Search This Blog

Sunday, November 10, 2013

“Waxa Xanuun badan in Ninka mujaahid Kaahin maanta qoriga ula baxay uu yahay kii marxuum Cabdillaahi Askar qoriga ku qabtay 1983kii” – Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi




Hargeysa - Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si adag u cambaareeyay fal waxashnimko ah oo saddex nin oo hubaysani shalay kula kaceen Guddoomiye Ku xigeenkiisa koowaad Md. Maxamed Kaahin Axmed, iyaga oo ku qabtay Qori ay siteen.

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye waxa uu nidar ku maray in xisbigoodu tallaabo bir ah ka qaadi doono falalka noocaas ah oo aan hore uga dhici jirin dalka, waxaanu astaan qaran ku tilmaamay Mujaahid Maxamed Kaahin oo uu sharraxay taariikhda dheer ee Mujaahidkaas la weeraray.

Warsaxaafadeed maanta ka soo baxay Xarunta Dhexe ee Xisbiga Kulmiye kuna saxeexan yahay Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa qornaa sidan: “Shalay (09/11/2013) waxa Huteel ku yaala magaalda Hargeysa ugu soo galay Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed isagoo ka shaahaynaya saddex nin oo walaalo ah kuna qabtay qori. Maxamed kaahin waa astaan qaran ee maaha qof caadiya.

Xisbiga KULMIYE ma cambaraynayo oo keliya falkaa ee wuxuu kaga hortagayaa gacan bir ah.

Maxamed Kaahin oo ka mid ah saddexdii mujaahid ee ugu hor talaabay 1982kii ilaa maantana halgan naf hur ah ugu jiray xorayntii, dhismaha iyo horumarinta Qaranka Somaliland.

Maxamed Kaahin intii aannu tallaabin wuxuu ahaa Gaashaanle Sare, isagoo ahaa madaxii sahanka ee qaybtii 26aad, waxaannu ahaa cidda qudha ee ay u cabato ciddii dhibaataysani, ugana hiilaya  daalimkii Siyaad Barre isagoo gudaha jooga.

Waa taliyihii ciidankii buuraha Bariga (Miriye) galay 1984kii, markii Dhagawayne Sheekh galay, Cabdilllaahi Askarna buuraha galbeedka.

Waa taliyihii ciidankii galay Burco 1988kii isaga iyo Axmed Mire, kuna dhaawacmay ee ay madaxa kaga dhacday ilaa haatana ka muuqato.

Maxamed Kaahin 30kaa sanno danguud mooyee tu gaara ma qabsan, waxa la hubaa inaanu Maxamed Kaahin ku lahayn jago iyo guri midna dalka, waayo maba haleelo tiisa gaarka ah.

Daaraha dhaadheer ee dalka ka dhisan iyo maalqabeenada, jaamacadaha iyo ardayda ka baxday ee dunida ku faaftay iyo horumarka la gaadhay waa tacabkii Maxamed Kaahin iyo kuwii la midka ahaa ee SNM.

Bal aan iswaydiino ninka qoriga ku qabtayna waa kuma?

Waxa xannuun badan in ninka mujaahid Kaahin maanta qoriga ula baxay uu yahay kii marxuum Cabdillaahi Askar qoriga ku qabtay 1983kii.

Waxa kasii daran in kuwa la socday markii uu Maxamed Kaahin manta qoriga ku qabanayey ay ahaayeen kuwii maalintaa Gaani Tiyaatarka Hargeysa uga heesayay ee lahaa waxaannu soo qabanay qudhmistii ugu waynayd.

Xisbiga KULMIYE wuxuu ummada u caddaynayaa inuu dagaal aan naxariis lahayn la gali doono kuwa neceb guusha qaranka, isla markaana caadaystay inay marwalba cadowga u adeegaan.”

Source: SOMALILANDPOST.NET

War Degdeg ah: Xaafada Danyartaha Ee State Houska Oo Dab Qabsaday goor Dhawayd


Hargeysa - Xaafada Danyarta Ee Barakacayaasha State-hous ka Ayaa Waxaa Abaaro 2:00 ka Kacay Dab Iyo Qiiq Kaasi oo sameeyay ilaa 10 Guri Oo Ka Mida Xafadahaasi, Iyada Oo Halkasi Ay ku Shuf baleen agabkii U Dhexyaalay Halkaasi, Wali lama Hayo Wax khasaare kale Ah Oo Soo Gaadhay Dakaasi, Sida uu noo Sheegay Wariye Ka mida Wargeyska Waaheen  oo ku Sugnaa goobtas Ayaa waxaa Uu No Sheegay in Ay Ciidanka Booliska Iyo Damb-damis Yacayaa Imaadeen Waxooga kadib iyada oo Ay gacanta Ku bakhtiyeen Dhalinyarada Xaafadu, balse nasiib daro Dabdamiska Ayaa Waxa ku kacay Dadkii Halkasi Daganaa, Walow Ay Ciidanku Qasab Ku Soo galiyeen,dabkani Ayaa Waxa uu ka Kacay Laydh Shoodh bixiyay kaasi oo qabsaday Xaafad Kamida xafadahaasi Kadibna Sameyay Ilaa 10 Guri Oo kale.

