of Jesus with God is as the likeness of Adam. He created him of dust and then said to him, 'Be!' and he was." (Qur'an 3:59)

During his prophetic mission, Jesus (peace be upon him) performed many miracles. The Qur'an tells us that he said:

"I have come to you with a sign from your Lord: I make for you out of clay a figure of a bird, and breathe into it and it becomes a bird by God's leave. And I heal the blind, and the lepers, and I raise the dead by God's leave." (Qur'an 3:49)

Neither Muhammad nor Jesus (peace be upon them) came to change the basic doctrine of the belief in One God, brought by earlier prophets, but to confirm and renew it.

Saturday, January 5, 2013

Diiwaangelinta Hantida Xildhibaannada Golayaasha Degaanka Somaliland Iyo Sharciga Waajibinaya


Monday, 31 December 2012

Dalka Jamhuuriyadda Somaliland waxa ka jira sharci dhaqan-gal ah oo waajibinaya in la diiwaangeliyo hantida xildhibaannada cusub ee golayaasha degaanka si loo ogaado mudane kasta maalkiisa ka hor inta aannu bilaabin shaqada qaran ee loo doortay.

Sida ku cad Xeerka Ismaamulka Gobollada iyo Degmooyinka ee Xeer Lr. 23/2002 oo madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ku dhaqan-geliyey digreeto lambarkeedu yahay 283/2007, soona baxday 24 June 2007, waxa waajib ah in xildhibaanka goleyaasha degaanka ee la doorto muddo bil gudaheed ah lagu diiwaangeliyo hantidiisa gaar ah mood iyo noolba si loogula xisaabtamo muddada uu xilka hayo wixii ku soo kordha maalka loo diiwaangeliyey markii la soo doortay.

Qodobka 22aad ee xeerkaas oo lagu caddeeyey waajibnimada diiwaangelinta hantida xildhibaannada golaha degaanka iyo qaabka loo kaydinayo, waxa uu isagoo faahfaahsan u dhigan yahay sidan:

“Qodobka 22’aad

DIIWAANGALINTA HANTIDA MUDANAYAASHA


1. Mudanuhu wuxuu bil gudaheed marka la doorto ku diiwaangelinayaa hantida uu leeyahay mood iyo noolba.

2. Xoghayaha Fulintu wuxuu samaynayaa, ilaalinayaa, kaydinayaa diiwaanka hantida mudanayaasha.”

Ujeeddooyinka ka dambeeyey diiwaangelinta hantida mudanayaasha cusub ee degaanka, ayaa u muuqata mid lagula dagaalamayo musuqmaasuqa iyo sidii xildhibaannada looga ilaalin lahaa inay hantida ummadda boobaan, maadaama diiwaan lagu hayo mid kasta hantidiisa gaarka ah, isla markaana lagu ogaanayo maalka u soo kordha muddada uu xilka qaranka u hayo.

Dhinaca kale, waxa uu Jamhuuriya akhristayaashiisa iyo bulshada Somaliland u soo gudbinayaa qaabka loo maamulayo fadhiga u horreeya ee golaha cusub ee degaanka la doortay, habka loo dooranayo Maayirka iyo Maayir-ku-xigeenka iyo weliba doorka Wasiirka Daakhiligu ku leeyahay fadhigaas, iyadoo la raacayo Xeerka Ismaamulka Gobollada iyo Degmooyinka dalka.

Sida sharcigu dhigayo Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa ku dhawaaqaya maalinta fadhiyada golayaasha degaanka, isagoo muddo 15 maalmood gudahood ah oo ka bilaabmaysa maalinta xildhibaannada cusub la dhaariyo warbaahinta ku faafinaya furitaanka fadhiyada golayaasha degmooyinka Somaliland. Haseyeeshee, haddii wasiirku tallaabadaas ku guuldaraystana golayaashu iskood bay u kulmayaan oo fadhiyadooda u qabsanayaan.