Dhawaan Ayaa Ay Ahayd Markii Ay xafadaasi isla Sidan oo kale Uga kacay Dab, Kaasi oo Isna khasaare soo gaadhsiyay Dadka Gooobtasi Deganaa, Khasarahani aya Ah mid Soo noqonoqda, kana Dhasha Xadhkaha Laydhka.

Ilaahada Ma jirto Cid Ka Socota Dawlada Oo goobtaasi Timid Marka Laga Reebo, Ciidanka Bolisk iyo talyayaasha laamaha xafadaasi.

Thursday, November 7, 2013

Xoghayahii guud ee Xisbiga UCID Mr. Axmed Aadan Ismaaciil Keyse oo Galabta Iska Casilay Xilkii uu Ka Hayay Xisbiga UCID... Sababaha uu Isku Casilayna Daaha Ka Fayday




XOGHAYAHA GUUD EE XISBIGA UCID
Mr. Keyse ayaa is casilaadiisa ku sababeeyey isagoo si weyn u saluugay shirka wada tashiga qarran ee labada xisbi qarran ku dhawaaqeen oo uu ku tilmaamay mid shakhsiyado gaar ahi ay danno gaar ah ka leeyahiin, wuxuuna sheegay in cidda keliya ee xaq dastuuri ah u lahayd inay shir qabato ay ahayd xukuumadda Somaliland, isagoo faahfaahin ka bixinaya sababta is casilaadiisa ayaa wuxuu yidhi Mr. Keyse:

“Aniga oo ah Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid Axmed Aden Ismaaciil (Keyse) waxa maanta oo Arbaca ah taariikhduna tahay 6 November, 2013 aan ku cadeynayaa qoraalkan hordhaca ah in aan xilkii Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid iska casilay.  Xilkaasi oo la ii magacaabay 12/07/2012 isla
markaasina lagu ansixiyay Kalfadhigii Golaha Dhexe ee Xisbigaasi ee qabsoomay 28/10/2012.  Runtii waxa ay is-casilaadaydu salka ku heysaa ka dib markii aan arkay in Taladii Xisbiga la tahriibiyay oo iyada oo aan jirin wax la isku raacsan yahay ama aan la is qancin lagu dhawaaqay
guddi qaban-qaabo oo kala shaqeyn doonta xisbiga kale ee Waddani gudidiisa qabanqaabada shir loogu yeedhay Tallo ama Dood Qaran taariikhdud markay ahay 04/11/2013.  Runtii waxa aad moodaa in cid danno gaar ah lihi ay dabada ka riixayaan xisbiyadda mucaaridka oo aad moodo
in ay ka ilaalinayaan in ay helaan waqti ku filan si ay uga baaraan degaan ama u lafo guraan TALLADDA SOO DHACDAY ee Madasha Wadatashigu ku wareejiyeen Xisbiyadda Mucaaridka sida ay sheegeen 23/10/2013.

Tallo ama Dood Qaran waxa qaban-qaabadeeda iyo qabashadeedaba leh xukuumadda markaasi talada dalka heysa hadii loo baahdo. Xisbiyadda Mucaaridkuna waxa uu waajibkood iyo mas’uulliyadoodu tahay in ay xukuumadda markaasi jirta ay dhaliilaan weliba dhaliil togan una soo bandhigaan ummadda iyo codbixiyayaasha barnaamij siyaasadeed iyo mid wax-qabad iyo waxa ay kaga fiicnaan karaan xukuumadaasi ay rabaan in ay bedelaan si ay u  helaan kalsoonida cod-bixiyayaasha iyo codadkoodaba.


Sida aynu ka baranay dalalka dacfaray dimuqraadiyadda iyo nidaamka asxaabta badan weligay ma arag xisbiyo mucaarid ah oo leh shir qaran ayaa la qabanayaa si loo saxo dhaliilaha xukuumada halka ay ka faa’iideysan lahaayeen dhaliilahaasi oo ay ku kasban lahaayeen codad badan marka ay sheegaan sida ay u saxayaan ama wax uga qabanayaan dhalliilaha xukuumaddaasi.