Qodobadda 62aad iyo 63aad ee Xeerka Ismaamulka Gobollada iyo Degmooyinka, ayaa qeexaya hannaanka loogu dhawaaqayo fadhiyada golayaasha degaanka iyo qaabka loo dooranayo maayirka iyo maayir-ku-xigeenka. Labadaas qodob oo faahfaahsan waa sidan:

“Doorashada duqa iyo ku-xigeenkiisa:

Qodobka 62’aad

1. Laga bilaabo maalinta ku dhawaaqidda Maxkamdda Gobolka natiijada kama dambaysta ah ee doorashada mudanayaasha cusub, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guduhu wuxuu ku dhawaaqayaa maalinta fadhiyada golayaasha deegaannada ee demooyinka dalka ay qabsoomayso, isagoo ka baahinaya warbaahinta, (15) casho gudohood.

2. Haddii wasiirku ku dhawaaqi waayo, gole walba isaga ayaa iskii u kulmaya (10) casho gudahood oo ka dambaysa (15) casho ee hore.

3. Kulanka ugu horreeya waxa guddoominaya, isla markaana dhaarinaya Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka amma garsoore uu u igmaday oo ka tirsan kuwa gobolka iyo kuwa degmooyinka gobolkaas ka tirsan.

4. Fadhigaas lagu dhaarinayey mudanayaasha waxa guddoonka shirka lagu wareejinayaa mudanaha ugu da’da weyn, waxana lagu dooranayaa Duqa iyo ku-xigeenkiisa, iyadoo ay goob-joog ka yihiin garsoorayaashii dhaariyey.

Qodobka 63’aad

Habka doorashada duqa iyo ku-xigeenkiisa:

1. Duqa Degmada iyo ku-xigeenkiisa doorashadoodu waa keli-keli, lammaane maaha.

2. Marka la magaacabo ama uu isu sharraxo hal murrashax in loo doorto duqa amma ku-xigeenkiisa, wuxuu shirguddoonka fadhigu ku dhawaaqayaa codayntii iyo natiijadii codbixinta.

3. Marka laba murrashax amma ka badan la soo jeediyo amma ay isu taagaan in loo doorto Duqa ama ku-xigeenkiisa, habka doorashadu waxay noqonaysaa gacan-taag oo ku ansaxaysa cod hal (1) dheeri ah,” ayuu yidhi qodobku.

Friday, January 4, 2013

Cuqaasha iyo Waxgaradka Gobolka Togdheer ayaa usoo jeediyay Xisbiga mucaarirka ah ee Wadani in oo Mucaarid-nimadiisa Muujiyo


Cuqaasha iyo waxgaradka gobolka Togdheer ayaa usoo jeediyay Xisbiga mucaarirka ah ee Wadani in oo mucaarid-nimadiisa muujiyo isla markaana uu ka qaybqaato ka hortaga marxaladaha siyaasadeed ee wadanka ka jira iyo arimaha bulshada. 



Madax-dhaqameedkan ayaa sidaasi ku sheegay xaflad soo dhaweyn ah oo Xisbiga Wadani ku xusaayay xisbinimadiisa uu kaga midka noqday  Sedexda xisbi Qaran ee Somaliland usoo baxay ,taasi oo ka dhacday Hoteelka Cigaal ee magaalada Burco oo ay ka soo qaybgaleen dadweyne aad u farobadan oo ka tirsanaa  taageerayaasha xisbigaasi iyo masuuliyiintiisa  gobolka Togdheer.

Caaqil Siciid Muxumed Marti-ilaaq oo ka mid ah cuqaasha gobolka Togdheer oo xafladaasi ka hadlay ayaa waxa hadaladiisii ka mid ahaa ." Anagoo ku faraxsan guusha Xisbiga ka gaadhay doorashadii dalka ka qabsoontay ,waxa looga baahanyahay xisbigu in uu noq-do xibi mucaarid oo sheega dhaliisha jirta iyo halka ay dawladu ka qal-dantahay oo uu jawaab cad ka bixiyo si uu uga faa´idaysto oo uu dadka usoo jiito ,hadii kale Xisbiga waa laga sii soconayaa oo ma hanan karayo madaxweynanimada hadaanu waxa jira sheegin ,taasina waa xaqiiq markaa waxaanu leenahay xisbigu ha is cadeeyo ilayn waxa lagu doortay waa siyaasade ,waxa dadka lagu kala jiidanayaana waa siyaasad " Sidaasi ayuu caaqilku hadalkiisa kaga baxay.