Haddaba, waxa aan xilkaygii xoghayaha guud iyo hankaygii siyaasadeed usadqeynayaa iminka in aan xor u noqdo fikirkayga iyo aragtidayda siyaasadeed si aan uga qeyb qaato kaalinta igaga soo aadi doonta badbaadinta qaranka, xisbiyada qaranka iyo dumuqraadiyada JSL. Waxa aan marka denbe ka  hadli  doonaa halka fikirkani ka yimid iyo maraxaladaha uu soo maray iyo weliba cida aan u arkaayay in ay dabada ka riixaysay Shirka Tallo Qaran.  Waxa aan weliba mutihin doona waqtiga ay Xisbiyadda Mucaaridka ee Ucid iyo Wadani  ay il duufeen iyo xilliga ay saqiiri doonaan hadii ay masiirkooda iyo tallada xisbiyadooda u daba fadhiistaan dad Suuq Joogayaal ah.

 Waxa aan guul iyo gobanimo u rajeynayaa ummadda reer Somaliland guud ahaan, gaar ahaana bahweynta xisbiga Ucid” ayuu ku soo gebo gebeeyey qoraalkaasi xoghayaha is casilay ee xisbiga UCID Axmed Keyse.

Call for Awards Nomination: IVA Awards for Outstanding Reporting on Indigenous Peoples’ Issues and Rights 2013