Chief. Caaqil Cabdi Cali X.Cabile oo isna halkaasi ka hadlay ayaa yidhi. " Waxaanu idiin dooranay in aad noqotaan xisbi mucaarid ah ,oo ka hadla siyaasadaha jira iyo marxaladaha uu dalku ku jiro ,anagu madax-dhaqameed idiinmaanu dooran ,markaa waxa loo baahanyahay maadaama Xisbigi noqday xisbi Qaran in aad la jaan-qaadaan siyaasadaha socda ,iyo qaladaadka wadanka ka jira oo aydaan ka aamusin idinkoo aan cidna dhinaca saaraynin " Sidaasi ayuu Cabdi Cali yidhi waxaanu u mahad-naqay guusha uu xisbigu ka gaadhay .doorashadii wadanka ka dhacday.

Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ee gobolka Togdheer Xuseen Kaahin Xayd oo isna halkaasi ka hadlay ayaa soo dhaweeyay guusha xisbigoodu gaadhay ,waxaanu ku wargaliyay taageerayaasha Wadani ee Togdheer iyo bulshada kale-ba in Xisbiga Wadani uu yahay xisbi mucaarid ah isla markaana noqon-doono mucaarid wax dhisa oo aan waxba dumin dhaliilaha jirana uu ka hadli-doono.

Waxa kale oo iyana halkaasi ka hadlay isla markaana soo dhaweeyay guusha Xisbiga Wadani kaga midka noqday Sedexda xisbi Qaran Caaqil Maxamed Biixi ,Jaamac Sidiiq ,Cabdikariin Yuusuf Maxamed iyo marti sharaf kale kuwaasi oo dhamaantood balan-qaaday in ay taageero mugleh la garabtaaganyihiin Xisbiga Wadani..

Cilmi-badhayaal Ingiriis ah ayaa beeniyey in maadada nikotiinta ee ku jirta sigaarku ay yarayso murugada


Cilmi-badhayaal Ingiriis ah ayaa beeniyey in maadada nikotiinta ee ku jirta sigaarku ay yarayso murugada, taasoo daraasado hore sheegeen in marka qofku cadhoodu hadduu sigaar cabbo uu hoos u dhacayo heer kulka dhiiggiisa ee cadhada sababay. 


Saynisyahannadan oo cabbiraad ku sameeyey 500 qof oo dadka sigaarka aadka u cabba ah, kuwaasoo ku jiray xaalad cadho, isla markaana waqtigaassigaar cabbayey, ayaa lagu ogaaday inaan cadhadoodu hoos u dhicin, sidoo kalena kor aanay u kicin.

Shantii qofba mid ka mid ah dadka tijaabada lagu sameeyey, ayaa sheegay inuu sigaar badan cabbo marka uu cadhoodo, taasina aanay waxba ka dejin, balse naftiisa ku samirsiiyo.

Dadka cilmi-baadhistan ka qaybgalay oo waqtigii la tijaabada lagu sameeyey aad u cabbi jiray sigaarka, ayaa la xaqiijiyey in murugadu aad ugu badan tahay, laakiin lix bilood kadib oo ay badankoodu qiijintii sigaarka joojiyeen ay sidii hore ka farxad bateen.
Cilmi-baadhistan oo ay si gaar ah u hirgeliyeen khubaro ka kala socday jaamcadaha Oxford iyo King?s College London ayaa lagu yidhi; ?Rumaysnaanta in sigaarku yareeyo murugada waa wax jiray, balse waa shay aad u khaldan oo aan waxba ka jirin, waxana dhab ah in sigaarku kor u qaado murugada iyo cadhada, waana in dadka sigaarka cabbaa sidaas la socdaan.?

Daraasaddu waxay intaa ku dartay in dhibta ugu badan ay la soo daristo dadka iyagu damca inay sigaarka joojiyaan, hase ahaatee ku guuldarraysta inay ka midho-dhaliyaan go?aanka ay qateen, isla markaana dib ugu noqda cabbista sigaarka, iyagoo tilmaamay inay baadhitaan dheeraad ah ku samayn doonaan sababaha dadka joojiyey qiijintiisa ee dib ugu ku noqda in dhibaato weyn oo caafimaad soo gaadho.

War Degdeg ah Ceelka Dameera Boob ee ay Xoolaha iyo Dadku Ka Cabaan oo Jabey iyo Kumanaan Xoolo ah oo Dul Hoganaya

 Friday, January 04, 2013

Ceelka Dameera-Boob ee ay Biyaha ka cabaan Sanad kasta xiligan dabayaaqada jiilaalka Xoolaha ugu badan ee Deegaanada Bariga Kililka Shanaad iyo nawaaxiga Tuulooyinka Somaliland ee ku teedsan Xuduuda Itoobiya iyo Somaliland u dhexeysa ayaa maanta jabey kadib markii ay dumiyeen Biro cusub oo lagu gurey dhawaan Ceelklaasi


Maamulaha Ceelka Dameera-Boob Cabdi Hirad Ismaaciil ,oo khadka isgaadhsiinta kula soo xidhiidhay Shabakada Wararka Hadhwanaagnews, isagoo ku sugan Ceelka Dameera-Boob ee jabey oo Shan kiiloo mitir dhinaca Galbeed ka xiga Magaalada Alleybadey ayaa Qeylo dhaan culus u gudbiyay Guud ahaanba Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland iyo Maamulada Degmooyinka iyo Gobolka Gabiley, si loogu soo Gurmado dhibaatada xiligan ka timid Ceelkaas oo sida uu Sheegay ay Dul hogayaan Kumanaan Xoolo ah oo u badan Geel oo Ceelka Dameera-Boob uga soo aroorey Deegaano aad u fog oo ah deegaanada Bari ee Kililka Shanaad ee Itoobiya iyo Dhulka Xoola Daaqeenka madarka Sare.

"Waxaa Dumay oo Ceed kusoo gambiyay Gudaha Ceelka Biro dhawaan lagu gurey Ceelka Cusub marka Mushiinka la istaadho ayuu is bakhtiinayaa isagoo, markii hore soo qaadey Ciid ciladan oo aanaan ilaa hada anagu garaneynin waxa mar kaliya isla oogsadey kadib markii Ceelku jabey Kumanaan Xoolo ah oo u badan Geel oo dhul aad u fog uga soo Aroorey Ceelkan dameera Boob oo ay Sanad walba Xiligan oo kale Aroorkoodu habeeno usoo dhaxa hadaba waxaanu si degdeg ah uga codsaneynaa Wasaarada Macdanta iyo Biyihu in ay noosoo Gurmadaan, oo Maamulka Gabiley iyo ka Degmada Alleybadeyna noo qeylyaan Xaaladu aad ayay u adag tahey waxaana dararka Ceelka dul hoganaya Guul ooman oo bahaayinkaas ah hadaba waxaanu Codsaneynaa in Si degdeg ah naloogu soo Gurmado"Sidaa waxa Yidhi Maamulaha Ceelka Dameera Boob Cabdi Hirad Ismaaciil.

Ma aha Markii u horeysay ee uu sidan oo kale oo jabo Ceelka Dameera-Boob oo shan kiiloo mitir qiyaastii dhinaca Galbeed ka xiga Magaalada Alleybadey waxaaney Sanadkii kal sadexaad markii uu sidan oo kale degdeg ugu jabey Ceelkani iyadoo, ay dul hoganayaan Kumanaan Xoolo ah oo ay Qaarkood usoo dhexeen Geediga oonka Shan iyo Toban Caana-Maal xiligaas oo ay Wasaarada Macdantu si degdeg ah ugu gurmatey.


Thursday, January 3, 2013

Markab Cusub oo Nooca Xamuulka ah oo uu soo iibsaday Ganacsade reer Somaliland ah oo Shalay ku soo xirtay Dekeda Berbera

MV IDIL SHIP
Markabka cusub oo lagu magacaabo MV IDIL ayaa maanta ku soo xidhay dekada caalamiga ah ee Berbera markabkan oo uu leeyayahay Cabdicasiis Aadan Habane SISTO oo ah ganacsade Somalilander.