Our Voices Our Rights
Award Nomination Guide October 2013

A. Preamble:

Indigenous peoples remain among the most marginalized and vulnerable groups as they have been largely excluded from the mainstream development procedure. They account for about 5% of the world’s population but about one-third of the world’s extremely poor rural people.[1] Seventy percent of the estimated 370 million indigenous peoples in the world live in Asia[2]. Indigenous peoples in this region continue to suffer from social injustice and discrimination, including issues related to their status and citizenship as well as the state’s recognition of their economic, social and cultural rights.
With limited representation and participation in the democratic processes – both formally through elections, political parties and local governments and informally through the media and other communication channels – indigenous peoples have minimal voice on policies and decisions affecting their lives. As a result, they have been deprived of their collective rights and entitlements including cultural rights, rights to land, territory and natural resources and basic social services, such as health and education.
With this backdrop, the Asia Indigenous Peoples Pact (AIPP) with funding support from the Swedish International Development Cooperation Agency (SIDA) is organizing the Indigenous Voices in Asia (IVA) Awards to acknowledgment the media professionals who devoted their time, talent, and efforts to cover the real situations and issues of the indigenous peoples in print, radio, television, online and, documentary film.
B. Aim and Objectives:
The aim of IVA awards is to encourage thorough reporting on indigenous peoples’ issues by the media professionals. Specific objectives of this award are to:
  • Recognize the contribution of media institutions and individuals in making the general public aware of, and perhaps sensitive to, the rights and issues of indigenous peoples at the national and international levels
  • Strengthen linkages between indigenous peoples and the media at large
  • Bring indigenous issues into public discourse
  • Promote awareness for the protection of indigenous peoples’ rights
C. Eligibility Criteria:
The IVA-Media Awards are meant for media professionals who have made exemplary reporting related to indigenous peoples’ issues, such as aspects of society, politics, culture, and related overall rights. The awards are opened to all journalists, reporters and media professionals from radio, television, print, documentary, and online media. One outstanding reporting award and two special recognition awards will be given to media professionals, who have made the most outstanding reporting on IP rights and IP issues between November 2012 and November 2013. Journalists can be based in any part of Asia; however, their works must have been broadcasted, printed or somehow accessible to audiences.
Entrants can submit pieces of work from the following:
Print Media
  • For a single news report or feature in a newspaper, magazine, and tabloid that deals with current affairs in or related to the life, culture, and rights of indigenous peoples.
  • For a feature article (1500 – 2000 words, A4 size in 10 points font) in print media that deals with some aspect of social, political or cultural life in or affecting the indigenous peoples.
  • Articles from a series can be entered as separate entries if desired. If the article is part of a larger series, please use the synopsis to describe the series but do not include the entire series.
Television
  • For a television program, either standalone or from a series, or a compilation of short reports that address current affairs in or related to indigenous peoples.
  • Duration: If a series of short reports is submitted, the total combined duration must not exceed 60 minutes.
  • For a single news report, entries must not exceed 15 minutes in duration.
Radio
  • A radio feature, single news report, series of short reports, or a single program from a series broadcast in any radio, particularly at the national broadcasting centers that deals with IP rights and issues relating to social, political or cultural life in or affecting the indigenous peoples.
  • Duration: If a series of short reports is submitted, the total combined duration must not exceed 60 minutes.
  • For a single news report, entries must not exceed 15 minutes in duration.
Online
  • A single news report or feature in online news and current affairs website, blogs, and other online media sites that deals with current affairs in or related to the life, culture, and rights of indigenous peoples.
  • A feature article (750+ words) in online media that deals with some aspect of social, political or cultural life in or affecting the indigenous peoples.
  • Articles from a series can be entered as separate entries if desired. If the article is part of a larger series, please use the synopsis to describe the series but do not include the entire series.
Documentary
  • Duration of the film should not be longer than 30 minutes.
  • Format .avi or .mov with minimal resolution 720 X 576 dpi.
  • Film and script are sent in the form of DVD, CD, or flash drive.
  • Not an industrial/corporation movie, television’s commercial or program, public service advertisement, or movie trailer.
D. Selection/ Judging Criteria:
The board of judges will choose the final list of awardees based on the overall merit of the piece of work, with emphasis on:
  • Engaging treatment of the IP issue(s).
  • Interpretation of the issue(s) includes: ability to present complex topics to the target audience in an understandable and accessible way.
  • Substance of the coverage includes: depth of research, analysis and presentation of the information.
  • Inclusivity: the degree to which the coverage includes the individual voices and views indigenous peoples or their overall communities.
  • Originality and Creativity of the coverage includes: highlights new stories/issues or takes fresh approaches to familiar topics and presents them in a unique way.
  • Impact of the coverage includes: the potential for the coverage to catalyze change.
  • Code of Ethics: adherence of the reporter to a journalistic code of ethics.
  • Reflection of Challenges of indigenous peoples; Documentation from the IVA project shows that indigenous peoples feel stereotyping and romanticizing as a barrier to effectively addressing issues related to indigenous peoples. How does this media reflect or reject these?
Each of the aforementioned judging criteria carries the weight of 1-25 points.
E. Guideline for Nominations:
  • Media professionals may nominate themselves for the IVA award
  • Award nomination form can be downloaded directly from Here (or) email request to dipta@aippnet.org
  • Add all the supporting documents and media materials mentioned in the Award Nomination Form (Save them in one CD) and a printed copy of completed nomination form into ONE PACKAGE, and submit it to the AIPP Secretariat (see mailing address below), personally delivered or postmarked on or before midnight of 25th November, 2013 (Monday).
  • Documents submitted for nominations will not be returned.
  • Nominations and documents should be written in English.
  • The IVA Award Committee will screen the nominees and announce the winner on December 10, 2013.
  • All of the print/audio/video materials will be published in the IVA website.
Please address all completed nomination forms and documents to:
Dipta Chakma/Khun AungIVA Award ProgrammeAsia Indigenous Peoples Pact (AIPP)108 Moo 5, Tamboon SanpranateAmphur SansaiChiang Mai -50210, Thailand
Tel: +66(0)53380168
Fax: +66(0)53380752
F. Benefits for the winner:
The benefits for the winners are:
  • Cash award of US $1000 for Outstanding Reporting Award
  • Certificate from the awarding body (AIPP)
  • Cash award of US $300 for Special Recognition Award
  • Special preference will be given to attend AIPP’s IVA’s regional programmes
  • Receive AIPP publications free
  • Promotion of his/her work by AIPP.

[1] State of the World’s Indigenous Peoples, UN DESA, 2010
[2] Who we are: Indigenous peoples in Asia. “http://www.aippnet.org/index.php/publication-sp-24844/undrip-and-indigenous-people/briefing-papers/1055-who-we-are-indigenous-peoples-in-asia”

Wednesday, November 6, 2013

Sterling Energy Subsidiary Completes Farm-In Deal In Somaliland



LONDON (Alliance News) - Sterling Energy Ltd Wednesday said its subsidiary Sterling Energy (East Africa) Ltd has completed a deal to acquire an interest in a potentially highly prospective oil block in the Republic of Somaliland.

The AIM-listed oil and gas exploration and production company said that it has farmed into the production sharing contract on the Odewayne Block with Petrosoma Ltd following government approvals.

Following completion, Sterling Energy (East Africa) Ltd will hold 10%, Petrosoma Ltd 10%, Jacka Resources Somaliland Ltd 30% and operator Genel Energy Somaliland Ltd the remaining 50%.

Sterling Energy shares were up 0.6% to 41.00 pence Wednesday.

By Tom McIvor; tommcivor@alliancenews.com; @TomMcIvor1

Copyright © 2013 Alliance News Limited. All Rights Reserved.