Markabkan oo ah nooca xamuulka (cargo) qaada  ayaa sida uu sheegay mulkiilaha markabkani Cabdcasiis Sisto waxaa uu ka dhex shaqayn doonaa dekadaha wadamada gacanka carabta  iyo khaliijka iyo dededa Berbera, ganacsatada dalkana  wax badan ayay uga faa'iidaysan doonaan markabkan  oo tanaaasulaad ah haddii EEBE idmo.

Markabkan ayaa tankiisu yahay 3000 oo tan waana cusub oo seefitigiisu wanaagsan yahay,

Markabakan ayaa hadaba saaka loogu wanqalay dekada berbera ama loogu duceeyay  iyadoo xafladaa loo sameeyay aay kazoo qayb galeen madaxda dekada oo uu ugu horeyo marreeyaha cali cumar maxamed xoor xoo,mareeye ku xigeenka labaad ee dekada mustafe maxamed yoonis, badhasaabka gobolka saaxil cali maxamed cilmi,maayorka berbera cabdishakuur maxamuud xasan cidin iyo madax kale oo goob jog ka ahayd ,

Ugu horayn masuul ku hadlayay afka maamulka markabka ayaa sheegay in aay aad ugu faraxsanyihiin shaqda uu markabkani ka bilaabayo dekada berbera ,ganacsatada reer Somaliland na  uu faaiido u yahay  in sii rartaan soona rartaan markab aay leeyihiin  rarkoodana si wanaagsan u xafidaya,

Waxa kale oo uu masuulkani u mahadnaqay madaxda sare eedekada iyo gobolkaba ka socday ee munaasibadan kazoo qayb galay.

Mareeye ku xigeenka labaad ee dekada berbera mustafe maxamed yoonis ayaa isna siwayn usoo dhaweeyay  markabkan iyo mulkiilahaba waxaanu ku balan qaaday maamul ahaan in aay si hufan ugu shaqayn donaaan ,wixii talo iyo khibradana maamulka dekadu ula diyaryahay  markabkan cusub ee kusoo biiray Asadka  ganacsatada  Somaliland waxaa   oo uu yidhi  yidhi maareeye ku xgeenka dekada berbera hambalyo hambalyo ganacsatada kale ee awoodaana haku daydaan mulkiilahah markabkan  oo badeeena aaynu dhinacwalba uga faaiidaysano,

Badhsaabka saaxil cali maxamed cilmi  oo hadalo kooban soo jeediyay ayaa isna yidhi , horta waan ku hambalyaynayaa mulkiilaha bada soo camiray iyo dekadaba  waxaanan ilaahay ka rajaynayaa ayuu yidhi badhasaabku in qaar kan ka tan badana uu keeni doono ,waxaana leeyahay ayuu ydhi iyadoo hada jaamacadii badanu inoo shaqaynaysa  in aay ganacsatadu ka qayb qaataan ka faaiidaysiga bada laguna dhiirado sidii aynu bada uga faadiidaysan lahayn, maamulka dekadana waxaan filayaa maadaama uu markabku yahay somalilander  kana xigo kuwa kale wixii tanaasilaad ah in looga fadhiyo lana dhiiri galiyo milkiilaha markabka,

Ugu danbayna maayorka berbera  cabdishakuur maxamuud xasan cidin  ayaa wuxuu yidhi ,

Horta waa sanad cusub maalintiisii kowaad waxaanu inoogu bishay waxyaabo cusub sida dhisme hotel oo casri ah oo saaka aaynu xadhiga ka jarnay iyo hada oo aynu u wanqalayno markabkan cusub  ee ganacsadaha somalilanderka ahi soo iibsday waana inoo farxad waanan soo dhawynaynaa cidkasta oo horumark dalka ka qayb aadanaysa,mida kale naguna maamul ahaan waanu cusubnahay  markaa waxaan ilaahay ka rajaynayaa in uu sanadkan inooga dhigo mid riyadeenu inoo wad rumawda inteeda khayrku ku jiraa.


Source URL: http://waaheen.com/?p=56660